Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiir Beyle oo sheegay inuu gabagabo marayo tirakoob ay ku sameynayaan hantida guud ee dowladda.

Wasiirka maaaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay tirakoobka hantida ummadda.

· abdi on May 21 2019 · Read More · 605 Reads ·Print

Safiirka Midowga Afrika oo Kismaayo maanta gaaray.

Safiirka Midowga Afrika oo Kismaayo maanta gaaray ayaa beeniyay in isbeddel lagu sameeyay ciidammada AMISOM ee halkaa ku sugan.

· abdi on May 21 2019 · Read More · 566 Reads ·Print

Somaliland 28 sano kadib, guulaha iyo guuldarooyinka jirra.

Si maan-fur ah oo garaadsan qoraalkan, waxa aan ugu lafa-gurayaa in yar oo kor-xaadis ah sooyaalkii dowladnimo ee S.land oo xeerin iyo xurmayn ba huwan. 

· abdi on May 21 2019 · Read More · 793 Reads ·Print

Xukuumadda iyo xisbiyada oo karaamadii ka xayuubiyey qaranka Somaliland

Xukuumadda iyo xisbiyada oo karaamadii ka xayuubiyey qaranka Somaliland. Laba professor oo waali cas u saaray xili aan loo fadhiyin iyo umadda oo isku ciil kaanbiyeysa halka tacabkoodii lala marayo.

· abdi on May 16 2019 · Read More · 676 Reads ·Print

Puntland oo ogolaatay siideynta maxaabiis ka soo jeeda deegaannada Hirshabeelle.

Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Hirshabeelle Saciid Cabdullaahi Deni iyo Maxamed Cabdi Waare oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Garoowe.

· abdi on May 15 2019 · Read More · 633 Reads ·Print

Ciidamada Dab Demiska Oo Ilma Yar Ka Badbadiyey Suuli Lagu Riday Iyo Qaabkii Hawl Galku U Dhacay

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Maanta abaaro 1:26 Pm lagu soo wargeliyay samatabixinta Ilmo yar oo lagu Riday Musqul dhererkeedu.

· abdi on May 15 2019 · Read More · 568 Reads ·Print

Xaaji Cabdi Waraabe oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Allah ha u naxariisto Waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo ahaa xildhibaanka ugu da'ada weyn Golaha Guurtida Somaliland.

· abdi on May 10 2019 · Read More · 556 Reads ·Print

Qoyska haweeneydii uu toogtay askariga soomaali-mareykanka oo magdhow 20M la siinayo.

Qoyska Justine Ruszczyk Damond (40-jir) ee uu toogashada ku dilay askariga soomaali-mareykanka magaalada Minneapolis sannadkii 2017-ka.

· abdi on May 05 2019 · Read More · 501 Reads ·Print

Farmaajo iyo Maamul-Gobaylyada oo ku shiraya Garoowe Dulmi-land.

Magaalada Garoowe waxaa maanta gaaray qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. 

· abdi on May 03 2019 · Read More · 741 Reads ·Print

Raysul Wasaaraha New Zealand oo aqal gashay.

Raysul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa waxaa guursaday nin ay muddo dheer wada socdeen, oo ah nin telefishin warka ka tabiya oo lagu magacaabo Clarke Gayford.

· abdi on May 03 2019 · Read More · 529 Reads ·Print

Madaxweyne Muuse Biixi Kulan La Yeeshay Safiirka Sucuudiga Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Sucuudiga.

· abdi on May 03 2019 · Read More · 695 Reads ·Print

Fadhigii Maanta ay lahaayeen labada gole baarlamaan ee Somaliland oo buuq ku soo xidhmay.

Fadhi Maanta oo ay wada lahaayeen labadda gole baarlamaan ee Somaliland ayaa maanta iskugu yimid sidi ay u meel marin lahaayeen go’aan uu madaxweynuhu.

· abdi on May 02 2019 · Read More · 577 Reads ·Print

Farmaajo iyo Al-siisi oo wada-hadal ku yeeshay Qaahira.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Masar.

· abdi on April 23 2019 · Read More · 503 Reads ·Print

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno Shabaab ah.

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah ay shalay la beegsadeen maleeshiyada ururka al-Shabab, meel ka mid ah gobolka Shabeellada Hoose.

· ifraax on April 13 2019 · Read More · 560 Reads ·Print

Warsaxaafadeed muddo dhaafka golaayaasha deegaaannada ee 23 gole Deegan 600 xildhibaan.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska muddo dhaafka golaayaasha deegaaannada ee 23 gole Deegan 600 xildhibaan.

· ifraax on April 12 2019 · Read More · 556 Reads ·Print

Somaliland: Areas We Can Improve without Recognition.

Often we heard the following oft-repeated, but empty, rhetoric from our politicians: “we cannot make improvements in many areas because we are not yet recognized or have no funding

· ifraax on April 12 2019 · Read More · 663 Reads ·Print

Wasaarada Maaliyada Somaliland Habdhaqan Cashuureed Malaha.

Aduunka laba nidaam baa cashuuraha loo qaadaa. Mid Islaamka ku qotonta iyo mida aadmigu dhigto. Muslim ahaan cashuurtu waxay ka dhiganatahay.

· ifraax on April 12 2019 · Read More · 585 Reads ·Print

Warsaxaafadeed: Milil dushii lama dhayo Awr aan la dheellitirin wuu dheelliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kaas khuseeya milil dushii lama dhayoAwr aan la dheellitirin.

· ifraax on March 31 2019 · Read More · 520 Reads ·Print

Soomaali baxsad ahaa oo xaaskiisa ku dilay Mareykanka oo laga soo qabtay dalka Panama.

Booliska magaalada San Diego ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta kusoo dhigeen ninka lagu magacaabo Abdiaziz Kerow (45-jir), 

· ifraax on March 30 2019 · Read More · 585 Reads ·Print

New Zealand oo mamnuucday hubka daran-dooriga.

Ku dhowaad toddobaad kadib markii 50 qof oo muslimiin ah lagu dilay magaalada Christchurch ee dalka New Zealand, ra’iisul wasaaraha dalkaas, Jacinda Ardern.

· ifraax on March 23 2019 · Read More · 621 Reads ·Print

Maxkamad Xukun ku ridey Museveni 40 sano ah.

Xubnaha baarlamanka ugu jira xisbiga haya talada dalka Uganda ayaa taageeray isku day uu madaxweyne Yoweri Museveni ku doonayo in mar kale.

· ifraax on March 23 2019 · Read More · 209775 Reads ·Print

Alshabaab oo weeraro kala Duwan ka fulisay magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 10 qof oo shan ka mid ah ay yihiin maleeshiyaddii al-shabab ee weerarka geysatay ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

· ifraax on March 23 2019 · Read More · 672 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>