|
|
Turkey: A nation that has earned its place as a global player.
Turkey is one of the most influential Muslim countries in the world. Turkey's reputation at the moment is huge. For more than 600 years, the Ottoman Empire ruled much of Asia, parts of Europe.
|
· xaaji on October 05 2013 ·
Read More · 999 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo ka warbixisay weerar lala beegsaday guri ku yaalla degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadashay weerar ay ciidammo ajnabi ah ku qaadeen xalay gellinkii dambe guri ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.
|
· abdi on October 05 2013 ·
Read More · 1011 Reads
·
|
|
|
Jamaal Cali Xuseen Oo Dawlada Somaliland Ku Hambalyeeyey In Ay Hadda Qaadatay Taladii Ay Siiyeen Isaga Iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID.
Waxa galabta madaarka caalamiga ah ee Arlanda International Airport ee magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ka ambabaxay wafti uu hogaaminayo Musharaxa madax weynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen.
|
· abdi on October 05 2013 ·
Read More · 979 Reads
·
|
|
|
'Mental health issues' suspected for Connecticut woman who died in DC confrontation.
Investigators are attempting to determine why an unarmed Stamford, Conn., woman ran her car into a security fence outside the White House on Thursday before leading.
|
· xaaji on October 04 2013 ·
Read More · 1490 Reads
·
|
|
|
President Ahmed Silaanyo Deserves Praise not Poison (Part II)
In the past few weeks, there has been an unsubstantiated and cheap tittle-tattle talk consistently voiced by less credible, unstable and amateur-like politicians towards the incumbent president and his government.
|
· xaaji on October 04 2013 ·
Read More · 1178 Reads
·
|
|
|
Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo sheegay in Xukuumaddu ay ka shaqeynayso Nabadda.
Ra’iisal wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xukuumaddu ay ku guulaaysato ballan-qaadyadii ay horay u sameysay, gaar ahaan in la gaarsiyo dalka doorashooyin xor ah.
|
· xaaji on October 03 2013 ·
Read More · 1117 Reads
·
|
|
|
Wasiir Samaale Oo Golihiisii Muddada Dheer Uu Shirgudoonka Ka Ahaa Ay Ku Maamuuseen Shahaado Sharaf.
Shirgudoonka golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigii shalay wasiirka Maaliyada C/casiis Maxamed Samaale ku gudoonsiiyay Shahaado sharaf ay ugu maamuuseen muddada Distoorku u jideeyay.
|
· xaaji on October 03 2013 ·
Read More · 1223 Reads
·
|
|
|
Raysal Wasaaraha Turkiga Oo Meeqaam Aad U Sareeya Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland.
Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka ku tagey dalka Turkiga ayaa kulamo la yeeshay Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan.
|
· xaaji on October 03 2013 ·
Read More · 1155 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Hor Tagay Golaha Guurtida.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa shalay hor yimid golaha Guurtida Somaliland. Fadhiga Golaha Guurtida oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golahaasi.
|
· abdi on October 01 2013 ·
Read More · 1222 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirkiisa Khaarajiga Oo Maanta Socdaal Ku Tagaya Dalka Turkiga.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta u socdaali doona dalka Turkiga.
|
· abdi on October 01 2013 ·
Read More · 1196 Reads
·
|
|
|
Koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada.
gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa waxaan usoo jeedinaynaa tog wajaale oo goob staratiijiya islamarkaana baahi wayn uqabta inuu kahanoqaado maamul suuban inay kormeer shaqo ku yimaadaan.
|
· abdi on October 01 2013 ·
Read More · 1133 Reads
·
|
|
|
Cadowgu Wuu nagu soo Maqan yahay ee aan iska ilaalino oo aan Muujinno Feejignaan Dheeri ah.
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo saakay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay doonayaan inay dhibaatooyin ka geystaan Muqdisho isagoo ku baaqay in la iska ilaaliyo
|
· xaaji on September 29 2013 ·
Read More · 970 Reads
·
|
|
|
Bannaanbax looga Horjeedo Weerarkii lagu Qaaday Westgate oo ka dhacay Magaalada Minneapolis.
Banaanbax looga soo herjeeday wareeradii dhawaan ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, gaar ahaan suuqa Westgate Mall ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
|
· abdi on September 28 2013 ·
Read More · 1289 Reads
·
|
|
|
President Ahmed Silaanyo Deserves Praise not Poison (Part I)
In a democratic constitutional State, the electoral behaviour and the choice of its citizens can be very decisive for the future prospect of the country. The choice of the electorate is sometimes a crucial cause for many aspects.
|
· abdi on September 28 2013 ·
Read More · 1085 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Xasan oo New York kula kulmay qaar ka mid ah madaxda ka qeyb galeysa shirka QM.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo safar shaqo ah ku joogo dalka Maraykankakulan khaas ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sucuudiga H.H. Saud Bin Faisal.
|
· xaaji on September 25 2013 ·
Read More · 1088 Reads
·
|
|
|
Xasan Sheekh Maxamuud oo Raysal wasaaraha Somaliya Saacid fire-gareeyey.
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegayaa in uu Raysal Wasaare Saacid Shirdoon ka dalbaday in uu iska Casilo xilka uu ka hayo Dalka.
|
· xaaji on September 25 2013 ·
Read More · 1156 Reads
·
|
|
|
Gabadhii hogaamineysay dagaalkii xarunta Westgate Mall oo si xeeladeysan uga baxsatay goobta.
Waxaa soo baxay cadeema muujinaayo in ay si xeeladeesan ku baxsatay gabadhii u dhalatay dalka Ingariiska ee hogaamineysay dagaalka lagu qaaday xarunta Westgate Mall iyadoona dowlada Kenya markay ogadeen gabadhaan in ay baxsatay.
|
· xaaji on September 25 2013 ·
Read More · 3087 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Xirsi Gaab oo labada Xisbi Mucaarid kaga adkaaday Golihii Wakiiladda ee loo tirinayay in ay haystaan.
Hargeysa(Hargeysa Online) Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa kaga adkaaday Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed .
|
· xaaji on September 25 2013 ·
Read More · 1577 Reads
·
|
|
|
Kacdoonnadii Dunida Carabta ee Dhicisoobay iyo Kadeedka ay kaga tageen.
Marka ay Warbaahinta iyo Indheer-garadka reer-galbeedku ka faaloonayaan Shucuubta iyo Dalalka Carabta, waxay badanaaba si quudhsi leh carrabka ugu dhuftaan in Ummadaha Carabtu ay caan ku yihiin oo lagu tilmaansan karo.
|
· xaaji on September 25 2013 ·
Read More · 1401 Reads
·
|
|
|
koboca musuqmaasuq ee togwajaale.
koboca musuqmaasuq ee Togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuq maasuqa Qaybtii 1aad degmada tog wajaale.
|
· xaaji on September 24 2013 ·
Read More · 1959 Reads
·
|
|
|
Xoogaaga Alshabaab oo wali ciidamada kenya iyo Israaill iska caabineysa iyo dhimashada oo kor u sii kiceeyeso.
goobta laga saari la yahay xoogaga alshababa Nairobi westgate mall waxaa aad loola yaaban yahay awood darada heysato ciidamada Kenya oo 15 qof oo Soomali iyo ajaaniib isagu jirta ka saarila goobta ay heystaan.
|
· abdi on September 23 2013 ·
Read More · 1080 Reads
·
|
|
|
Xukumada Somaliland oo Cambaaraysay Weerarkii ka dhacay Dalka Keniya oo ay ku dhinteen 59Qof.
Xukumada Somaliland ayaa Cambaaraysay Weerarkii Shallay Kooxda Alshabaab ku qaaday Dhismaha Weyn ee laga Tukaamaysto ee la Yidhado West Gate.
|
· abdi on September 22 2013 ·
Read More · 1022 Reads
·
|
|
|