Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Silaanyo Ayaa Caawa Digreeto Madaxweyne Isku Bedel, Xilka Qaadis Iyo Magacaabid Ku Sameeyey Agaasimeyeesha Guud.

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1890/072013 waxa uu isku bedel.

· abdi on July 11 2013 · Read More · 1374 Reads ·Print

Xildhibaanno ka kala tirsan baarlamaanka Somalia iyo baarlamaanka Britain oo ku kulmay Magaalada London.

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad oo ku sugan magaalada London ayaa la kulmay xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee boqortooyada Britain.

· abdi on July 11 2013 · Read More · 1301 Reads ·Print

Heshiis sadex qodob ka kooban oo ka soo baxay wadahadalkii Somalia iyo Somaliland uga socday Istanbul

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa xalay lagu soo gebagebeeyey wareegii 4aad ee wadahadalo labo maalin halkaas uga socday wufuud ka kala socotay dowlada Somalia iyo maamulka Somaliland.

· xaaji on July 10 2013 · Read More · 1229 Reads ·Print

Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka oo kulamo la qaatay Madaxda aqalka Baarlamanka.

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo Booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyadda Ingiriiska ayaa maanta kulamo gooni gooni ah kula yeeshay qaar ka mid ah Madaxda Aqalka.

· xaaji on July 10 2013 · Read More · 1351 Reads ·Print

Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday QB2

markii uu ogaaday in labadalayo wuxuu bilaabay inuu sameeyo shabakad isku xidhan oo kaariyo ah islamarkaana kakooban 70 qof oo laga ururiyey min 2000 kun oo bir.

· xaaji on July 10 2013 · Read More · 1240 Reads ·Print

Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday.

wuxuu xilka gudoomiyonimo hayey mudo sadex sanadood ah waxaa samaysantay shabakad balaadhan oo suutagalisay inuu xoogaysto musuqmaasuqu islamarkaana gacanta kudhigeen ilhii cashuuraha.

· xaaji on July 07 2013 · Read More · 1588 Reads ·Print

Somaliland Waa Qaran Guulaystay Qaran Fashilmayna ma Haybsan Karo!(Q.3-aad)

Waxaa innoo dhisan Qaran Guulaystay oo ku guulaystay inuu dadkiisa u horseedo Nabad, Degenaansho, Horumar, Dimuqraadiyad iyo Dawlad Wanaag.

· xaaji on July 07 2013 · Read More · 1871 Reads ·Print

Madaxweynaha Somalia oo sheegay in Xasan Daahir todobaad gudihiis loo duulinayo sadex dal midkood.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Odayaal ka socday beesha Habar Gidir ayaa kulan socday shalay galab illaa xalay ku qaatay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

· xaaji on July 03 2013 · Read More · 2247 Reads ·Print

Maxkamda Rafcaanka Gobolka Saaxil oo Xukunno Kala Duwan Ka Fulisay Xabsiga Dhexe Ee Degmada Mandheera.

Saaxil(Hargeysa Online)Maxkamada Rafcaanka Gobolka Saaxil, ayaa maanta
xukunno kala duwan ka fulisay Gudaha Xabsiga Mandheera ee Gobolka
Saaxil.

· xaaji on July 03 2013 · Read More · 1480 Reads ·Print

Daawo wiil Somali ah oo ay musiibo samada kaga timid waxay tahayna aanan lagaranaynin.

Daawo wiil Somali ah oo ay musiibo samada kaga timid waxay tahayna aanan lagaranaynin.waxaa dhacday dhacdo aanan hore loo arag oo ay wiil somaliyed ku dhacday, waana arin illaahay laga magangalo subxaanallah.

· xaaji on July 01 2013 · Read More · 4235 Reads ·Print

Daraasad Muujinaysa Nolosha bulshadda Somaliland oo lagu soo bandhigay Magaalada Hargeysa.

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland, ayaa soo bandhigay daraasad ay afartii sannaba mar samayso oo lagu eego hab nololeedka bulshadda Somaliland sida arrimaha Hooyadda iyo dhalaanka.

· xaaji on June 30 2013 · Read More · 1531 Reads ·Print

Wiil yar oo 5 sano jir ah oo lagu dilay gobolka Texas.

Wiil yar oo Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhintay ka dib markii si xun madax looga garaacay.

· xaaji on June 29 2013 · Read More · 1522 Reads ·Print

Wasiirka wasaara waxbarashada iyo tacliinta sare oo xadhiga kajaray dugsi cusub.

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare marwo zamzam cabdi aadan ayaa manta xadhiga ka jartay dugsi lagadhisay idhanka jufada.

· xaaji on June 28 2013 · Read More · 2860 Reads ·Print

Somaliland Waa Qaran Guulaystay; Qaran Fashilmayna ma Haybsan Karo! (Q.2-aad)

Nabadda, Xasiloonida, Dawladnimada, Horumarka iyo Dimuqraadiyaddu midna deyn naguma aha, Dalkayaguna uma Rahmana!  Samir, dulqaad, dedaal, garashada togan iyo quluubta wada-jirta ee ummadda Jam. Somaliland ayaa keentay guushaa la isku quudhi la’ayahay.”

· xaaji on June 28 2013 · Read More · 1582 Reads ·Print

Togwajaale dugsiga hoose ee muj mahdi cali oo loo soo agaasimay xaflad ardaydii kaalmaha hore gashay.

Dugsia hoose ee muj mahdi cali xafladaasi oo ay kazoo eerayaalkale  waxaa kale oo kazoo qayblay walidiintii dhashay ardayda oo buuxdhaafiyey dugsiga hoose ee mahdi cali waxaa iyana  aan kazoo xaadirin maamulka degmada tog wajaale.

· xaaji on June 28 2013 · Read More · 2016 Reads ·Print

Xukuumada Somalia oo wada qorshe Shiikh Xasan Daahir Aweys lagu keenayo magaalada Muqdisho.

Wasiiro ka tirsan xukuumada Somalia ayaa wada qorshe la doonayo in magaalada Muqdisho lagu keeno Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa saraakiisha Al-Shabaab kaasoo shalay isku dhiibay maamulka Ximan iyo Xeeb .

· xaaji on June 27 2013 · Read More · 1683 Reads ·Print

Aabe iyo Wiil ku Naf waayay Dooxa Biyo Kulul.

Berbera(Hargeysa Online) Aabe iyo Wiil uu dhalay oo magaaladda Hargeysa uga kicitimay sidii ay Dooxa Biyo kulule ugu tagi lahaayeen xaalad Caafimaad ayaa ku geeriyooday Dooxaasi, oo wakhtigan aan dadka badidiisu booqan.

· xaaji on June 27 2013 · Read More · 1379 Reads ·Print

Maamulka Ximin iyo Xeeb oo Shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Xasan Daahir Aweys

Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa shaaciyay in xalay saqdii dhexe uu isu soo dhiibay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xubin sare ka ahaa ururka Al-shabaab islamarkaana hore u hogaamin jiray ururkii burburay ee la magac baxay Xizbul Islaam.

· xaaji on June 26 2013 · Read More · 2436 Reads ·Print

Wiil yar oo leh seynta xayawaanka oo kale iyadoo bil walba ay sii dheeraanayso seyntiisa.

Cung yar oo todobo bilood jir ah ayaa la dhibaateysan wax u eg seynta xayawaanka oo ku teedsan laf dhabartiisa ilaa dabada oo sii weynaanaysa todobaad walba, wiilkaan oo lagu magacaabo Xiao Wei

· xaaji on June 24 2013 · Read More · 3343 Reads ·Print

Gaari rakaab ah oo saaka ay miino kula kacday nawaaxiga isgoyska SOS ee magaalada Muqdisho.

Qarax ayaa saaka waxaa uu ka dhacay agagaarka isgoyska SOS oo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, kaasoo geystay khasaaro nafeed sida ay sheegayaan wararka degaankaas naga soo gaaraya.

· xaaji on June 24 2013 · Read More · 1690 Reads ·Print

Dawlada Hoose ee Burco oo dadwaynaha ugu baaqday inay Cashuurta iska bixiyaan wadooyinkana baneeyaan.

Xoghayaha dawlada hoose Cismaan Maxamed Sh. Cismaan iyo Gudoomiye ku xigeenka dawlada hoose Muxumad Xasan Jaamac ayaa shalay shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen xarunta dawlada hoose waxay kaga hadleen isla markaana dadwaynaha reer burco

· xaaji on June 24 2013 · Read More · 1520 Reads ·Print

AMISOM oo Siminaar u soo Xirtay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Somalia.

AMISOM Siminaar socday afar maalmood ah u soo xirtay guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo sare loogu aqaadayay aqoontooda la xiriira howlaha ay u hayaan baarlamaanka iyo bulshada Soomaaliyeed.

· xaaji on June 24 2013 · Read More · 1347 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>