|
|
Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Dooda Qaran Iyo Khilaafka Golaha Wakiillada Ka Aloosan.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, waygalinta iyo dhaqanka Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa bayaamiyay in xukuumada Somaliland ay ogashahay qabashada dooda qaran ee xisbiyada mucaaridku.
|
· abdi on December 25 2013 ·
Read More · 1217 Reads
·
|
|
|
Saddexa Xisbi Qaran Oo Heshiis Ka Gaadhay Doodii Qaran Ee Lagu Muransanaa.
Saddexda xisbi qaran ee Somaliland, Kulmiye, Ucid iyo Waddani ayaa shalay ku heshiiyey in doodii qaran ee qabashadeeda lagu muransanaa loo badelo dood cilmiyeed.
|
· abdi on December 25 2013 ·
Read More · 1392 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda Somaliland oo shirkadda Diyaaradaha Al-carabiya heshiis kula galaysa Maamulka Madaaradda.
Hargeysa(Hargeysa Online) Xukuumadda Somaliland ayaa wadahadal la bilowday shirkadda Diyaaradaha Al carabiya ee laga leeyahay dalka Imaaraadka, taasoo doonaysa in ay Madaarada Dalka ka hawl-gasho.
|
· xaaji on December 24 2013 ·
Read More · 2300 Reads
·
|
|
|
The World cannot find the Courage to Recognise Somaliland (Part- I)
In spite of all atrocities and the brutal acts that the population of Somaliland has suffered at the hands of the former cruel regime of Somalia.
|
· xaaji on December 24 2013 ·
Read More · 1121 Reads
·
|
|
|
Maayarka Hargeysa oo Amarro kasoo saaray Shaqaalaha Hoteellada ee aan haysan Kaararka Caafimaad.
Maayarka Magaaladda Hargeysa, mudane C/raxmaan Maxamud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta amar ku bixiyey in aanay hoteeladda ka shaqayn doonin shaqaale aan haysan kaadhka caafimaadkooda.
|
· abdi on December 21 2013 ·
Read More · 1358 Reads
·
|
|
|
Culumadda Soomaaliyeed ee G/Minnesota oo Casho Sharaf ah u Sameeyay Cabdi Warsame.
Culummada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa munaasabad casho sharaf ah u sameeyay, Cabdi Warsame oo dhawaan loo doortay.
|
· xaaji on December 19 2013 ·
Read More · 1834 Reads
·
|
|
|
Shirgudoonka Wakiilada Oo Ku Kala Kacay Fadhi Ay Ka Yeesheen Khilaafka Sharci Ee Ka Dhashay Go’aankii Isku Shaandhaynta Guddiyada.
Shirgudoonka golaha wakiilada ayaa shalay ku kala kacay fadhi ay ka yeesheen khilaafka sharci ee ka taagan isku shaandhayntii guddi hoosaadyada golaha uu ku sameeyay.
|
· xaaji on December 19 2013 ·
Read More · 1223 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Duulista Oo Xidh-xidhay Tagsiile-yaal Ka Gadooday Shirkad La Sheegay Inuu Kooto Ugu Xidhay Adeegyadii Ay Madaarka Hargeysa.
Wasiirka duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa amar ku bixiyey in la xidh-xidho tagsiileyaal mudo 20 sano ah ka xoogsanayey madaarka Hargeysa, kuwaas oo shalay ka gadooday.
|
· xaaji on December 19 2013 ·
Read More · 2694 Reads
·
|
|
|
Habeenka dhaqanka iyo Waxbarashada Soomaaliyeed oo Magaalada Minneapolis lagu qabtay.
Munaasabad uu soo qaban-qaabiyay ururka Shanta Link oo ay ku midaysan yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo wax-ka-barata Jaamacadaha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.
|
· abdi on December 18 2013 ·
Read More · 2519 Reads
·
|
|
|
Ilmo Il kaliya Ku Dhashay Dalka Israel Oo Dadka Waddankaas Badankoodu U Aamineen.
Muuqaal lagu baahiyay shabakada Youtube, isla markaana lagu sheegay ilme yar oo ku dhashay dalka Israel, ayaa noqday mid si wayn loo daawaday isla markaana sheekooyin kala duwan laga wariyay.
|
· abdi on December 18 2013 ·
Read More · 1282 Reads
·
|
|
|
Ciidamadii Biimaal Oo No-50 La Wareegay Iyo Maleeshiyaadkii Indhacadde Oo Afgooye U Cararay.
Maleshiyaadkii indhacadde ayaa laga gubay 3-gawaari oo Tikniko ah,halka laga dilay 35-Maleeshiyaad,iyagoodhaawacii ay ka carareena waxaa lagu daweynayaa Degmadda Marka.
|
· xaaji on December 18 2013 ·
Read More · 2510 Reads
·
|
|
|
Wakiilka ururka Midowga Afrika ee Somalia oo soo dhaweeyay magacaabida Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Salax Annadif ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxweyne Xassan Sheekh ugu magacaabay Cabdiwali Sheekh Axmed in uu noqdo raysul-wasaaraha dalka.
|
· abdi on December 17 2013 ·
Read More · 1136 Reads
·
|
|
|
Shir lagu dhisayo Is-fahamka dhexmara Indheer-garadka Soomaaliyeed iyo Ciidamada AMISOM oo ka furmay Kigali.
Shir looga hadlayo dhisidda kalsooni & is-fahamka indheergaradka Soomaaliyeed iyo ciidamad AMISOM ayaa shalay ka furmay magaalada Kigali ee xarunta dalka Rwanda.
|
· abdi on December 17 2013 ·
Read More · 1449 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Booliiska Somaliland oo Albaabbada u Laabay Xafiiskii Wargeyska HUBAAL.
Ciidamadda la dagaalanka argagixisada ee loo yaqaan RRU ayaa xalay la wareegay xarunta guud ee wargeyska HUBAAL oo ka mid ah wargeysyada madaxa-bannaan ee kasoo baxa magaalada Hargeysa.
|
· xaaji on December 14 2013 ·
Read More · 1036 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo dagaal socday muddo saacado ah xalay ku qaadday degmada Baydhabo.
Kooxda Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa weerar xooggan oo saacado socday ku qaadday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
|
· abdi on December 12 2013 ·
Read More · 1355 Reads
·
|
|
|
Dhakhtar Ku Guda-Jira Badbaadinta Bukaan Xaaladdiisu Deg-Deg Tahay Oo Ay Xidheen...
Hargeysa (Hargeysa Online)Dhacdaddan oo uu la kulmay wariye madax-banaani oo markaas u joogay cisbitaalka inuu soo booqdo qof qaraabadiisa ah ayaa ka fajacisay dadkii halkaas.
|
· abdi on December 12 2013 ·
Read More · 1049 Reads
·
|
|
|
Ninkii Kursiga Maaganow, Masraxa Kaalay Doorashada!
Hadaf iyo himilo siyaasadeed oo ku salaysan dad iyo dal-jacayl dhab ah, iyadoo mudnaanta iyo muhimadda koowaadna la siinayo danta qaranka; aragti siyaasadeed oo togan kuna salaysan ka-wada-shaqaynta danta guud.
|
· abdi on December 12 2013 ·
Read More · 1574 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Xuquuqul Insaanka .
Munaasibad shalay lagu xusayay maalinta xuquuqul insaanka Aduunka oo Somaliland laga xusay ayaa lagu qabtay Hoteelka maansoor ee magaalada Hargeysa.
|
· xaaji on December 11 2013 ·
Read More · 1161 Reads
·
|
|
|
Golaha Guurtida Oo Shacbiga Ugu Baaqay Inay Si Wadajir Ah U Ilaaliyaan Nabadgalyada Iyo Guddiga Cadaalada Oo Barito Hortagaysa.
Gudoomiye ku xigeenka guddiga joogtada golaha guurtida Somaliland Muuse Xaaji Cabdi Ducaale oo guddigoodu xilligan oo gole weynuhu ku jiro fasaxii kalfadhigooda u xilsaaran geedi socodka.
|
· xaaji on December 11 2013 ·
Read More · 1226 Reads
·
|
|
|
Xisbiga Ucid oo Waliilka Socialist International oo Magacaabay.
Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Waliilka Socialist International (SI) iyo Midawga Yurub (EU) ee Xisbiga UCID
|
· xaaji on December 11 2013 ·
Read More · 1070 Reads
·
|
|
|
Ciidanka RRU-da oo isku xeeray xarunta Xisbiga UCID isla markaana Rafacay Sameecado ku rakibnaa.
Hargeysa(Hargeysa Online) Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland C/raxmaan Fooxle ooh or-boodaya Ciidanka RRU-da ayaa saaka ku waaberiistay xarunta guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID.
|
· abdi on December 10 2013 ·
Read More · 2824 Reads
·
|
|
|
Wasiir Ku Xigeenka Daakhiliga Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Tagay Degaamo Ka Tirsan Buhoodle.
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha guddaha Somaliland Cismaan Garaad Soofe ayaa hawlo shaqo ku tegay degaano ka tirsan gobolka Buhoodle gaar ahaan deegaanada Qorilugud iyo maygaagle.
|
· xaaji on December 08 2013 ·
Read More · 1075 Reads
·
|
|
|