Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland Oo Ka Hadashay Sababtay Ay Xabsiga Ugu Taxaabtay Xoghayihii Raysal Wasaare ku xigeenka Somaliya.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababta ay xukuumadda somaliland xabsiga ugu taxaabtay.

· abdi on August 26 2018 · Read More · 626 Reads ·Print

Abiy Ahmed oo sheegay in Cabdi Maxamuud Cumar Sharciga la marindoono.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo magaalada Addis Ababa kula kulmay warbaahinta gudaha dalkaasi Itoobiya ayaa soo hadal qaaday.

· abdi on August 26 2018 · Read More · 668 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyay qeyb ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay qabteen labo xubnood..

· abdi on August 24 2018 · Read More · 591 Reads ·Print

Gudoomiyihii guddida dabagalka Hantidda qaranka ee golaha Wakiiladda Somaliland oo xilkii laga qaaday.

Gudoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabagalka hantidda Qaranka ee golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa xilkii gudidaasi.

· abdi on August 18 2018 · Read More · 595 Reads ·Print

Kofi Annan oo ku Geeriyooday dalka switzerland.

Xoghayihii hore guud ee Qaramada Midoobay Kofi Annan, ayaa maanta geeriyooday, isaga oo ay da’diisu aheyd 80 sano jir.

· abdi on August 18 2018 · Read More · 655 Reads ·Print

Beel Somaliland Degta Oo Ku Dhawaaqey Jabhad Dagaalanta.

Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan BeelahaGabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda.

· abdi on August 13 2018 · Read More · 641 Reads ·Print

Farmaajo oo qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya  Yemane Gebreab oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

· abdi on August 13 2018 · Read More · 594 Reads ·Print

Xukumada Somaliland Sidee Ayey U Aragtaa Isbadalada Siyaasadeed Ee Ka Socda GeeskaAfrika.

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay xiisada iyo is bedelka Siyaasadeed ee ka bilaabay Wadamada Geeska Afrika.

· ifraax on August 04 2018 · Read More · 677 Reads ·Print

Qalalaase ka dhashay ciidamo isku dayay in ay soo xiraan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arimaha dibeda.

Wararka gowr dhaweyd na soo gaadhay ayaa sheegaya in xiisad adag ay ka jirto wasaaradda arrimaha dibeda Soomaaaliya kaddib markii ay halkaa tageen ciidamo.

· abdi on August 04 2018 · Read More · 770 Reads ·Print

Milatariga Itooobiya oo La Wareegay Magaalada Jigjiga.

Ciidamada Milatariga Dowlada Federalka Ethiopia ay saakay la wareegay Magaalada Jigjiga ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan madaxtooyada.

· abdi on August 04 2018 · Read More · 654 Reads ·Print

Shir nabadeedkii Ceel-Afweyn uga socday laba beeleed oo go’aammo laga soo saaray.

Shirkii nabadeedkii ka socday Ceel Afweyn ee lagu soo afjarayey shaqaaqo ka dhextaagnayd laba beelood oo walaalo ah oo deegaanka wada daga ayaa maanta go’aamo..

· abdi on August 01 2018 · Read More · 675 Reads ·Print

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay sababta ay Somaliland uga qaybgali wayday shirkii Brussels.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii Soomaaliya loogu qabtay Brussels iyo sababta ay Somaliland uga maqnayd.

· ifraax on July 21 2018 · Read More · 616 Reads ·Print

Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa u doortay Donald Yamamoto in uu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.

· ifraax on July 12 2018 · Read More · 617 Reads ·Print

Golaha Wasiirada ee Mogdishu oo ansixiyay Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimaynta.

Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada.

· ifraax on July 12 2018 · Read More · 792 Reads ·Print

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminayey Oo Shir-jaraaid Ku Qabtay Ceel-afweyn.

Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wafdigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayay ayaa maanta shir-jaraaid ku qabtay guriga martida ee degmada.

· abdi on July 11 2018 · Read More · 641 Reads ·Print

Madaafiic leysku weydaarsaday deegaanka Tuka Raq.

Wararka ka imanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in saaacadihii aynu ka soo gudbay halkaa laga maqlay madaafiic ay is weydaarsadeen.

· abdi on July 07 2018 · Read More · 692 Reads ·Print

Qaraxyo Lagu Weeraray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Xamar.

Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo maanta lagu weeraray Wasaaraha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Soomaaliya.

· abdi on July 07 2018 · Read More · 613 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay jid gooyo lagu dilay taliye ka tirsan ciidanka degmadda Taleex

Wasiirka horumarinta Biyaha Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in Puntland jidgooyo ku dishay taliye ka tirsan ciidanka Somaliland ee degmada Taleex.

· abdi on July 07 2018 · Read More · 652 Reads ·Print

Samia Muse oo loo magacaabey International Union of Arab Academic.

Waxaa sharaf weyn ii ah in maanta International Union of Arab Academic ii magacaabo Isuduwaha Guud Ee Hawlaha Cilmiga Sayinska.

· abdi on July 07 2018 · Read More · 593 Reads ·Print

Guuxa Bulshada Awdal Gaagaabsiga Siyaasiyiinta iyo Gama madaxwayne Muuse

Dawlada  somaliland   waxa  ay hada   maraysaa   madaxwaynihii  shanaad      ee  isku badala   Doorasho   waxa  ka dhacay somaliland.

· abdi on July 07 2018 · Read More · 616 Reads ·Print

Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Muqdisho.

Ilaa saddex ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax gaari lagu soo xiray oo goor dhaw oo maanta ah ka dhacay Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho.

· ifraax on July 02 2018 · Read More · 610 Reads ·Print

Shirkii Buurta Gacan Libaax Oo La Soo Gabagabeeyey iyo Qodobada Ka Soo Baxay iyo Beelihii lagu soo Casuumey.

Shir Tobankii Maalmood ee La Soo Dhaafay Buurta Gacan Libaax uga socday Mid Ka mid ah Beelaha Ugu Balaadhan Somaliland ayaa maanta si rasmi ah loo soo gunaanaday.

· abdi on July 01 2018 · Read More · 1111 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>