Maxkamadda Maroodi- Jeex Oo 21 Dhalinyaro Ah Oo Kufsi Ku Eedaysnaa Xukuno Kala Duwan Ku Riday.
Hargeysa(Hargeysa Online)Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa shalay xukuno kala duwan ku riday 21 Wiil oo dhalinyaro ah oo ku eedaysnaa Kufsi wadareed, kuwaas oo lagu kala xukumay xabsi gaadhaya 5 ilaa 10 sano.
·abdi on August 05 2013 ·
Read More · 1539 Reads
·
Qoys reer guuraa ahaa oo lagu laayey iyaga iyo xoolahoodiiba gobolka galgaduud ee somalia.
Kooxo hubeysan ayaa saqdii dhexe ee habeen hore weeraray qoys reer guuraa ah oo hurdayey degaano ku yaala duleedka degaaanka Qeydaraee ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia.
·abdi on August 02 2013 ·
Read More · 3067 Reads
·
Doon U Rarnayd Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Siday Xoolo Iyo 11 qof Oo Saarnaa Oo Ku Degtay Badda.
Hargeysa(Hargeysa Online)Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir ayaa dareen shaki leh ka muujiyey hawlaha shaqo ee guddida Salaadiinta.
·abdi on August 02 2013 ·
Read More · 1424 Reads
·
Dr. Mohamed Abdillahi Omar: A competent and talented Foreign Affairs Minister; Somaliland will be forever grateful for his invaluable service.
After three years of an exhausting schedule of crossing the world selling Somaliland’s foreign policy.
·abdi on August 02 2013 ·
Read More · 1338 Reads
·
Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland.
Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland muxiyadiin sheekh maxamuud oo wareysigan si khaas ah u siiyey Shabakada Caalamaiga ee Hargeysa Online.
·xaaji on August 01 2013 ·
Read More · 2674 Reads
·
Dowladda Kenya oo Shaacisay in Al-shabaab ay sii daysay saraakiil Kenyan ah oo Muddo ugu afduubnaa gudaha Somalia.
Dowladda Kenya ayaa shaacisay in sakaakiil u dhashay dalkeeda oo Al-shabaab ay ku qafaalatay dagaal ka dhacay meel ku dhow soohdinta ay wadagaan Soomaaliya iyo Kenya sannadkii hore lasoo daayay.
Haweeneey Saudiyad ah oo Shuruud Wanaagsan Ku Xidhay Nin Damcay Inuu Guursado.
Haweeney u dhalatay dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa la sheegay inay ku xidhay nin damcay inuu guursado sharuud la yaab leh oo aan horey loo arkin islamarkaana aanay sameeyeen qaar badan oo ka mid ah haweenka aduunka ku nool.
UNSOM Oo Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo Iyo Digniino Amaan Daro Oo Lidi Ku Ah Nabadgalyada Somaliland.
Hargeysa(Hargeysa Online)Xafiiska Siyaasadda u qaabilsan Qaramadda Midoobey ee uu horjoogaha ka yahay Ergeyga Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Somaliland iyo Somalia.
27-ka July 2013, waxay ku beegantahay sannad-guuradii 3-aad ee ka soo wareegta markii Mudane M/weyne Axmed Silaanyo uu si rasmi ah ula wareegay talada iyo hoggaanka ugu sarreeya ee dalka Jam. Somaliland.
Hargeysa(Hargeysa Online)Culimada iyo Salaadiinta Somaliland ayaa kormeer ku soo maray shalay galab Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargeysa oo la dhamaystiray dib u dhis iyo casriyayn balaadhan oo ka socotay dhabaha diyaaraduhu ka haadaadaan.
Gudoomiyaha Guddiga Nabadgalyada Guurtida Oo Ka Digay Tacadiyada Kufsiga Ee Dalka Ku Soo Badanaya.
Hargeysa(Hargeysa Online)Gudoomiyaha guddiga arrimaha gudaha iyo nabadgalyada golaha guurtida Somaliland Axmed Muuse Obsiiye ayaa walaac ka muujiyay falalka Kufsiga ah ee ku soo badanaya sanadihii u dambeeyay dalka.
Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Oo La Sheegay Inay Ku Kala Qaybsameen Xilliga La Bixinayo Darajada Ciidamada.
Hargeysa(Hargeysa Online) Guddi ka tirsan Golaha Wasiirada oo shalay kulan ku yeeshay miiska saraakiisha ee magaalada Hargeysa ayaa la sheegay inay ku kala aragti duwanaadeen wakhtiga la bixinayo darajada ciidamada ee qaybaha kala duwan.
Gudoomiyaha Wadani Oo Ku Baaqay In Talo Loo Dhan Yahay La Isugu Yimaado Si Duruufaha Taagan Looga Baxo.
Hargeysa(Hargeysa Online)Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani, Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi (Ciro) ayaa sheegay in labada xisbi Mucaarid ee UCID iyo Wadani ay iskku raaceen si duruufaha looga baxo in sida ugu dhakhsaha badan.
Roobab wata dabaylo ayaa ka da'ay gobolka New York iyo hareerihiisa.
Roobab wata dabaylo ayaa ka da'ay gobolka New York iyo hareerihiisa ,roobabkaas oo shilal badan sababay iyo in aanan socodka dadku badanin, daawo videogan.
The future leaders are coming! Thanks President Ahmed Silaanyo who is a True Nation Builder.
Young men in their early thirties occupying high public offices in Somaliland!?? It was unthinkable and unheard phenomenon in our society. It was not the tradition of the Somaliland’s old political elite to provide the young people a real opportunity.