|
|
Al Shabaab oo sheegatay weerar lagu beegsaday sarkaalka ajanabiga ah ee maamulla dekedda Boosaaso.
Weerar ka dhacay dekedda Boosaaso ayaa lagu soo warramaya in lugu dhaawacay madaxa u qaabilsan dekedda Boosaaso shirkadda P&O Ports ,Paul Anthony Fermosa.
|
· ifraax on February 04 2019 ·
Read More · 611 Reads
·
|
|
|
Guddida illaalinta hantidda qaranka ee Wakiilada oo shaaciyey deyn lagu wareejiyey..
Tan iyo intii xilka la wareegeen xukuumadda Muuse Biixi waxa la hadal hayey in deyn lagu wareejiyey iyo in kale, taas oo la qarinayey.
|
· ifraax on February 04 2019 ·
Read More · 613 Reads
·
|
|
|
Ceeb laga fogaado ayaa la arki jiray ee ceeb la dhex fadhiisto waa laga xishoon jiray.
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan golaha guurtid.
|
· ifraax on February 04 2019 ·
Read More · 584 Reads
·
|
|
|
Qadiyada Somaliland noqon mayso mashruuc aqoonyahanadu kharash kaga radiyan calamka.
Waxaan saxaafada Somalida maal mahan ka hadlaysay shirka DJabouti lagu qabtay oo loogu magac daray ‘Madasha Talo wadaga Somalida.
|
· ifraax on February 04 2019 ·
Read More · 712 Reads
·
|
|
|
Canaan waayeel oo ku wajahan aqoonyahanka is magacaabay ee dabarka goostay iyo Dawladan aamuska xeelad siyaasaseed u haysata.
Waxaa yaabka yaabkiis umadda reer Somaliland ku noqotay in ay ka war helaan dood ka dhacday Jabuti oo ay soo qabanqaabiyeen, Machad loogu yeedho Heritage.
|
· ifraax on February 04 2019 ·
Read More · 673 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Biixi oo ka qaybgallay dabaaldega sanad guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Militeriga Somaliland
Ciidanka militariga Somaliland ayaa maanta u dabaaldegayey 25 guuraddii ka soo wareegtay aasaaska ciidankaaasi oo sanad walba maalintan oo kale la xuso.
|
· ifraax on February 02 2019 ·
Read More · 627 Reads
·
|
|
|
Amiir Turki al-Faisal oo kasoo horjeestay in ciidamada Maraykanku ay ka baxaan Suuriya.
Xubin sare oo katirsan qoyska xukuma Sacuudiga ayaa kasoo horjeestay in ciidamada Maraykanku ay ka baxaan Suuriya.
|
· abdi on January 14 2019 ·
Read More · 590 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Puntland oo amar ku bixiyay in la joojiyo daabacaada shillinka Soomaaliga.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo daabacaada lacagta shillinka Soomaaliga ah.
|
· abdi on January 14 2019 ·
Read More · 625 Reads
·
|
|
|
Rahaf al-Qunun oo Canada ka degtay
Gabar dhalinyaro ah oo ku xayirneyd garoon ku yaalla magaalada Bangkok ee dalka Thailand isla markaana ka soo baxsatay qoyskeeda kaddib markii sida ay sheegtay ay tacaddiyo u geysteen.
|
· abdi on January 13 2019 ·
Read More · 577 Reads
·
|
|
|
Norway oo 54.3 milyan oo dollar ku bixinaysa dib u dhiska Somaliya.
Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya.
|
· abdi on January 05 2019 ·
Read More · 587 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Booliska Qaranka oo ka hadlay xashiishado ay qabteen.
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa soo bandhigtay maandoorayaha xashiishada oo xalay hawlgal ku soo qabteen iyo dhallinhyaro qalabkii ay ku dagaalami jireen ku wareejiyey ciidanka Amniga.
|
· abdi on January 05 2019 ·
Read More · 599 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Biixi oo Badhasaabkii gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii xilkii ka qaaday.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey isku shaandheyn kooban oo xilalkii lagaga qaaday badhasaabkii gobolka Sool, ku xigeenkiisii iyo madbacadii qaranka.
|
· ifraax on December 31 2018 ·
Read More · 519 Reads
·
|
|
|
Wasiirkii Amuuraha Dibedda Sacuudiga Iyo Xubno Kale Oo Badan Oo Xilalka Laga Qadaay.
Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz ayaa wasiirkii hore ee maaliyadda dalkaas Ibrahim al-Assad u magacaabay inuu noqdo wasiirka cusub ee arrimaha dibedda dalkaas.
|
· abdi on December 27 2018 ·
Read More · 591 Reads
·
|
|
|
Qarax Gaari lagu soo xiray oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax dhaari lagu xiray ayaa goor dhow ka dhacay Xaafada 1 Maajo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, iyadoo hal qof uu ku dhaawacmay.
|
· abdi on December 27 2018 ·
Read More · 658 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Itoobiya oo xiray gacan ku dhiigle Mukhtaar Rooboow
Warar xiligan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya xireen kaddib..
|
· ifraax on December 14 2018 ·
Read More · 655 Reads
·
|
|
|
XUSBIYO QARAN MISE MASIIBO QARAN.
Dastuurka Somaliland ayaa ogaalada in dalka laga hirgaliyo ururo iyo asxaab siyaasadeed. Xeer 20 (Xeerka Nidamka Ururada iyo Asxaabta siyaasada.
|
· ifraax on December 14 2018 ·
Read More · 666 Reads
·
|
|
|
RW Khayre oo Qado sharaf u sameeyay guddiyada Dib-u-eegsita Dastuurka.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka.
|
· abdi on December 08 2018 ·
Read More · 561 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed:-Xeerka kufsiga gabdhaha sharafta.
Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska kuna muujinayaan golaha wakiilada xadhigga lagu xidhaayo xusulladood.
|
· abdi on November 28 2018 ·
Read More · 569 Reads
·
|
|
|
Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe.
Sida lagu daabacay warbaahinta dowladda Soomaaliya ilaa 15 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xalay ka dhacday gobolka Jubbada dhexe.
|
· abdi on November 25 2018 ·
Read More · 576 Reads
·
|
|
|
Somali Workers in Minnesota Force Amazon to Negotiate.
Labor organizers and researchers said they had not heard of Amazon previously coming to the table after worker pressure, even for private discussions.
|
· abdi on November 25 2018 ·
Read More · 658 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Mashaariic Xukuumaddu Ka Hirgelinayso Magaalada Burco.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay laba Biriish oo waaweyn oo ay yeelan doonto magaalada Burco.
|
· ifraax on November 22 2018 ·
Read More · 694 Reads
·
|
|
|
Faysal Cali Waraabe: Waxaanu aragnaa hadalkaasi madaxwynaha mid ay caadifadi ka keentay.
Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu madaxweynuhu kaligii xaq ugu lahayn inuu joojiyo wada hadaladii u socday Somaliland iyo Soomaaliya.
|
· ifraax on November 22 2018 ·
Read More · 587 Reads
·
|
|
|