Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dumarka Somalida ah ee ku nool magaalada qaahira ee dalka masar ayaa uurka lagaga soo ridaa 6 bilood markay yihiin.

Qaar ka mid ah waalidiinta ku nool Dalka masar caasimadiisa Qaahira ilmana looga soo dilay isbitaalka ay qaramada midabay qeybta qaxootiga ay bixisa dhaqalaha qaxootiga ku nool dalkaas.

· xaaji on October 16 2013 · Read More · 2420 Reads ·Print

Daawo Videoga hanbalyada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed maxamuud Siiraanyo.

Daawo Videoga hanbalyada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed maxamuud Siiraanyo, oo u hanbalyo u diray dhamaan shacabka reer somaliland.

· xaaji on October 15 2013 · Read More · 1971 Reads ·Print

Wasaaradda Maaliyadda Oo Iska Difaacday Eedo Xisbiga Waddani U Soo Jeediyey.

Wasiiru-dawlaha Wasaarada Maliyada Cimaan Cabdilaahi Saxardiid (cadaani) eedo horleh u jeediyey Axsaabta Mucaaridka Somaliland, kuwaas oo uu ku naqdiyey dhaliilo ay Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo u soo jeediyeen maalintii doraad.

· abdi on October 13 2013 · Read More · 1371 Reads ·Print

Golaha Guurtida Oo Qalinka Ku Duugay In Muddo Sanad Ah Ay Mushaharkooda Qaadhaan Lacageed Uga Jari Doonaan Jidka Ceerigaabo.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii shalay ku ansixiyay dhaqaale qaadhaan ah oo muddo sanad ah ay bishiiba $100 mushaharkooda uga jari doonaan dhismaha waddada Burco iyo Ceerigaabo isku xidha.

· abdi on October 13 2013 · Read More · 1042 Reads ·Print

Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Marnaba Aqbali Doonin In Hawadeeda Laga Maamulo Muqdisho.

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland aanay marnaba aqbali doonin in hawadeeda laga maamulo Muqdisho.

· abdi on October 13 2013 · Read More · 1335 Reads ·Print

Aroos deegaanka Arabsiyo ka dhacay oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay.

Arabsiyo(Hargeysa Online)deegaan Buuralay ah oo ku yaala waqooyiga magaaladda Arabsiyo ayaa xalay lagu Dilay Afar qof.

· abdi on October 13 2013 · Read More · 1259 Reads ·Print

Ra’iisul wasaaraha dalka Liibiya, Cali Zeydan oo dib xuriyadiisa u helay.

Ra’iisul wasaaraha dalka Liibiya, Cali Zeydan ayaa dib xuriyadiisa u helay kadib markii saacado ay heysteen kooxaha maleysiyaa oo ka xun adduubka Mareykanka u geestan Nin Marekykan.

· xaaji on October 10 2013 · Read More · 972 Reads ·Print

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo ku dhawaaqay in Muddo 24Sanno ka dib Somaliland yeelanayso Boos u gaar ah.

Hargeysa(Hargeysa Online) Wasiirka wasarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Maxamed Jaamac  (Abgaal) ayaa sheegay in muddo 24sanno ka dib ay hawlgalinayaan.

· xaaji on October 10 2013 · Read More · 1047 Reads ·Print

Kabtankii Doontii Masiibadu Ku Qabsatay Lampedusa Ee Ay Ku Dhinteen 250-ka Qofi Oo La Xidhay.

Kabtankii doonta masiibadu ku habsatay ee siday Tahriibayaal Afrikan ah oo ku degtay xeebta Lampedusa Salaasadii todobaadkii hore ayaa xabsiga loo taxaabay.

· abdi on October 09 2013 · Read More · 1238 Reads ·Print

Sayladda Xoolaha Hargeysa Oo Ay Ku Soo QulqulayaanKumanaan Neef Oo Adhi U Badan Iyo Ganacsadaha Al-Jaabiri Oo Kali Ku Noqday Iibsiga.

Saylada Xoolaha ee magaalada Hargeysa ayay si xoog ah ugu soo qulqulayaan xoolaha nool ee kala duwan, gaar ahaan Adhiga oo xiliyadan suuqoodu xaami ahaan jiray.

· abdi on October 09 2013 · Read More · 1259 Reads ·Print

Booliiska Laascaanood oo dhaawacay gaadhsiiyay Xildhibaano Golaha Deegaanka.

Lascanod(Hargeysa Online) Booliiska magaaladda Laascaanood ayaa saaka xarunta Golaha Deegaanka magaaladaasi ka dareeriyay Xildhibaano doonayay in ay Maamuus.

· abdi on October 09 2013 · Read More · 1265 Reads ·Print

Warbixin ku saabsan Barmaamijka Caafimaadka ee wadanka maraykanka ee Obama-Care (Daawo)

Warbixin ku saabsan Barmaamijka Caafimaadka ee wadanka maraykanka ee Obama-Care,iyo sida uu kuu sameyn doono.

· xaaji on October 09 2013 · Read More · 1220 Reads ·Print

Mareykanka waan kusoo dhoweyneynaa inuu Somalia kula dagaalamo Argagixisada.

Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibada Somalia Marwo Fowsiyo Yusuf X. Aadan oo lagu wareystay TV-ga CNN ayaa waxay kaga warantay weerarkii Mareykanka uu ku qaaday guri ku yaal magaalada Baraawe ee ay deganaayeen Madax ka tirsan Al-Shabaab.

· xaaji on October 09 2013 · Read More · 1345 Reads ·Print

Daawo Video Jinni isku dayey in uu kufsado haweeney u dhalatay Sacuudiga.

Haweeneydani oo wareysi sisay iyada iyo Ninkeeda Tv-gaasi ayaa ka warbixiyey waxa ay arkaan habeenkii iyo qaabka uu Jinigani u damco isla markaana uu isugu dayo in uu kufsado.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 1532 Reads ·Print

Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Oo La Sheegay Inay Abaabulayaan Mooshin Lagu Minjo Xaabinayo Gudoomiye Saleebaan Oo Safar Caafimaad Ugu Maqan UK.

Kooxo Xildhibaano ah oo ka tirsan golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay abaabulayaan mooshin lid ku ah guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan oo safar caafimaad xilligan ugu maqan dalka UK.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 1245 Reads ·Print

Somaliland Oo Balan Qaaday Inay Horumarinayso Amaanka Markii Genel Energy Joojisay Hawlihii Ay Ka Waday Dalka.

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Dawlada Somaliland ay hawlgalisay khubaro gaar ah oo eegta amaanka dalka kadib markii Genel Energy oo hawlo sahamin shidaal ka waday dalka ay joojisay.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 1044 Reads ·Print

Roobab Ka Da’ay Awdal Oo Khasaare Dhaliyay Qaadayna Gaadhi Ay Lahayd Wasaarada Beeraha Ee Degmada Baki.

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Baki ee gobolka Awdal Maxamed Aw Axmed Caateeye ayaa sheegay in roobab ka da’ay gobolka ay dhaliyeen khasaare hantiyadeed.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 1041 Reads ·Print

Somaliland oo Albaabbada isugu dhuftay Xafiis lagu bixin jiray Baasaboorka Soomaaliga.

Somaliland ayaa sheegay inay albaabbada isugu dhufteen xafiis lagu bixin jiray baasaboorka Soomaaliga ee E-Passport-ka loo yaqaan.

· xaaji on October 07 2013 · Read More · 1050 Reads ·Print

Feysal Cali Waraabe oo Sheegay Inay Baadhayaal Caalami Ah u Dalbanayaan Shan Wasiir oo Madaxweynaha Ay Isku Beel Yihiin.

· xaaji on October 07 2013 · Read More · 1189 Reads ·Print

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay sii wadayso Ugaarsiga Al-shabaab iyo kooxaha ee ku xiran Shabakadda Al-Qaacida

Weerarro habeen hore lagu qaaday degmada Baraawe ee Soomaaliya oo ay saldhig ku leedahay Al-shabaab iyo dalka Liibiya, halkaasoo Mareykanku uu sheegay inay gacanta ku soo dhigeen nin ka dambeeyay weerarro argagaxiso.

· abdi on October 06 2013 · Read More · 1008 Reads ·Print

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Waftigiisii Oo Istanbul Kula Kulmay Maalqabeeno Turki Ah Iyo Nuxurka Qodobadda Ay Ka WadaHadleen

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaamiyay ee socdaalka shaqo ku joogay maalmihii u danbeeyey dalka Turkiga.

· abdi on October 06 2013 · Read More · 1432 Reads ·Print

Wakiilada Oo Meel Mariyay Xeerkii Bileyska Ee Ku Dhex Rafanayay Iyo Qaadhaan Lacageed Oo Ay Ugu Tabaruceen Dhismaha Jidka Burco.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii shalay ku meel mariyey xeerka ciidanka Bileyska oo muddo shan bilood ah ku dhex rafanayay.

· abdi on October 06 2013 · Read More · 1422 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>