|
|
Magac Waa Loo Shaqeystaa.
Bal hadda ka fikir adiga oo ka soo degey garoonka diyaarada ee Hargeisa oo markaad diyaaraddii ka soo degtay ad aragtey iyada oo ay ku qorantahay Gegeda Diyaaradaha Caalamiga ah ee Dahir Riyale. Markaad madaarka ka soo baxdeyna ad aragtay iskuulkii la odhan jirey Mohamoud.
|
· xaaji on June 23 2013 ·
Read More · 2110 Reads
·
|
|
|
Jam Somaliland Waa Qaran GuulaystayQaran Fashilmayna ma Haybsan Karo!(Q.1-aad).
Dareenka Waddaninimo iyo Dal-jacaylka ummadda JSL maaha mid ku dhisan dhalanteed iyo laxow been ah, balse waa dareen iyo rabitaan qoto dheer oo ku abuuran qofka kasta oo muwaadin Somaliland ah.
|
· xaaji on June 23 2013 ·
Read More · 1574 Reads
·
|
|
|
HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN!
Suugaantu waxay qiimo leedahay marka wanaagga laysku faro, maansadani waxay xambaarsantay dareenka ku xeeran gabadh ku tirsanaan jirtey dadka la haybsooco amma Gabooyaha oo markii dambe noqotay Aji.
|
· xaaji on June 23 2013 ·
Read More · 1239 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Booliska Ee Boorama Oo Xidhay 8 Oday Oo Lala Xidhiidhinayo Dilkii Ka Dhacay Deegaanka Xariiad.
Boorama (Hargeysa Online)Ciidaamada Booliska ee Magaalada Boorama ayaa wada hawlagalo ay ku beegsanayaan kuna qaqabanayaan odayaasha dhaqanka ee beelaha degaanka Xariirad.
|
· xaaji on June 21 2013 ·
Read More · 2331 Reads
·
|
|
|
Shirweynihii Xorriyatul-Qowlka Adduunka oo looga hadlay xaaladda Xorriyatul-Qowlka Soomaaliya.
Shirweynhii Dallada Caalmiga ah ee u Dooda Xoriyatul Qowlka ee loo yaqaano International Freedom of Express Exchange (IFEX) ayaa lagu soo gunaanaday Dalka Cambodia, gaar ahaan magaalada Koofur bari Asia ee Phnom Penh.
|
· xaaji on June 21 2013 ·
Read More · 1374 Reads
·
|
|
|
Booliiska Dalka Canada Oo Jidhdil ku sameeyey qaar ka mid ah Somalida halkaa ku nool.
Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Soomaalida ku nool magaaladaas ayagoona jidhdil ugu gaystay ayeeyo Soomaaliyeed oo 96 sano jir ah.
|
· xaaji on June 20 2013 ·
Read More · 2523 Reads
·
|
|
|
Maxaa looga Cabsadaa Mugdiga iyo Mustaqbalka?
Habeenku uu ka cabsi badanyahay maalinta, iydoo laga yaabo in khatartu badantahay maalintii. Marka laga reebo xayawaanka qaarkii.
|
· xaaji on June 19 2013 ·
Read More · 1499 Reads
·
|
|
|
Baarlamaanka Somalia oo ka Qaybgalaya 20-sano Kaddib shirka ACP-EU oo Magaalada Brussels.
Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay 20-sano kaddib ka qaybgalaya shirka ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ay ku taallo xarunta Midowga Yurub.
|
· xaaji on June 19 2013 ·
Read More · 1571 Reads
·
|
|
|
Nin dilay Xaaskiisii oo shan caruur ah u lahayd, isagiina is-dilay.
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa ku dilay xaaskiisii oo shan caruur ah u haysay isla maraana lahayd uur nin lagu magacaabi jiray, Cabdirisaaq Xasan Saney oo isaguna markii dambe is-dilay.
|
· xaaji on June 18 2013 ·
Read More · 1298 Reads
·
|
|
|
Nin Somali ah oo magalada St. Louis sedex qof ku diley isagana israaciyey.
Family members arrive on the scene on Cherokee Street in St. Louis where four people were found dead inside A.K. Home Healthcare, located inside the Cherokee Place Business Incubator on Thursday, June 13, 2013.
|
· xaaji on June 17 2013 ·
Read More · 2159 Reads
·
|
|
|
Nin Somali ah ayaa isku dilay Dalka Talyaaniga.
Wiilkaan oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Maxamuud Guuleed ayaa iska soo tuuray dabaq kadibmarkii uu u qasday inuu isdilo.
|
· xaaji on June 17 2013 ·
Read More · 1703 Reads
·
|
|
|
Thai man marries dead girlfriend .
Love-struck Thai Man, Chadil Deffy, 28, went ahead to marry his girlfriend after she died in a car crash, Deffy and girlfriend, 29-year old Sarinya Kamsook, were to be married this year.
|
· xaaji on June 16 2013 ·
Read More · 1726 Reads
·
|
|
|
Axmed Ibrahim Dahir – Hoggaamiyihii Xilliyada Adag.
Xilliga badhaadhaha dad oo dhami waa wada madax, waana wada siyaasi waana wada hoggaamiye. Balse xilliga adag, dadka in kooban ayuunbaa ka soo dhex baxda oo talada qabata.
|
· xaaji on June 16 2013 ·
Read More · 1323 Reads
·
|
|
|
Has the Heritage Institute Already Lost Its Way?
The Heritage Institute for Policy Studies (HIPS), founded barely a few months ago, in Mogadishu, Somalia, has raised expectations among people of Somali origin throughout the world. Branding itself as “Somalia’s first think tank”, the Heritage Institute has promised.
|
· xaaji on June 16 2013 ·
Read More · 1081 Reads
·
|
|
|
Saddex Doonyod oo Ay Saarnayeen 200 oo Tahriibyaal Reer Somaliland ayaa ku qarqoomay Badda Liibiya.
Hargeysa(Hargeysa Online) Saddex Donyood oo ay saarnayeen Tahriibayaal Reer Somaliland oo gaadhaya ilaa 200 Qof Ayaa Badankoodu ku qaraqmeen Badda u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga.
|
· xaaji on June 16 2013 ·
Read More · 1675 Reads
·
|
|
|
Hub Dawladda Somaliya u waday in Kismaayo lagu weeraro oo la qabtay.
Kismaayo(Hargeysa Online)Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar ayaa warbaahinta u sheegay in Kantaroolka Afgoye lagu qabtay hub DF Muqdisho soo dhiibtay kaasi oo loo waday magaalada Kismayo.
|
· xaaji on June 12 2013 ·
Read More · 1343 Reads
·
|
|
|
Somalida ku nool Magaalada London iyo dalka Malaysia oo dhigay dibadbaxyo loogu baroordiiqayo dilalka loo geesanayo dadka somaliyed.
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka Britain iyo Malaysia ayaa shalay iyo xalay sameeyay dibadbax iyo kulan baroor-diiq ah oo ay kaga horjeedeen dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysnayo dalka Koonfur Afrika.
|
· xaaji on June 12 2013 ·
Read More · 2432 Reads
·
|
|
|
Ninkii K/Afrikanka ahaa ee gudaha garonka xamar kudilay ninka somaliyed oo siibaxsanaya aya la qabtay iyo qarabadii oo shegay in dhagax lagu dilo.
Garoonka Diyaaradaha Adan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho ayaa waxa dhawaan ka dhacay arin ay badankood dadku la yaabeen qaabka ay udhacday.
|
· xaaji on June 11 2013 ·
Read More · 1309 Reads
·
|
|
|
Saraakiisha Ciidamada Booliiska Gobollada dalka oo Tabbabar socon doona Afar Maalmood looga furay.
Tababar soconaya muddo afar maamood ah ayaa wuxuu uga furmay dugsiga tababarrada Booliska Soomaaliyeed ee Jeneral Kaahiye 14-sarkaal oo ah taliyayaasha booliiska Soomaaliyeed ee gobollada dalka.
|
· xaaji on June 11 2013 ·
Read More · 1179 Reads
·
|
|
|
INKASTOON HALYEEY AHEY HANADOO DHIIRAAN ,MAXEY HIBASHADU II TARI HIIL ALLAH JIREE(WAA SHEKADII DOOB MA KORE)
Bari ayaa waxaa jirey Odey dhaleey 6-wiil iyo hal gabadh Odeyga waxaa magaciisa la yiraahda ''AW DAMAC'',waa qoys masha alah dhaqaan xoolo badaan iyo dhulba ilaahey ugu deeqey waxa qoyska ugu weeyn wiil.
|
· xaaji on June 11 2013 ·
Read More · 1475 Reads
·
|
|
|
Askari katirsan cidanka sirdoonka somaliland ee kahawlgala xafiiska sirdoonka degmada tog wajaale.
Degmada tog wajaale iyo ehelkiisii oo kacadhooday sharcidarada laguxidhay mr Qaro amaxamuud oo kamid ah ciidanka sirdoonka dharcada ah ee somaliland ee ka hawgala xafiiska sirdoonka deg mada tog wajaale.
|
· xaaji on June 11 2013 ·
Read More · 2940 Reads
·
|
|
|
Wiil somali ah oo ku geeriyooday wabi ku yaala magaalada Baffalo ee Gobolka New York.
Wiil dhalinyaro ah oo Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inuu dalka Mareykanka uu ugu geeriyooday ka dib fisagoo badbaadinaayey gabadh ka yar oo walaashiis oo ku dhacday wabi qatar ah oo aad u weyn.
|
· xaaji on June 10 2013 ·
Read More · 1320 Reads
·
|
|
|