Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Obama oo socdaal dhulka ah ku maraya gobolka New york ayaa Hargeysa Online Nasiib u yeelatay in ay sawiro idinka soo qaado Daawo.

Madaxweyne Obama oo socdaal dhulka ah ku maraya gobolka New york ayaa wuxuu soo bookhday shalay oo khamiis ahayd wuxuu qubdad ka jeedayey dugsi sare oo la yidhaahdo Henninger halkaasaa uu ka hadlayey waxbarashada iyo dhaqaalaha.

· xaaji on August 23 2013 · Read More · 2677 Reads ·Print

Mr. President: Your Government’s Achievements also belong to Somaliland people; they must therefore be defended publicly!!

As a wise and time-honoured leader, you need to develop a strong and positive relationship with the public and mainstream society; offering everybody a shared nationhood, a sense of belonging and equal social justice.

· xaaji on August 23 2013 · Read More · 1141 Reads ·Print

Guulwadeynta Hurre, Hasha Geela cuntee Cabaada.

Marka hore Salaan Gaara, Marka xiga waxaan halkan kaga jawaabayaa Qoraalo weeraro cadaana oo uu reer Hargeysa kula dul Kufay Guulwade sare Ahmed Hurre oo Af-hayeen u ah Ninka sharci darada ku haysta awooda kursiga Raysal Wasaaraha Somaliland oo aan cidi ku heshiinin, Nidaamka Somaliland lagu maamulana ka baxsan.

· xaaji on August 23 2013 · Read More · 1052 Reads ·Print

Saladiin Iyo Wasiiro Oo Ku Socday Xalinta Shaqaaqadii Ka Dhacday Oog Oo Uu Daad Ku Qaaday Dooxa Dacar Budhuq.

Waftigan oo u socday sidii ay u dhexdhexaadin lahaayeen laba beelood oo shalay dagaal ku dhex maray deegaanka Oog oo ka tirsan gobalka Saraar,Dagaalkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac aad u tiro badan.

· xaaji on August 22 2013 · Read More · 1178 Reads ·Print

Sarkaal ka Tirsanaa Booliiska Soomaaliya oo lagu Dilay Muqdisho.

Saddex xiddigle ka tirsanaa booliiska Soomaaliya iyo ruuxii dilay oo Al-shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Muqdisho, waxaana ruuxa ay ciidamadu toogteen ee sarkaalka dilay la dul-dhigay digniin ah inaan maydkiisa la qaadi karin.

· xaaji on August 22 2013 · Read More · 1637 Reads ·Print

Hay’ada bisha cas ee dalka Turkiga oo gargaar raashin ah geysay degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Mas’uulka bisha cas ee dalka Turkiga u jooga Soomaaliya oo horkacaya kolanyo gaadiid ah oo ay saaran yihiin raashin ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool.
Raashinkan ayaa sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Sool.

· xaaji on August 22 2013 · Read More · 1510 Reads ·Print

Xukumada Siilanyo oo Xabsiga dhigtay Qaar ka Mid ah Qoysaskii Mujahidiintii SNM oo Banaanbax cabasho ah la hortay Madaxtooyada.

Hargeysa(Hargeysa Online)Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay qaar ka mid ah qoysaskii dhalay mujaahidiintii SNM ee ku geeriyooday Xorayntii Dalka.

· abdi on August 18 2013 · Read More · 1388 Reads ·Print

Odayaasha Iyo Cuqaasha Beelaha Deegaanka Sabawanaag Oo Ku Xidhan CID-Da Oo Cabasho Ka Muujiyey Mudada Xadhigooda.

Hargeysa(Hargeysa Online)Odayaal iyo cushaaqa beelaha deegaanka Sabawanaag oo mudo lix Habeen ah ku xidhan xarunta CID-da ayaa cabasho ka miijiyey mudada ay sharci darada ah ee ay xidhan yihiin iyo habka loola dhaqmay.

· abdi on August 18 2013 · Read More · 1366 Reads ·Print

Shirkii Beelaha Sacad Muuse Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmaya Degmadda Agabar Iyo Ugaaska Beeshaas Oo Ka Hadlay.

Shirkii Beelaha Sacad Muuse ee (Hoodaalle) ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya degmadda Agabar ee gobolka Gabiley, kaas oo ay ka qayb galayaan madax-dhaqameed badan oo ka kala socday ardaayadda beelaha Sacad Muuse.

· abdi on August 18 2013 · Read More · 1230 Reads ·Print

Mr. President: Nothing is wrong with defending your Government’s Achievements in Public!

Your Excellency Mr. President, in spite of your wisdom, honesty and unrelenting nature, the help, support and an actively involvement of the country’s citizens are vital.

· xaaji on August 17 2013 · Read More · 1215 Reads ·Print

Warar sheegaya in la iibiyey meydka Ibraahim Afghan lagana safriyey degmada Baraawe ka dib markii la dilay?

Waxaa soo baxaya Warar Sheegaya in Magaalada Baraawe ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab laga dhoofiyay Meydka Kuxigeenkii Amiirka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaan (Ibraahin Afgan).

· abdi on August 14 2013 · Read More · 2908 Reads ·Print

Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Hadlay Sababta Ay Xukuumadda S/Land U Deedafeysay Ka Qayb-Galka Shirka Dhaqaalaha Loogu Ururinayo Somalia.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa mar kale ku celiyey in aanay Xukuumadda Somaliland ka qaybgali doonin shirka dhaqaalaha loogu ururinayo dawladda taagta daran ee Somaliland ee ka dhaci doona Magaalada Brussels.

· abdi on August 14 2013 · Read More · 1229 Reads ·Print

Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Oo Marti-Qaad Ka Helay Dawlada Sweden, Kana Hadlay Nuxurka Socdaalkiisa.

Hargeysa(Hargeysa Online)Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu dhawaan safar shaqo ku tago dalka Sweden oo uu tilmaamay inuu marti-qaad rasmi ah ka helay.

· abdi on August 14 2013 · Read More · 1108 Reads ·Print

Pakistaani si waxashnimo ah u dilay wiil 7 bil jir Soomaali ah oo ay dhashay Saaxiibtiis.

Nin Pakistani ah ayaa si waxashnimo ah u dilay Todobaadkii lasoo dhaafay Wiil 7 bil jir Soomaali ah oo hooyadiis uu saaxiib la ahaa, ninkani oo weli maxkamadeyntiisa ay ka socoto gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
· xaaji on August 13 2013 · Read More · 1483 Reads ·Print

Mudane Madaxweyne Hambalyo; Waxaad Qaaday Tallaabo Geesinimo leh oo Taariikhda kuu geli doonta!

Madaxweyne waxaad ka rumaysay arrin muddo 22 sannadood ah u muuqatay Riyo iyo Male-awaal aan weligeed rumoobi doonin. Waxaad ku dhiirratay arrin ay ku dhici waayeen oo ay ka maageen 3 Madaxweyne oo talada iyo hoggaanka dalkan kaaga horreeyey.

· xaaji on August 13 2013 · Read More · 1249 Reads ·Print

Madaxweynaha Siilaanyo ayaa saaka kumanaan qof kala qeyb galay salaada ciidul fidriga Garoonka kubadda cagta ee xaafadda xawaadle.

Hargeysa(Hargeysa Online) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kumanaan qof kala qeyb galay salaada ciidul fidriga Garoonka kubadda cagta ee xaafadda xawaadle ee magaaladda Hargeysa.

· abdi on August 08 2013 · Read More · 1365 Reads ·Print

Siyaasiga Cismaan Caato oo Maanta lagu aasayo Muqdisho.

Muqdisho(Hargeysa Online)Cismaan Xasan Cali (Caato) ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Isniin ahayd ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib markii habeen hore uu lasoo gudboonaaday xanuun dhinaca wadnaha ah.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1787 Reads ·Print

Abuu Muscab:-Mujaahidiintu 21 weerar ay habeen hore ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Afhayeenka howgallada ee Al-shabaab, Shiikh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay in habeen hore ay 21 weerar oo isugu jiray qaraxyo iyo duqeymo ka fuliyeen xarumo ay joogeen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo ku yaala magaalada Muqdisho.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1093 Reads ·Print

Wasiiro Ka Qaybgalay Hawlgal Lagu Buufinayay Goobta Qashin Qubka Hadhaaga Qaliinka Xoolaha Loogu Talo Galay.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka, Deegaanka iyo Wasiir ku Xigeenka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa shalay ka qayb galay olole lagu buufinayay goobta lagu shubo hadhaaga qaliinka Xoolaha ee Magaalada Hargaysa.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1232 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Degreeto Ku Dhaqangeliyay Xeerka Bixinta Darajooyinka 10,000 Askari Oo U Dallacay Allifle Ilaa Sareeye Gaas.

Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku dhaqan galiyay bixinta darajooyinka ciidamadda kala duwan ee qaranka Milatariga.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1550 Reads ·Print

3 SANO OO KA WAXTAR-BADAN 8 SANO! (Qayb. III)

Guusha Xukuumaddu Waa guusha Ummadda!: “Xukuumaddu waxay  la timid Siyaasad Arrimo-Dibadeed oo Furfuran oo ku Dhac iyo Dhiiranaanba leh!”

· abdi on August 05 2013 · Read More · 1130 Reads ·Print

Hargeysa Xafiis Wadaag lagula yahay Somaliya ha Dhexfurin: Waano ku Wajahan Madaxweyne Silaanyo.

Mudane Madaxweeyne, siyaasiyan dhex baanu nahay, laakiin nebadgelyada Hargeysa iyo madaxbanaanida (sovereignty) Somaliland marnaba dhex kama nihin.

· abdi on August 05 2013 · Read More · 1268 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>