|
|
Soomaalidii ku geeriyootay dabkii ka dhacey Minneapolis oo la aasay
Magaalada Burnsville oo u dhow Minneapolis waxaa shalay lagu aasaay qaar ka mid ah dadkii Soomaalida ahaa ee ku dhintay dab saacadihii hore ee Arabacadii qabsaday.
|
· abdi on November 30 2019 ·
Read More · 704 Reads
·
|
|
|
Manchester: Ninkii Soomaaliga ahaa ee toorrida weerarka ku geystay oo la xukumay.
Nin Soomaali ah, oo isku dayay inuu dilo saddex ruux, oo uu ku jiray askari ka tirsan booliska Britain ayaa lagu riday xukun xabsi daa'in ah.
|
· abdi on November 30 2019 ·
Read More · 686 Reads
·
|
|
|
Xisbiyada mucaarad ee Somaliland oo qaadacay muddo kordhinta Baarlamaanka
Shir ay maanta iskugu yimaadeen labada xisbi ee WADDANI iyo UCID oo aanu kaga jawaabay xaaladda tagan ee dalku ku jiro waxay u qornayd sidan.
|
· ifraax on November 24 2019 ·
Read More · 724 Reads
·
|
|
|
Golaha Wakiilada Somaliland oo Waqtiga loo Kordhiyay.
Fadhi uu maanta magaalada Hargaeysa ku yeeshay Golaha Guurtida ee Somaliland, ayuu waqtiga muddo laba sano ah ugu kordhiyay Gollaha Wakiilada.
|
· ifraax on November 24 2019 ·
Read More · 731 Reads
·
|
|
|
Justin Trudeau oo magacaabay wasiiro uu ku jiro Axmed Xuseen.
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa shalay galab magacaabay golahiisa wasiirrada oo ka kooban 36 wasiir, taasoo ka badan tii sanadkii 2015-kii.
|
· ifraax on November 21 2019 ·
Read More · 662 Reads
·
|
|
|
Shirka maal-gashiga Somaliland oo ka furmay Nairobi.
Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayay maalgashiga deegaanada Somaliland.
|
· ifraax on November 21 2019 ·
Read More · 677 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Dalka Japan.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya.
|
· ifraax on November 21 2019 ·
Read More · 631 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Dalka Japan.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya.
|
· ifraax on November 21 2019 ·
Read More · 548 Reads
·
|
|
|
Gudoomiye Cirro oo qabtay Shir Jaraa’id xasaasiya,kuna gacansaydhay Ansixinta Komishanka Cusub.
Gudoomiye Cirro oo qabtay Shir Jaraa’id xasaasiya,kuna gacansaydhay Ansixinta Komishanka Cusub.
|
· ifraax on November 13 2019 ·
Read More · 714 Reads
·
|
|
|
Ra'iisal Wasaare Kheyre oo baaq u diray beesha caalamka.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo Faransiiska uga qayb galay shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris.
|
· ifraax on November 13 2019 ·
Read More · 732 Reads
·
|
|
|
Iska hor-imaad maanta ka dhacay Boosaaso oo u dhaxeeya labo maleeshiyaad..
iska hor imaad ku dhexmaray ciidamada amniga Puntland iyo maleyshiyaad ka amar qaata Ciise Maxamuud Yuusuf.
|
· ifraax on November 13 2019 ·
Read More · 5804 Reads
·
|
|
|
Caado qaate Shariif sheekh ahmed oo u digay dawladda Somaliya
Shir jaraa’id oo ay qabteen kadib markii ay kusoo laabteen magaalada Muqdishu ayaa Madaxweynayaashii hore.
|
· ifraax on November 10 2019 ·
Read More · 840 Reads
·
|
|
|
Booqashada ay ku tageen labadii Madaxweyneyaashii Hore ee Beledweyne.
Wafdi ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Beledweyne.
|
· ifraax on November 10 2019 ·
Read More · 996 Reads
·
|
|
|
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland oo xilkii la wareegay.
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Sareeyo Guuto Dabagalle ayaa maanta si rasmiya ula wareeegay xilkii, isla markaana ka sheekeeyey waxyaaluhu qaban doonno.
|
· ifraax on November 10 2019 ·
Read More · 750 Reads
·
|
|
|
Wadani oo sheegay in xilalkii ugu waaweyna loo wada dhiibay rag Militeri ah.
Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu dalkii wada qabsadeen Militeri,isla markaana ka codsaday inay dadka.
|
· ifraax on November 10 2019 ·
Read More · 675 Reads
·
|
|
|
Aqalka Hoose oo meel mariyay qaraarka jago ka xayuubinta Trump.
Aqalka Hoose ee Koongareeska Maraykanka ayaa shalay si rasmi ah u furay baaritaanka lagu samaynayo haddii uu Madaxweyne Donald Trump.
|
· abdi on November 04 2019 ·
Read More · 651 Reads
·
|
|
|
Farmaajo oo Safar Kooban ku Tagay Beledweyne.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado kooban safar ku tagay magaalada Beledweyne ee daadadku harqiyeen.
|
· abdi on November 04 2019 ·
Read More · 599 Reads
·
|
|
|
Somalilan-neey, Gar Qaado oo Beesha Gabooye Dulmiga Ka Daa. Hadaanad “Cunsuri” Ahayn, Indhaha Ka Lalin-maysid Maqaalkan.
Umad ahaan, ma nahay cusuriyiin ?! Ha ka boodin su’aashan, hana ku boodin jawaabteeda, ee bal ha kuga yar duxdo, laabta u daadaji oo is qiimee qof ahaan.
|
· ifraax on June 23 2019 ·
Read More · 647 Reads
·
|
|
|
Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo lagu aasay Qaahira.
Meydka madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa deg deg loogu aasay magaalada Qaahira saacado yar ka dib markii uu si lama filaan ah ugu dhintay maxkamad..
|
· abdi on June 18 2019 ·
Read More · 657 Reads
·
|
|
|
Abwaan Sangub oo Subaxnimadii hore ee saakay ku geeriyooday magaalada Addis Ababa.
Waxaa Allaha u naxarisitee Saakay ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub.
|
· abdi on June 18 2019 ·
Read More · 716 Reads
·
|
|
|
Wasiirka maaliyada Mr Bayle Soomaaliya Maalgashi ayay diyaar u tahay.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu Magaalada Malabo ee dalka Equatorial.
|
· ifraax on June 15 2019 ·
Read More · 617 Reads
·
|
|
|
Qaraxyo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo qaraxana uu ka dhacay isgoyska Sayidka gaar ahaan goob lagu ilaaliyo Golaha Shacabka.
|
· ifraax on June 15 2019 ·
Read More · 553 Reads
·
|
|
|