|
|
Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya shirka Jaamacadda Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga.
|
· ifraax on April 15 2018 ·
Read More · 656 Reads
·
|
|
|
Naciima Qorane oo 3 Sano oo Xabsi ah ay Xukuumada Jeegaantu ay ku xukuntay.
Abwaan Naciimo Qorane ayaa maanta maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa waxay ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah.
|
· ifraax on April 15 2018 ·
Read More · 677 Reads
·
|
|
|
Ciidamadii Ilaalada Jawaari oo La Xidhey xalay
Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Cismaan Jawaari.
|
· abdi on April 05 2018 ·
Read More · 768 Reads
·
|
|
|
Golaha ammaanka oo isku raacay in la kordhiyo taageerada AMISOM
Golaha Ammaanka oo Arabacadii shalay yeeshay kulan ayaa waxaa ay falanqeeyeen weerarada xoogagga ururka Al-shabaab.
|
· abdi on April 05 2018 ·
Read More · 609 Reads
·
|
|
|
Sahra Axmed Jaamac oo ku geeriyootay Hargeysa.
Waxaa Allaha U naxariistee goor dhow geeriyootay Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maalmihii dambe ku xanuun saneyd magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland.
|
· abdi on April 04 2018 ·
Read More · 609 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed una. Saabsan geesinnimadii uu ku kacay Cabdiraxman Ciro ayaa looga baahanyahay madaxwayne Muuse Bixi Cabdi in uu sameeyo.
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna. Saabsan geesinnimadii uu ku kacay Cabdiraxman Ciro.
|
· ifraax on April 04 2018 ·
Read More · 594 Reads
·
|
|
|
Mooshinka Wax ka badalka habka loo soo doorto Mayarada iyo Golaha Deganka.
Wiigi hore waxuu golaha wakiiladu ka doodayeen mooshin dib u eegid lagu samaynayo tirada lagu ridayo Mayarka iyo Mayar ku-xigeenka.
|
· ifraax on April 04 2018 ·
Read More · 653 Reads
·
|
|
|
6 qof oo isku qoys ah oo qarax ku dhintay magaalada Buuloburte.
Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday miino waddada bartankeeda lagu aasay, degaan qiyaastii 7 km.
|
· abdi on April 02 2018 ·
Read More · 634 Reads
·
|
|
|
Aniga iyo Labadeyda ku-xigeen waan ka Aqbalnay madaxwyenaha in xaalada la dajiyo.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa.
|
· ifraax on March 31 2018 ·
Read More · 656 Reads
·
|
|
|
Somaliland oo Gardarro Ku Tilmaantay Dacwadda Ay Dowlada FS U Gudbisay QM.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera.
|
· ifraax on March 31 2018 ·
Read More · 657 Reads
·
|
|
|
Mareykanka Oo Fiisaha Dal Ku Galka Udiiday Madaxweynihii Hore Ee Somaliya.
Safaaradda dalka maraykanka ee magaaladda Nairobi oo qaabilsan arrimaha soomaaliya ayaa fiisaddii dal ku galka (the US entry visa) u diiday madaxweynahii hore ee Soomaaliya.
|
· ifraax on March 28 2018 ·
Read More · 668 Reads
·
|
|
|
Somaliya Oo Imaaraadka u gudbisay Cabasho ka dhan ah Shirkada DPworld.
Dawladda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Iimaaraadka Carabta ka fadhiya Muqdisho, sida uu Hargeysa Online u sheegay wasiiru- dawlaha arrimaha dibadda.
|
· ifraax on March 28 2018 ·
Read More · 637 Reads
·
|
|
|
Qarax gaari oo goor dhaw ka dhacay meel ku dhaw Isgoyska Zoobe.
Qarax lagu soo xiray gaari ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
|
· ifraax on March 28 2018 ·
Read More · 695 Reads
·
|
|
|
Golaha Wasiiradda Somaliland oo ansixiyey miisaaniyad sanadeedka 2018ka.
Golaha Wasiiradda Somaliland ayaa maanta ansixiyey odoroska miisaaniyad sanadeedka 2018-ka oo lagu sheegay inay dhan tahay 1687000,000,000
|
· abdi on March 27 2018 ·
Read More · 673 Reads
·
|
|
|
Qarax Xooggan oo qasaare geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in goor dhowayd uu qarax xooggan ka dhacay bartamaha magaalada.
|
· abdi on March 25 2018 ·
Read More · 694 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed kuna tilmaaman waa maxay jeegaan,beelaha ku heshiiyey..
Waxay nagu kalliftay in aanu tilmaanno dhibatada ay keeni karto beelaha Somaliland ee dalka wada leh oo dhabarka isu jeediya.
|
· abdi on March 25 2018 ·
Read More · 548 Reads
·
|
|
|
XAKAMAYNTA QABYALADA, SIYAASIYIINTU DIYAAR MA U YIHIIN?
Waxaad dhagastay qudbada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi uu kula hadlayay jahliyada Dubia. Madaxwaynaha waxa uu u soo jeediyay ummada Somaliland.
|
· abdi on March 23 2018 ·
Read More · 624 Reads
·
|
|
|
Racists Charged In Terror Plot Against Somali Refugees Get A Nearly All White Jury.
Patrick Stein, Gavin Wright and Curtis Allen were arrested and charged in connection with a FBI domestic terrorism sting.
|
· abdi on March 23 2018 ·
Read More · 722 Reads
·
|
|
|
Trump oo Beddeley La Taliyihiisa Ammaanka Qaranka.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beddalay la taliyihiisii dhanka ammaanka qaranka oo noqonaya kii ugu danbeeyey saraakiil sar sare.
|
· abdi on March 23 2018 ·
Read More · 625 Reads
·
|
|
|
14 Ruux oo Ku Dhimatay Qarax Muqdisho ka Dhacay.
Weerar loo adeegsaday wax loo maleynayo inay ahaayeen mooto bajaaj wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay agagaarka Hotel Wehliye ee magaalada Muqdisho.
|
· abdi on March 22 2018 ·
Read More · 663 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib Kulankii Imaaraadka.
Weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta dalka dib ugu soo noqday ka dib markii muddo ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta.
|
· abdi on March 19 2018 ·
Read More · 723 Reads
·
|
|
|
Imisa ayuu kaga kiraysnaa Garoonka Diyaaradaha ee Berbera Shirkada NASA ee Maraykanka sanadihii 1981-1991. Balse inagu maxaan ku kiraynaynaa.
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera oo mar ahaa garoonka ugu dheer dhinaca dhabaha ee qaarada Africa.
|
· abdi on March 19 2018 ·
Read More · 672 Reads
·
|
|
|