Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wakiiladda Oo Loo Qaybiyey Xeerar Xasaasiya Oo Qaarkood Madaxtooyadu Dib Ugu Soo Celisay.

Hargeysa(Hargeysa Online)Fadhigii shalay ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa mudanayaasha loogu  Qaybiyey Xeerarka Maamuuska Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka, wax ka bedelka xeerka qareenada oo Madaxwayne.

· abdi on September 02 2013 · Read More · 1303 Reads ·Print

Diyaaradda labaad ee dalka Itoobiya ugu weyn oo maanta soo caga dhigatay Madaarka Hargeysa.

Hargeysa(Hargeysa Online) Diyaaradda labaad ee ugu weyn Dalka Itoobiya ayaa maanta soo caga dhigatay Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal International Air-port, kadib markii dhawaan faraha laga qaaday Dibu-dhis lagu sameeyay dhabada Diyaaraduhu ka haadaan, kuna soo degaan.

· abdi on September 01 2013 · Read More · 1153 Reads ·Print

Gudidii Qabanqaabada Shirka Beelaha Galbeedka Iyo Waqooyiga Hargeysa Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Xagal-Daacisay Shirkii Agabar.

Hargeysa (Hargeysa Online)Guddidii qaban-qaabadda Shirka Beelaha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa (Sacad Muuse) ee la qorsheeyey inuu ka qabsoomo degmadda Agabar ayaa xukuumadda taladda haysa ee Madaxwayne Siilaanyo ku eedeeyey inay Xagal-daacisay Shirkoodaas.

· abdi on September 01 2013 · Read More · 1361 Reads ·Print

Baarlamaanka Oo Xukuumada Ku Amray In Si Dhakhso Ah Loogu Soo Gudbiyo Heshiisyada Caalamiga Ah.

Hargeysa(Hargeysa Online)Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray qaraar miisaan culus leh oo xukuumada ay kula xisaabtamayaan, isla markaana ku daba-galayaan hawlaha iyo masuuliyada ay u xilsaaran tahay.

· abdi on September 01 2013 · Read More · 999 Reads ·Print

Maxkamad ku taal dalka Kenya oo wax ka bedeshey xukun horay logu ridey burcad-badeed Soomaali ah.

11 qof oo lagu eedeeyay inay yihiin burcad-badeed oo u dhashay  Soomaaliya ayaa xukunkooda oo ahaa 20 sano loogu badalay 5 sano, kadib markii qaaddiga maxkamada sare ee magaalada Mombasa xukunkaas hore uu ku tilmaamay inuu ahaa mid culus.

· abdi on August 31 2013 · Read More · 1041 Reads ·Print

Golaha Wakiiladda oo Faah-faahin ka Bixiyay Fadhiyadoodii ay Albaabada u Xidheen.

Hargeysa (Hargeysa Online)Aqalka baarlaamaanka ee sharci dajinta qaranka Somaliland oo yeeshay fadhi albaabadu u xidhanyihiin sedexdii maalmood ee todobaadkii la soo dhaafay.

· abdi on August 31 2013 · Read More · 1128 Reads ·Print

Xasan Sheekh oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Qiimeynaya sidii Qaramada Midoobay ay Ciidammo u keeni lahayd Soomaaliya.

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Arbacadii shalay guddi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo howshoodu tahay inay qiimeyn ku sameeyaan.

· xaaji on August 29 2013 · Read More · 1360 Reads ·Print

Fikradaha Iyo Waxyaabaha Layaabka Leh Ee Ay Caqiido Ahaan Aaminsan Yihiin Calawiyiintu:

Waxa ay aad u jecel yihiin oo xus u sameeyaan Khaarijkii Cabdiraxmaan Binu Muljim oo ahaa ninkii isagu Dilay Imaam Cali Binu Abii Daalib (KW).

· xaaji on August 29 2013 · Read More · 2010 Reads ·Print

Mr. President: Accurate Public Information and regular contacts with your people is the way forward.

Communicating with your citizens, clearly and regularly, is the best way to build up and maintain a warm and healthy relationship with the people of this country. You can get the public easily on your side by keeping them informed and engaged with all the important developments.

· xaaji on August 29 2013 · Read More · 1670 Reads ·Print

Cabdisamad Cali Shire Oo Kulan Uu Shalay Kula Yeeshay Taleex Garaadada Dhulbahante Ee Dibad Wareega Ah Ugu Soo Bandhigay Qorshe Dagaal.

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdi-samad Cali Shire oo shalay kulan kula yeeshay degmada Taleex ee gobolka Sool Garaadada beelaha Dhulbahante ee Somaliland diidka ah.

· xaaji on August 29 2013 · Read More · 2784 Reads ·Print

Ethiopia Oo Shalay Hakisay Socdaal Madaxweynaha Puntland Ku Tagi Lahaa Dalkeeda.

Dawlada Ethiopia ayaa la sheegay inay hakisay socdaal uu shalay ku tagi lahaa Magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hadda ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

· xaaji on August 29 2013 · Read More · 1645 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulantay dhiggeeda dalka Shiinaha.

Labada wasiir ayaa ugu horayn ka sheekaystay xiriirkii taariikhiga ahaa ee labada dal ka dhexayn jiray iyo abaalka ay labada dal isku leeyihiin wuxuuna wasiirka arrimaha dibada ee Shiinuhu cadeeyay in xaalada ay Soomaaliya.

· abdi on August 28 2013 · Read More · 2733 Reads ·Print

Halkan ka daawo aas loo sameeyey alle ha u naxariisto marxuum xuseen samatar oo lagu aasay minnesota.

Halkan ka daawo aas loo sameeyey alle ha u naxariisto marxuum xuseen samatar oo lagu aasay minnesota, aaskaas oo ay isugu yimaadeen boqolaal qof oo ka kala socda muslimiin iyo ajaanib.

· abdi on August 28 2013 · Read More · 1051 Reads ·Print

Wasiirka gaashaandhigga Somalia oo shaaciyay in wasaaraddiisu ay fulisay Qorshaha Mushaar kordhinta Ciidamada.

Wasiirka difaacaddda dowladda Soomaaliya, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay fulisay qorshaha mushaar kordhinta ciidamada dowladda oo dhawaan uu ansixiyay baarlamaanka Soomaaliya.

· abdi on August 28 2013 · Read More · 1314 Reads ·Print

Wasaaradda Waxbarashada oo maamulkii Gobolka Maroodi-jeex kala wareejisay.

Hargeysa(Hargeysa Online) warar hordhac ah oo naga soo gaadhay wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegaya in maamulkii gobolka Maroodi-jeex ee wasaaradda Waxbarashada loo qaybiyay laba qaybood oo barri iyo Galbeed ah.

· abdi on August 28 2013 · Read More · 1307 Reads ·Print

Xuseen Garabyare oo Minnesota ku Geeriyooday.

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka shalay ku geeriyooday Xuseen Samatar (Garabyare) oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee gobolka Minnesota.

· xaaji on August 27 2013 · Read More · 1317 Reads ·Print

Hitlarkii Qarniga Taariikhda Calawiyiinta, Caqiidooyinka Faasidka Ah Ee Aaminsan yihiin Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso Cadaawaddoodu.

In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa ay is waydiinayaan Shakhsiyadda Bashaar Al Asad, Calawiyiinta iyo sida ay u burburinayaan wadanka Suuriya oo ka mid ahaa dalalka ugu muhiimsan dunida Muslimka taariikh ahaan.

· xaaji on August 27 2013 · Read More · 1101 Reads ·Print

Waxaa lagama maarmaan ah inaan dhammaanteen Awoodda isugu gayno Xakameynta Cudurka HIV/AIDS.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay dhibaataddda uu leeyahay cudurka Halista badan ee HIV/IADS kaas oo dhibaatooyin badan ku haya caalamka.

· abdi on August 25 2013 · Read More · 1364 Reads ·Print

Hay’adda Care Oo Daahfurtay Mashruuc Lagu Kobcinayo Waxbarashada Hablaha S/land Oo Ku Kici Doona $7 Milyan Oo Dollar.

Hargeysa(Hargeysa Online)Hay’adda Care International ayaa daahfurtay Mashruuc ay ka hirgalinayso Somaliland oo lagu kobcinayo waxbarashada hablaha Somaliland, kaas oo ay ka faa’iidaysan doonaan ilaa 8000 oo hablood.

· abdi on August 25 2013 · Read More · 1430 Reads ·Print

Ergadii Golaha Guurtida Oo Maanta Degmada Xariirad Isku Soo Hor Fadhiisin Doona.

Hargeysa(Hargeysa Online)Guddigii golaha Guurtida Somaliland u xilsaaray xalinta dilalkii ka dhacay degmada Xariirad ee gobolka Selel iyo beelaha khilaafku ka dhex taagan yahay ee ka soo kala jeeda gobolada Awdal iyo Selel.

· abdi on August 25 2013 · Read More · 1390 Reads ·Print

Gen:Cabdiraxmaan Fooxle oo ka hadlay nin xalay lagu dilay Magaalada Hargeysa.

Nin Baastoolad ku hubaysan, ayaa xalay xaafadda Siinaay ee Koonfurta magaaladda Hargeysa ku toogtay nin magaciisa la yidhaaa Maxamed Sheekh Axmed Cabdilaahi kaas oo maydkiisa la geeyey cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa.

· abdi on August 24 2013 · Read More · 2486 Reads ·Print

AMISOM oo beeniyay in Askari ka tirsan ciidamada AMISOM uu kufsi u geystay Haweeney Soomaaliyeed.

Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa ka hadlay maanta kufsi loo geystay haweeney Soomaaliyeed oo la sheegay inay Muqdisho ku kufsaday askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku sugan saldhig ay ku leeyihiin Maslax oo ku taalla waqooyi Muqdisho.

· abdi on August 24 2013 · Read More · 1364 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>