Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Intee le’eg tahay awoodda Somalia kula tacaali karto Coronavirus?

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in qofkii saddexaad oo Muqdisho ku sugan laga helay cudurka Coronavirus, ee dunida ku faafaya.

· abdi on March 27 2020 · Read More · 589 Reads ·Print

S.N.M, intii ka soo hadhay- Maxay ku doorsadeen Somaliland-tii..

S.N.M, intii ka soo hadhay- Maxay ku doorsadeen Somaliland-tii ay usoo halgameen. Caqliga ma gashaa inay wada carab beelaan mar qudha.

· abdi on March 27 2020 · Read More · 507 Reads ·Print

Hambalyo dhamaan Umadda reer Somaliland, gaar ahaan unugyada qarsoon ee heeganka..

Hadal hayn ayaa ahayd findhicilku ma xaaraan baa, mise waa xalaal, iyo soo hadal qaadkiisaaba xun.

· abdi on March 27 2020 · Read More · 564 Reads ·Print

Xaaladda caafimaad ee Nuur Cadde oo deggan.

Xaaladda caafimaad ee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), oo isaga iyo wiilkiisaba uu haleelay cudurka Coronavirus.

· abdi on March 27 2020 · Read More · 520 Reads ·Print

Ganacsade Shiine ah Oo Soomaliya Ku Caawiyay Qalabka Lagu Baadho Coronavirus.

Xukuumada Somaliya ayaa ganacsade Shiina udhashay ee ah aasaasaha Shirkada Ali Baba  uu ku caawiyay qalab lagu baadho xanuunka faraha baas ku haya caalamka.

· abdi on March 26 2020 · Read More · 625 Reads ·Print

Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu dhintay Kenya.

Dawladda Kenya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeeyey uu dalkaas ugu dhintay cudurka COVID-19.

· abdi on March 26 2020 · Read More · 510 Reads ·Print

Senate-ka Mareykanka oo ansixiyey sharci $2 tirilyon ah.

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyey sharciga xirmo dhaqaale ah oo ka kooban laba tirilyon oo dollar oo dhaqaalaha Mareykanka looga samata-bixinayo saameynta.

· abdi on March 26 2020 · Read More · 485 Reads ·Print

Soomaaliya oo xaqiijisay kiiskii labaad oo Coronavirus ah.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in kiiskii labaad ee Coronavirus ah ee gudaha Soomaaliya laga helay qof ku sugan magaalada Muqdisho.

· abdi on March 26 2020 · Read More · 474 Reads ·Print

SOMCABLE Oo lagala noqday keenista Internetka ee keedata loogu xidhay Somaliland.

Dadweynaha reer Somaliland ayaa 24 saacadood ee u dambeeyey si weyn u hadal hayey wax ka bedelka lagu sameeyey xeerka isgaadhsiinta Somaliland.

· abdi on March 08 2020 · Read More · 619 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomay Dhambaal uga yimid dhiggiisa Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya.

· abdi on March 08 2020 · Read More · 555 Reads ·Print

Wasiir ku xigeenkii caafimaadka Iiraan oo qaaday cudurka coronavirus.

Wasiir ku xigeenkii caafimaadka dalka Iiraan ayaa qaaday cudurka 'coronavirus', xilli dalkaas uu la halgamayo mid ka mid ah faafitaankii ugu darnaa cudurka ka dillaacay Shiinaha.

· abdi on February 25 2020 · Read More · 581 Reads ·Print

Dowlada Mareykanka oo ka horyimid ciidanka la geeyey Gedo.

Wakiilka dawladda Maraykanka ee Qaramada Midoobay iyo Ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya James Swan ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii shalay.

· abdi on February 25 2020 · Read More · 495 Reads ·Print

Madaxweyne Hosni Mubarak oo geeriyooday.

Madaxweynihii hore ee Masar Hosni Mubarak ayaa geeriyooday isaga oo ahaa 91 jir, waxaa sidaas sheegay taleefishinka dowladda, Talaado.

· abdi on February 25 2020 · Read More · 566 Reads ·Print

Ilhan Omar files for divorce, citing an ‘irretrievable breakdown’ in her marriage.

Rep. Ilhan Omar (D-Minn.) has filed for divorce from her husband, Ahmed Hirsi, claiming an “irretrievable breakdown” in their marriage.

· ifraax on February 14 2020 · Read More · 916 Reads ·Print

"Farmaajo’’ Jubbaland Kenya ma'aha waa in Kenya fara-galinta ka deysaa Jubbaland.

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Wareysi gaar ah siinayay TV Universal ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.

· ifraax on February 14 2020 · Read More · 608 Reads ·Print

Xuska 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Militeriga Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaadhan oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad.

· abdi on February 02 2020 · Read More · 728 Reads ·Print

Farmaajo iyo Kheyre oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Galmudug.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka.

· abdi on February 02 2020 · Read More · 622 Reads ·Print

Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo loo doortay madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug.

Waxaa Goor dhaw lagu soo gabagabeeyay degmada Dhuusa-Mareeb doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug.

· abdi on February 02 2020 · Read More · 572 Reads ·Print

Qarax Maanta ka dhacay magaalada Mogdisho ay ku dhinteen 100 Qof.

Waxaa saacad walba isa soo taraya warka ku saabsan Khasaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu sababay Qaraxii subaxnimadii hore ee saakay lagu bartilmaameedsaday.

· ifraax on December 28 2019 · Read More · 828 Reads ·Print

Kongereeska Maraykan oo u Codeeyey in Trump Xilka laga Qaado.

Waxaa Goor dhaweyn ay Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka D. Trump.

· ifraax on December 19 2019 · Read More · 1019 Reads ·Print

Golaha Wakiilada Somaliland oo Lacago ka Jaray Xisbiyada Qaranka.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa lacago ka jaray saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland iyagoo shalay ansixiyey.

· ifraax on November 30 2019 · Read More · 689 Reads ·Print

M/weyne Muuse Biixi oo Xukumadiisa isku-shaandheyn,Xilka-qaadis iyo magacaabisba.

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xukumadiisa isku-shaandheyn,Xilka-qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Wareegto Madaxweyne.

· ifraax on November 30 2019 · Read More · 609 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>