Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Agaasimihii Cadaaladda Somaliland oo maanta is casilay.

Agaasimihii cadaalada qaranka Somaliland Xuseen Maxamed Lucky ayaa maanta is casilay, waxaanu eedeen usoo jeediyey madaxda sare ee Somaliland .

· abdi on November 21 2018 · Read More · 609 Reads ·Print

XIDHIIDHKA SOMALILAND IYO ITOOBIYA.

Waxaan in dhawad la isla dhex marayay in siyaasada arimaha dibada ee Somaliland noqotay mid saqiirtay, oo albaabada la inagu soo xidhay. 

· abdi on November 21 2018 · Read More · 650 Reads ·Print

Madaxweyne Biixi oo la kulmay wefti ka socda UN-ta iyo IGAD.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta kulan la qaatay wefti ka socday qaramada midoobay iyo urur-goboleedka IGAD.

· abdi on November 11 2018 · Read More · 513 Reads ·Print

Madaxweyne Muuse Biixi oo Wax Ka Ogaa In Lagu Tagri Falay Awooda Madaxweynihii Ka Horeeyey.

Wali waxa taagan dooda ku saabsan dhacdo uu wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland  Xirsi Cali Xaaji Xasan uu ku soo bandhigay buugiisa.

· abdi on November 01 2018 · Read More · 636 Reads ·Print

Labada xisbi mucaarad ee Somaliland oo eeddo usoo jeediyey Muuse Biixi

Xisbiyada mucaaradka ah ee WADANI iyo UCID oo gaargaar ula hadlay warbaahinta, ayaa madaxweynaha ku eedeeyeen inuu masuuliyadeeda qaadayo hadii doorashaddu dib uga dhacdo wakhtigeedii.

· abdi on October 31 2018 · Read More · 697 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo kala saxiixday mashruuc ku kacaya $80 milyan.

Xukuumadda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka ayaa maanta ku kala saxiixday magaalada Muqdisho qeybtii u horeysay ee mashruuca $80 Milyan ee Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya.

· abdi on October 31 2018 · Read More · 545 Reads ·Print

Shirkii golaha Iskaashiga maamul-gobolleedyada oo Garoowe ka furmay.

Kulanka afaraad ee golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

· abdi on October 21 2018 · Read More · 613 Reads ·Print

Gudoomiyaha xisbiga UCID oo dhaliilo usoo jeediyey madaxweyne Muuse Biixi.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa madaxweyne Biixi ku eedeeyey in aanu dalka hogaamin Karin.

· abdi on October 21 2018 · Read More · 792 Reads ·Print

Dowlada dalka Mareykanka oo xidhay Qunsuliyadiisii ku taalay Qudus

Xukuumadda Washington ayaa shaaca ka qaadday in ay albaabbada isugu dhufaneyso qunsuliyaddeeda guud ee ku taalla magaalada Qudus.

· abdi on October 19 2018 · Read More · 538 Reads ·Print

Midowga Yurub oo sheegayin aysan Waxba uma dhimayn weerarkii shalay taageerrada aan siino Soomaaliya.

Midowga Yurub ayaa ballan-qaaday inay sii wadi doonan taageerrada ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda.

· abdi on October 02 2018 · Read More · 511 Reads ·Print

Marekanka oo duqeyn ku dilay dagaalyahanno ka tirsan ururka al-Shabaab.

Militariga Mareykanka ayaa sheegay in ugu yaraan sagaal dagaalyahan oo ka tirsan ururka al-Shabaab ay ku dileen duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday koonfurta Soomaaliya.

· abdi on October 02 2018 · Read More · 535 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland.

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland kuna saabsan muuminka ama dadka caqligoodushaqaynaayo god keliya lagama wada.

· abdi on October 01 2018 · Read More · 517 Reads ·Print

Qorshaha Iskaashiga dhaqale ee somaliland iyo sucuudi arabia

Wararka Somaliland waxay sheegayaan in dalka Sacuudigu uu doonayo inuu Somaliland wax kala qabtan horumarinta dhaqaalaha. 

· abdi on October 01 2018 · Read More · 551 Reads ·Print

Gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga taladda haya ee KULMIYE oo xilkii laga qaaday.

Gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige Shabeel ayaa maanta xilkii iyo xubinimadii xisbigaba laga saaray.

· ifraax on September 30 2018 · Read More · 662 Reads ·Print

Dowladda Federaalka oo ka codsatay Marekanka in laga qaado xayiraada dhinaca socdaalka.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kulan uu magaalada New York kula qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka.

· ifraax on September 30 2018 · Read More · 613 Reads ·Print

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland oo is casilay.

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland, Cali Cabdullaahi Warsame  ayaa is-casilay ,  isagoo ku eedeeyay maamulka musuqmaasuq iyo inuu ku fashilmay himilooyinkii shacabka.

· ifraax on September 23 2018 · Read More · 580 Reads ·Print

Sharciga kufsiga waa sharci hir galay, cida diidan waa dadka xagjirka ah iyo kuwa dawlad diidka ah.

Waxaan maal mahan ugu danbaysay dadka lagu mashquuliyay xeerka Kufsiga ee golaha Wakiilada iyo Guurtida ay muda ka doodayeen.

· ifraax on September 23 2018 · Read More · 660 Reads ·Print

Taarikada cusub ee Gaadiidka Somaliland oo ay bulshada inteeda badan ay cabasho ka muujiyeen.

Guddida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada, xisbiyadda mucaaradka iyo shacabweynaha reer Somaliland ayaa si weyn uga biyo diiday taarikadda cusub,

· abdi on September 16 2018 · Read More · 632 Reads ·Print

Warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee UK.

Warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland.

· ifraax on September 12 2018 · Read More · 513 Reads ·Print

Why the “Western” Countries Accept Refugees?

Countless academic journals, books, polls, and statistics have repeatedly shown that “Western” world is on the brink of collapse due to its zero population growth. 

· ifraax on September 12 2018 · Read More · 696 Reads ·Print

Hello Mudane Wasiir, Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire.

Waxaad dhagaystay wasiirka arimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire, oo magalada Hargaysa fagaaro dhalinyaro iyo aqoon yahano Somaliland su’aalo ku waydiiyeen uga ka jawaabaya.

· ifraax on September 12 2018 · Read More · 618 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadalada wadamada afrika iyo shiinaha.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika.

· ifraax on September 03 2018 · Read More · 618 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>