Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gobolka Minnesota oo si buuxda u taageeray dib u eegis lagu sameeyo sharciyada socdaalka iyo soogalootiga.

Waxaa maanta Magaaladda St. Paul ee gobolka Minnesota  ee wadanka Mareykanka ka dhacay shir lagu taageerayo dib u habeynta sharciyada  dadka soogalootiga ah  ee dalka Mareykanka.

· abdi on July 23 2013 · Read More · 1201 Reads ·Print

Axmed Is. Samatar Oo Markii U Horaysay Badalay Mawqifkiisii Somaliweyn, Kana Hadlay Gooni-Isku-Taaga Somaliland.

Professor Axmed Ismaacil Samatar oo dabayaaqadii Bishii May Socdaal ku yimid Somaliland oo mudo bil ah ku sugnaa dalka si uu u indha-indheeyo xaalada Somaliland ayaa markii uu dalka Maraykanka dib ugu noqday.

· abdi on July 23 2013 · Read More · 1301 Reads ·Print

Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Distoor Jabin.

Hargeysa(Hargeysa Online)Qaar ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada oo si rasmiya uga mid noqday golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka oo laba todobaad ka hor lagaga dhawaaqay Hargeysa.

· abdi on July 23 2013 · Read More · 1112 Reads ·Print

Qarax weyn oo Aroornimadii hore ee saaka ka dhacay guri ku yaalla Xaafad ka Tirsan Degmada Wadajir.

Qaraxan oo ahaa mid xooggan ayaa salaaddii subax ee saakay wuxuu ka dhacay guri ku yaalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

· abdi on July 23 2013 · Read More · 985 Reads ·Print

Jinku Weligiiba uu Inala Noolaa, ee Jini Araga ayaa Inagu Cusub.

Inta noole soo jireyba dadku qabiil uu lahaa. Xayawaanka laftiisa ayaa
qabiil kala leh oo iyaga oo isku nooc ah ayaa hadana marka mid meel
kale ka yimi u soo wareego ay isugu tagaan oo weeraraan.

· abdi on July 21 2013 · Read More · 1593 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa.

Hargeysa(Hargeysa Online) Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa goor dhaweyda soo gaadhay Caasimadda Hargeysa, halkaas oo uu madaarka kaga soo dagay diyaarad khaas oo uu kaga soo duulay Caasimadda Dalka Itoobiya.

· xaaji on July 21 2013 · Read More · 1217 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo wefti wasiiro ah u diray qiimaynta Cabashadii Magaalada Berbera.

Hargeysa(Hargeysa Online) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay u diray magaaladda Berbera Wefti Wasiiro ah kuwaas oo qiimayn ku soo samayn doonaa cabasho ay Reer Berbera.

· xaaji on July 21 2013 · Read More · 1031 Reads ·Print

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan saacado qaatay la yeeshay saraakiisha Milateriga.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muddo saacado ah qaatay la yeeshay saraakiisha ciidamada xoogga dalka, isagoo kala hadlay sidii ammaanka loo xoojin lahaa.

· abdi on July 20 2013 · Read More · 1245 Reads ·Print

Qurbajoog u soo baqoolay shirka Beesha Sacad muuse oo Hargeysa ku soo qul-qulaya.

Hargeysa(Hargeysa Online) qaar ka tirsan Qurba jooga beesha Sacad Muuse ayaa wakhtigan ku soo qul-qulaya magaaladda Hargeysa, iyadoo ujeedada socdaalkoodu la xidhiidho ka qayb galka shirka Beesha Sacad Muuse ku dhawaaqday in uu ka qabsoomi doono deegaanka Agaabar ee Gobolka Gabilay.

· abdi on July 20 2013 · Read More · 1485 Reads ·Print

Guddida Diwaan Galinta Oo Xisbiga UCID Ugu Baaqay In Ay Maamuus Ka Xayuubin Ku Sameeyaan Guddoomiyahooda.

Hargeisa(Hargeysa Online)Guddida Diiwaanglinta Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda Somaliland ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in aanu sharci haysan Golihii dhawaan hargeysa lagaga dhawaaqay.

· abdi on July 20 2013 · Read More · 1265 Reads ·Print

Ugu Yaraan 22 Caruur Ah Oo U Geeriyooday Raashin Ay Ka Cuneen Dugsigii Ay Dhiganayeen Dalka India.

Ugu yaraan 22 caruur ah ayaa ku geeriyooday raashin ay ka cuneen dugsigii ay dhiganayeen dalka India, halka tiro intaa ka badana ay u jiifaan cusbitaal.

· xaaji on July 18 2013 · Read More · 1117 Reads ·Print

Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga Oo Deedefeeyey Inuu Muqdisho Ka Degay.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa si cadho leh u deedefeeyey inuu ka degayo Magaaladda Muqdisho 24-ka saacadood ee soo socda.

· xaaji on July 18 2013 · Read More · 1483 Reads ·Print

Somali Dhac iyo Dil loogu geystay Magaalooyinka Johannesburg.

Muwaadin Soomaaliyeed oo ganacsade ah ayaa lagu dilay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, iyadoo sidoo kalena dhac loo geystay shalay dukaamo ay ganacsato Soomaaliyeed ku lahaayeen magaalada Pretoria ee xarunta dalkaas.

· xaaji on July 18 2013 · Read More · 1354 Reads ·Print

Ciidamada Puntland iyo kooxo taabacsan mucaaradka Faroole oo saaka ku dagaalamay degmada Qardho.

Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa saaka ka dhacay israsaaseyn xooggan oo u dhexeysey ciidamada Puntland iyo kooxo hubeysan oo kasoo horjeeda qabsoomidda doorashada golaha degaanka Puntland.

· abdi on July 14 2013 · Read More · 1225 Reads ·Print

AFHAYEENKA AL-SHABAAB Weerarkii Muqdisho waxaan ku dilnay taliye ku xigeenkii Ciidamada Uganda iyo Saraakiil kale.

Afhayeenka guud ee Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo ka hadlay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay inay ku dileen taliye ku xigeenkii ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM.

· abdi on July 14 2013 · Read More · 1399 Reads ·Print

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo la kulmay Dhallinyarada, kuna Dhiirri-geliyay inay ka Qayb-qaataan Sugidda Amniga.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa galabta kulan ballaaran la qaatay dhallinyaro isugu jiray rag iyo dumar, kuwaasoo tiradoodu ahayd 250.

· abdi on July 14 2013 · Read More · 1278 Reads ·Print

Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday.

tog wajaale waxay u baahantahay faragalin uu kusoo sameeyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha mudane cali maxamed warancade iyada oo ay jiraan cabashooyin baadan cadaalad daro caqabado uu sameeyey maamulka.

· abdi on July 14 2013 · Read More · 1038 Reads ·Print

Xil Gudosho La’aanta Axsaabta Mucaaridku, Waa Danbi ay Tahay in Lagula.

Qof walabaa mujtamaca meel ayuu kaga jiraa oo xil ayuu u hayaa.
Xilkaasi ama ha noqodo mid loo igmaday oo masalan ah xil dawladi u
dhiibtey sida Wasiir.

· abdi on July 13 2013 · Read More · 1147 Reads ·Print

Haweenay Ka Tirsan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga Oo Xabsiga Loo Taxaabay Qobolka California.

Booliiska magaalada Orange county ee gobalka California ee dalaka Maraykanka ayaa xabsiga u taxaabay haweenay ka tirsan boqortooyada Sucuudiga oo magaceeda la yidhaa Mesheal Alayban.

· abdi on July 13 2013 · Read More · 1697 Reads ·Print

Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Faahfaahin ka bixiyay Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee Muqdisho ka dhacay.

Taliska booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay Muqdisho lagu beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

· abdi on July 13 2013 · Read More · 1381 Reads ·Print

BAAQ TAAGEERO AH OO KA SOCDA MUSHARAXA GARAADKA BEESHA SACAD MUUSE.

ANIGOO AH MUSHARAXA GARAADKA BEELAHA SACAD MUUSE DR Mustafe Sheekh Abiibakar Xuseen EE DHAWAAN CALEEMO SAARKIISU KA DHACAYO DEGMADA TOGWAJAALEE WAXAN SI BUUXDA U TAAGEERAYAA  GOLAHA MADAXA BANAAN EE WADA TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA.

· abdi on July 13 2013 · Read More · 1459 Reads ·Print

Lafa-Gur Ku Saabsan Shirqoolada Reer Galbeedku Ku Xagal Daacinayaan Qunyar Socodka Islaamiga Ah Ee Dalalka Masar Iyo Turkiga.

Tan iyo markii kacdoonka shacabku hogaaminayaa ka Qarxay dalalka carabta ee uu Curtay waxa loo yaqaano Gu’ga Carabtu, waxa isa soo tarayay aragtiyo dadka qaarkood qabaan iyaga oo ku doodaaya in Kacdoonadaasiay yihiin kuwo ay Hurinayaan Yuhuudda.

· abdi on July 13 2013 · Read More · 1237 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>