Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Lix qodob oo laga soo saaray shir wadatashi oo xalay ka dhacay madaxtooyada Somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban xukuumadda, Saddexda Xisbi Qaran Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka.

· ifraax on May 17 2018 · Read More · 617 Reads ·Print

Duruufaha Dhaqaale ee sicir bararka keena.

Sicir Bararka (infilation-ka) waxaa lagu qeexa marka si joogta ah u kordho qiimaha alaabta iyo adeega wadan, waxaana lagu cabiraa sanadkii.

· ifraax on May 16 2018 · Read More · 787 Reads ·Print

Warsaxaafadeed :-kuna aroora jabhadihii xaraynta Somaliland.

Waxaynu ognay jabhaddii xaraynta dalka barakaysan ee jamhuuriyadda Somaliland ee SNM  Somali national movement dhaqdhaqaaqa qaranka Somaliyeed.

· ifraax on May 16 2018 · Read More · 742 Reads ·Print

Daawo Sawiradii Xafladii 18 may 2018 washinton DC

Waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay agagaarka Washinton dc xafladii 18 may  xafladaas ay isugu yimaadeen jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan gobolka virgina iyo gobolo kale..

· abdi on May 13 2018 · Read More · 1320 Reads ·Print

Dagaal beeleed ka dhacay gobolka Sanaag.

Dagaal Culus ayaa ka dhex bilaabmay laba beelood oo wadada dega dhul balaadhan oo ka tirsan gobolada  Sanaag iyo meelo ka mid ah gobolka Sool.

· ifraax on May 09 2018 · Read More · 738 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo mamnuucay inay hay’adaha laga leeyahay Soomaaliya.

Kalfadhigii golaha Wasiirada ayaa maanta laga soo saaray saddex qodob oo kala ah in hay’adaha Soomaaliya laga leeyahay ka hawlgalin Karin Somaliland.

· abdi on May 03 2018 · Read More · 563 Reads ·Print

Kalkaaliso Jarmal ahayd oo mogdisho lagu afduubtay.

Magaalada Muqdisho waxaa xalay xarunta hayada ICRC laga dhex afduubtey haweenay u dhalatey dalka Germalka oo shaqo u joogtey magaalada Muqdisho.

· abdi on May 03 2018 · Read More · 690 Reads ·Print

Muuse biixi Oo Booqday Danyarta Ku Hareeraysan Dhaamamka Daammi iyo Jig-jiga Yar.

Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho gaaban oo uu ugu kuur-gelayey xaaladda dadka danyarta ah ee ku hareeraysan Balliyada Daammi iyo Jig-jiga yar.

· abdi on May 02 2018 · Read More · 693 Reads ·Print

Wasiir Cali Ibraahin “Sanyare” oo ku Geeriyoodey Geneva Ee dalka Switzerland

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee waxa Goordhaweyd ku Geeriyooday Cusbitaal ku yaalla Magaalada Geneva ee dalka switzerland.

· abdi on May 02 2018 · Read More · 610 Reads ·Print

Gabar u shaqeyn jirtay Hay'ad samafal oo lagu dilay Muqdisho.

Kooxo hubeeysan oo aan heytooda la aqoon ayaa magaalada Muqdisho ku dilay gabar u shaqeyn jirtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.

· abdi on May 02 2018 · Read More · 646 Reads ·Print

Magaalada Beledweyne 80% dadkii degenaa weyn barakaceen.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in saameynta iyo khasaaraha ka dhashay Fatahaada magaalada Beledweyne yihiin kuwo sii kordhaya.

· ifraax on April 29 2018 · Read More · 682 Reads ·Print

Wasiirul-Dawlaha Imaaraadka Mr. Qarqaash Oo Mar Kale Ka Hadlay Somaliland.

Wasiirul-dawlaha arrimaha dibadda ee dalka Imaarraadka Carabta Anwer Maxamed qarqaash, ayaa mar kale ku celiyay in Dawladda Imaarraadka.

· ifraax on April 29 2018 · Read More · 752 Reads ·Print

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo u safraya dalka Burundi.

Wafdi uu hogaaminaayo Ra’isal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed Khadar ayaa goor dhaw u amba baxay dalka Burundi.

· ifraax on April 29 2018 · Read More · 668 Reads ·Print

Umadda Somliland waa waxgarad xog-ogaal ah.

Qoraalkani wuxuu  shaaca ka qaadayaa dareenka dhabta ee umadda Somliland wakhtigan. Iyadoo ay adag tahay, in safxad qudha lagu soo koobo.

· ifraax on April 29 2018 · Read More · 735 Reads ·Print

Labo dhalinyaro Soomaali ah oo Sabtidii la dilay ayaa Columbus lagu aasay.

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa magaalada Columbus.

· ifraax on April 25 2018 · Read More · 738 Reads ·Print

Dawlada Somaliland oo dhul-beereed u qoondaysay Wax soosaarka Dalka.

Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay Taariikhda Casriga ah Dhul-beereedka Banka Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley ku Daah-furtay 1500 Higtar oo Qodaal ah.

· ifraax on April 24 2018 · Read More · 615 Reads ·Print

Nin dad ku laayey gobolka tennessee ee wadankan Mareykanka oo la qabtay

Booliiska dalka Maraykanka ayaa qabtay nin looga shakisan yahay in uu afar ruux ku dilay gobolka Tennessee.

· ifraax on April 24 2018 · Read More · 653 Reads ·Print

Taranta Daanyeerka oo badatay ayaa hoos u dhac ku keentay Wax-soosaarkii Beeralayda Dalkeena.

Dadka beeralayda ah ee ku tiirsan wax-soosaarka dhinaca beeraha ayaa la daalaa dhacaya sidii ay uga celin lahaayeen.

· abdi on April 23 2018 · Read More · 701 Reads ·Print

Maqaal:- Wadada Berbera iyo Wajaale

Waxaan doonayaa in fikirkayga ka dhiibto qorshaynta dhismaha wadada isku xidhi doonta Berbera ilaa Wajale. 

· abdi on April 23 2018 · Read More · 714 Reads ·Print

Buurmadow oo xabsiga laga siidaayey iyo Puntland oo ka hadlay xadhigiisa.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa goor dhoweyd laga sii daayey xabsiga dhexe oo laba cisho ku jiray.

· ifraax on April 21 2018 · Read More · 691 Reads ·Print

Farmaajo oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka Qatar.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo.

· ifraax on April 21 2018 · Read More · 771 Reads ·Print

Madaxweynaha Jeegaanta oo ka qaybgallay Maalinta dhir Beerista Somaliland.

Madaxweyne Jeegaanta ayaa maanta ka qaybgallay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta..

· ifraax on April 15 2018 · Read More · 717 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>