|
|
Samafale lagu haystay Soomaaliya oo dalkeedii lagu celiyay.
Haweeney Talyaaniga u dhalatay oo gargaarka ka shaqeynaysay oo bishii Nofeembar 2018 lagu afduubtay gudaha waddanka Kenya.
|
· ifraax on May 11 2020 ·
Read More · 661 Reads
·
|
|
|
COVID-19 oo Soomaali badan kusoo ritay St. Cloud, Minnesota
Magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa sida ay wararku sheegayaan waxaa xanuunka COVID-19 uu soo ritay Soomaali badan.
|
· abdi on May 05 2020 ·
Read More · 589 Reads
·
|
|
|
Kiisas cusub oo COVID-19 ah oo laga diiwaan geliyey Somaliya..
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee tegay ay diiwaan gelisay 79 kiis oo cusub oo ah dad laga helay cudurka COVID-19.
|
· abdi on May 05 2020 ·
Read More · 591 Reads
·
|
|
|
Somaliland oo codsi u dirtay dalka Shiinaha in uu ka caawiyo covid 19.
Somaliland ayaa ka dalbatay dalka Shiinaha inuu u soo diro khubaro caafimaad oo ka taageera la tacaalidda cudurka COVID-19, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Somaliland.
|
· abdi on May 05 2020 ·
Read More · 503 Reads
·
|
|
|
Soomaaliya oo shaacisay 34 kiis oo cusub oo COVID-19 ah.
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay dalka laga diiwaan geliyey 34 kiis oo cusub oo cudurka COVID-19 ah.
|
· abdi on May 04 2020 ·
Read More · 680 Reads
·
|
|
|
Norway oo sharci siineysa 1600 oo qof oo Soomaali ah.
Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga.
|
· abdi on May 04 2020 ·
Read More · 574 Reads
·
|
|
|
Lix qof oo ku dhintay diyaarad xamuul ah oo ku dhacday magaalada Bardaale.
Lix qof oo saarnayd diyaard sidday xamuul ayaa ku dhintay kadib markii diyaaraddaasi ay ku dhacday meel u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Bardaale ee gobolka Baay.
|
· abdi on May 04 2020 ·
Read More · 676 Reads
·
|
|
|
Roobab ka da ay Magaalada Diridhabe oo geystay qasaaro naf iyi aduunyo.
Galinkii dambe ee maalinimadii shalay ayaa magaalada Diridhabe waxaa ka da'ay Roob xoogan oo khasaare naf iyo maal gaystay.
|
· abdi on April 25 2020 ·
Read More · 557 Reads
·
|
|
|
Wiil Somali ah oo lagu dilay meel u dhow magaalada Seattle,Wa
Warbixin kooban oo shalay oo Talaado aheyd lagu soo saaray bogga Twitter-ka ee Booliska degmada Tukwila oo dhinaca Koonfur daris kala ah magaalada Seattle.
|
· abdi on April 25 2020 ·
Read More · 485 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Trump oo hakiyay bixinta Green Card-ka.
Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in maamulkiisa uu si ku meel gaar ah, muddo 60 cisha ah uu u joojinayo.
|
· ifraax on April 23 2020 ·
Read More · 480 Reads
·
|
|
|
Sacuudiga oo fasaxay dhoofka xoolaha Soomaaliya.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu soo warramayaa in ay si kumeel gaar ah u qaadday xayiraaddii ay saartay dhoofka xoolaha Soomaaliya laga dhoofiyo.
|
· ifraax on April 19 2020 ·
Read More · 638 Reads
·
|
|
|
Tirada dadka u dhintay COVID-19 ee Soomaaliya oo korortay.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay kordhay tirada dadka u dhintay cudurka Covid-19 oo haatan gaartay 5 kadib markii maanta lasoo tebiyey 3 qof oo cusub oo cudurka u dhintay.
|
· ifraax on April 15 2020 ·
Read More · 578 Reads
·
|
|
|
Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus oo dhaaftay 100,000.
Tirada dadka u dhintay cudurka COVID-19 dunida oo dhan ayaa kor u dhaaftay 103,546 qof iyadoo dad ka badan 1.7 milyan oo qofna uu cudurku ku dhacay caalamka oo dhan.
|
· ifraax on April 15 2020 ·
Read More · 724 Reads
·
|
|
|
Puntland oo dacwad kusoo oogtay wadaad sheegtay inuu hayo dawada Coronavirus.
Maamulka Puntland ayaa dacwad ka gudbiyay wadaad sheegtay inuu dadka ka dawaynayo cudurka coronavirus. Dacwadan waxaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta.
|
· ifraax on April 15 2020 ·
Read More · 557 Reads
·
|
|
|
Farmaajo oo farriin u diray bulshada, kana codsaday iney ka taxadaraan COVID-19.
War kasoo baxay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda ay dadaal adag ku bixin-doonto sidii looga adkaan lahaa xanuunka COVID-19.
|
· abdi on April 11 2020 ·
Read More · 526 Reads
·
|
|
|
Xogta xaaladdii marxuumka Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa shalay xaqiijisay in qofkii ugu horreeyey uu gudaha dalka Soomaaliya ugu dhintay cudurka Coronavirus.
|
· abdi on April 09 2020 ·
Read More · 557 Reads
·
|
|
|
The Ghost Earth: How CoronaVirus Crippled the Normal Life.
The aerial drones show the major cities of mankind resembling ghost places. Streets are empty, business is closed, hotels, restaurants, coffee shops,
|
· abdi on April 06 2020 ·
Read More · 605 Reads
·
|
|
|
Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo xaaladiisa axkaatay.
Ra’iisul waasraaha Britain Boris Johnson ayaa la dhigay isbital, isaga oo maraya tijaabooyin kadib markii 10 maalmood oo xiriir ah lagu arkayey astaamaha cuudrka Coronavirus.
|
· abdi on April 06 2020 ·
Read More · 572 Reads
·
|
|
|
Mareykanka oo beeniyey burcadnimo maaskaro oo lagu eedeeyey.
Dowladda Mareykanka waxba kama ogeyn shixnad maaskarooyin ah oo loo waday dalka Jarmalka, taasi oo saraakiisha Berlin ay Mareykanka.
|
· abdi on April 06 2020 ·
Read More · 483 Reads
·
|
|
|
Dowladda Somalia oo amartay in la xiro goobaha barasahada diinta.
Dawladda Soomaaliya ayaa amartay in la xiro goobaha barasahada diinta sida dugsiyada iyo mowlacyada.
|
· abdi on March 30 2020 ·
Read More · 522 Reads
·
|
|
|
Somaliland oo baareysa dad looga shakiyey Coronavirus?
Guddiga ka hortagga cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta sheegay in baaritaan lagu sameynayo saddex qof oo looga shakiyey inay qabaan fayruskan.
|
· abdi on March 30 2020 ·
Read More · 508 Reads
·
|
|
|
Ra'iisul Wasaaraha UK oo laga helay Coronavirus.
Ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida uu ku xaqiijiyey qoraal uu soo saaray.
|
· abdi on March 27 2020 ·
Read More · 511 Reads
·
|
|
|