Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidan Booliis ah oo kala diray dad xarunta Kulmiye ku xoonsanaa iyo gacan ka hadal ka dhex dhacay Xarunta.

Hargeysa(Hargeysa Online) Ciidan Booliis ah ayaa saaka Xarunta Xisbiga Kulmiye gaadhay si ay u kala dareeriyaan dadweyne Muuse Biixi taageersanaa oo ku xoonsanaa Xarunta.

· abdi on November 02 2013 · Read More · 1257 Reads ·Print

Kulan lagu cambaareeyay dilkii Muqdisho loogu geystay Wariye Tima-Cadde oo Magaalada London lagu qabtay.

Kulan balaaran oo ka dhacay Savana Restaurant oo ku taalla galbeedka magaalada London oo ay ka qaybgaleen bahda saxaafadda.

· xaaji on November 02 2013 · Read More · 1363 Reads ·Print

Wasiirada gaashaan-dhiga iyo Qorshaynta oo u baxay safar aan la shaacin ujeedadiisa.

Hargeysa(Hargeysa Online) Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Somaliland Sacad Cali Shire iyo Wasiirka wasaaradda Gaashaan-dhiga Somalland Axmed X Cali Cadami ayaa u baxay safar aan la shaacin ujeedadiisa.

· abdi on November 01 2013 · Read More · 1359 Reads ·Print

Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Dhismeyaal Cusub Oo Loogu Tala Galay Bara Kacayaasha Xaafada M. Mooge.

Hargeysa(Hargeysa Online)Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa CabdiRaxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Shalay dhagax dhigay Dhismayaal loogu tala galay Bara kacayaasha Xaafada Maxamed Mooge.

· abdi on November 01 2013 · Read More · 2424 Reads ·Print

Madaxwayne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Wasaaradda Duulista Hawadda.

Hargeysa (Hargeysa Online)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka Axmed Dalal Faarax.

· abdi on November 01 2013 · Read More · 1211 Reads ·Print

Guushu cid walba ma Qanciso, Kasbashada Kalsoonida Shacbiguna waa qiimaha iyo abaal-marinta ugu sarraysa ee loo tartamayo!

igeh-new.jpgHanashada quluubta iyo maanka dadweynuhu waa farsamo u baahan hayal-samaan siyaasadeed oo aad u xeerl-dheer taasoo salka ku haysa daacadnimo, runsheegnimo.

· xaaji on October 31 2013 · Read More · 1689 Reads ·Print

Kulan Guddida Qaban-Qaabadda Shirwaynaha Kulmiye Iskugu Timid Oo Ay Ku Kala Kaceen.

480_siilnayo_iyo_muuse_biixi.jpgGuddida Qaban qaabada shirwaynaha 3-aad ee Xisbul xaakimka dalka ee Kulmiye oo isku diyaarinayey 24-kii saacadood ee ugu danbeeyey inay iska dhexdoortaan Guddoomiye iyo ku xigeen haga hawlaha guddida.

· xaaji on October 30 2013 · Read More · 1760 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Furay Shir Qaadhaan-Bixiyeyaash Iyo Somaliland Ku Qiimaynayaan Iskaashigooda.

siiraanyowadal.jpgHargeysa(Hargeysa Online)Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magaalada ka furay kulan dhexmaray Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah iyo hay’adaha Xukuumadda Somaliland.

 

 

· xaaji on October 30 2013 · Read More · 1433 Reads ·Print

Golaha Guurtida Oo Xukuumada Ku Amray Inay Midayso Manhajyada Dugsiyada Dawlada Iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay.

guurtida-300x225.jpgHargeysa(Hargeysa Online)Golaha Guurtida Somaliland ayaa xukuumada Madaxweyne Siilaanyo faray inay midayso Manhajyada waxbarashada dugsiyada dawlada iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay, uguna baaqay inay kaantaroosho Manhajyada waxbarashada ee dalka

· abdi on October 29 2013 · Read More · 1059 Reads ·Print

Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Diyaaradaha Drone-Ka Ee Maraykanka Ku Laysay Meel U Dhaxaysa Jilib Iyo Baraawe.

al-shabaab_somalia1.jpgWeerar dhinaca cirka ah oo lagu qaaday Koonfurta Somalia ayaa lagu dilay saraakiil sarsare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab, sida ay sheegeen dad goob jog ahi. Weerarkan ayaa lagu burburiyey gaadhi ay kooxdaasi ku safrayeen meel u dhaxaysa magaalooyinka Jilib iyo Baraawe.

· abdi on October 29 2013 · Read More · 2427 Reads ·Print

Weftigii Wasiirrada Ahaa Ee Ku Sugnaa Dalka Masar Oo Kulan La Yeeshay Ardayda Reer Somaliland Ee Wax Ka Barta Dalka Masar.

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta Sare Marwo Sam-sam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar.

· abdi on October 29 2013 · Read More · 1244 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Guddi Dhaqaalaha Yurub.

35siilaanyo.jpgMadaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay kulan la yeeshay Erik Solheim oo ah guddoomiyaha Guddida Taageeridda Horumarinta ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta qaarada Yurub (OECD) oo socdaal shaqo ku yimid Somaliland. 

· xaaji on October 28 2013 · Read More · 1317 Reads ·Print

Waftigii Xukuumada Ee Socdaalka Ku Joogay Qaahira Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Waxbarashada Dalka Masar.

35qaahira.jpgWasiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Waxabarshada Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa kulan socday muddo saacad iyo badh ah xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka waxabarshada sare ee dalka Masar

· abdi on October 28 2013 · Read More · 1099 Reads ·Print

Xukuumada Oo Hay’adaha Garsoorka Ku Eedaysay Inay La Shaqeeyaan Kooxaha Dhalinyarada Ee Falalka Amaan Darada Ka Wada Caasimada.

Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay hay’adaha garsoorka ku eedaysay inay ka shaqeeyaan sidii loo sii dayn lahaa kooxaha dhalinyarada ah ee falalka amaan darada loo soo xidho, iyagoo ka qaadanayo lacago ay ku tilmaantay gacan-maris.

· abdi on October 27 2013 · Read More · 1031 Reads ·Print

9 Gabdhood oo Soomaali ah oo mar qura wada guursaday Ragg Ajaanib ah oo Afrikaan u badan Bishaan gudaheed

gabar-244x300.jpgWaxaa halkani idin kugu soo gudbinaynaa Muuqaalo Xiiso leh oo si weyn u hadal haayeen Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay aduunka ka joogaan kuwaasi.

· xaaji on October 23 2013 · Read More · 1513 Reads ·Print

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Ku Tilmaamay Marxuum Abwaan/Macalin Cali Xasan Aadan (Cali Banfas).

Marxuum Abwaan Cali Banfas waxa uu ka mid ahaa Suugaan-yahanadii calanka u siday hal-abuurka Soomaalida sanadihii 1980-kii.

· xaaji on October 23 2013 · Read More · 1005 Reads ·Print

Ardayda somalida ee wax ka barata India oo eedeyn kulul u jeediyay Safiiradda Ebyan Maxamed Salah.

Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka India ayaa qeylo dhaan ka muujiyay Safiiradda dowladda Soomaaliya uga wakiilka ah dalka India Ebyan Maxamed Salah.

· abdi on October 22 2013 · Read More · 2832 Reads ·Print

Wiil Oo Soomaali Ah Oo Dalka Sweden lagu Dilay Hilibkoodana La Jar Jaray.

Dalka Sweden ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday arin murugo iyo tiiraanyo leh, kadib markii laba wiil oo Soomaali ah qudha looga jaray hilibkoodana la jar jaray.

· abdi on October 22 2013 · Read More · 1188 Reads ·Print

Ishaa Macallina, Markhaatiguna waa Ummadda (Qayb. Iaad)

Wax-qabadka baaxadda leh ee xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo waa mid aan la iska indha-tiri karin oo si cad u muuqda, qofkii ku eega indho waddanninimona si weyn ayuu u dareemi karaa.

· xaaji on October 22 2013 · Read More · 1488 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Dhamaan Mujaahidiintii SNM, Xuska 17-ka October Oo Loo Asteeyey Maalinta Shuhadada SNM.

Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan Mujaahidiintii ururkii xaq u dirirka SNM munaasibada 17-ka October .

· abdi on October 17 2013 · Read More · 1085 Reads ·Print

Guddoomiyihii Shirkadda Isgaadhsiinta Ee Gollis Oo $15 Milyan Oo uu ka helay Xasan Sheekh Maxamuud Ku Galaya Doorashadda Madaxtinimada Puntland.

Muqdisho(Hargeysa Online)Ex Col. Cali Xaaji Warsame oo dhawaan iska casilay Gudoomiye-nimada Shirkadda Isgaadhsiinta ee Gollis ee Xarunteedu tahay Magaaladda Boosaaso ayaa isu-diyaarinaya inuu noqdo Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland.

· abdi on October 17 2013 · Read More · 1130 Reads ·Print

Guddiga Diiwaangalinta Axsaabta Oo Ka Badbaaday Inay Saaxada Siyaasada Ka Baxaan Iyo Go’aankii Wakiiladu Kaga Saareen Miisaaniyada 2014-Ka.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo digreeto uu soo saaray doraad muddo kordhin laba sanadood ah xilkii ugu cuboonaysiiyay guddiga diiwaangalinta.

· abdi on October 16 2013 · Read More · 1101 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>