|
|
DP World: Golden Opportunity for Somaliland.
The recent DP World investment in Ber-bera Port is the largest single direct foreign investment in Somaliland so far. In this join investment,
|
· ifraax on March 19 2018 ·
Read More · 18627 Reads
·
|
|
|
Madaxwayne Muuse Biixi Waxan leeyahay Xil Adigana Kaayimid Gobolka Awdalna Aan soo Gaadhin ayaa Jira ?
Qaab dhismeedka dawlada Somaliland waa dawlad dimuqraadi ah manta aan marayno 2018 kii waxay maraysaa 27 sano ama waxan odhan karnaa way 27 jirsatay dawlada waxa ay u qayb santaa sadex qaybood
|
· ifraax on March 19 2018 ·
Read More · 590 Reads
·
|
|
|
War-saxaafadeed Af noolina waa hadla ayna waa ciyaa Somaliya.
War-saxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo taabanaya qorshe la gudboon, xusbiyada mucaaridka midaynta beelaha Somaliland.
|
· ifraax on March 19 2018 ·
Read More · 758 Reads
·
|
|
|
HARGAYSI WAXAY U BAHAN TAHAY MAYAR TAYO LEH.
Hargaysi waa casimada Somaliland, waana murayada laga dalacanayo horumarka iyo dawladnimada dalka.
|
· ifraax on March 19 2018 ·
Read More · 702 Reads
·
|
|
|
Qolaha Wakiillada Somaliland oo Meel Mariyay Heshiiskii DP World.
Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixiyay go’aankii Aqalka Hoose ee baarlamanka dowladda federalka ee Soomaaliya.
|
· abdi on March 13 2018 ·
Read More · 664 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Muuse Biixi oo Imaaraadka sidegdeg ah uga u Safray.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta ugu kicitamay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
|
· abdi on March 13 2018 ·
Read More · 666 Reads
·
|
|
|
Shir ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin iyo Waxgarad oo ka dhacey galbeedka Laascaanood.
Shirkan oo maalmihii u danbeeyey u soconayey beesha degta Koonfurta iyo Galbeedka degmada Laas-caanood ayaa waxaa isugu yimi siyaasiyiin..
|
· ifraax on March 08 2018 ·
Read More · 628 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka jawaabay hadalkii ra'iisal wasaare Kheyre.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay xukuumadda Soomaaliya.
|
· ifraax on March 08 2018 ·
Read More · 639 Reads
·
|
|
|
Maxaabiis laga keenay Hindiya oo Muqdisho laga soo dajiyay.
Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay 76 maxaabiis Soomaaliyeed ah oo laga keenay dalka Hindiya.
|
· ifraax on March 04 2018 ·
Read More · 633 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo baxay dawlada Mogdisho.
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland C/raxmaan Guri barwaaqo, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre.
|
· abdi on March 03 2018 ·
Read More · 573 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo la wareegay qeybo ka mid ah degmada Balcad.
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahano ka mid ah ururka Al-Shabaab.
|
· abdi on March 02 2018 ·
Read More · 645 Reads
·
|
|
|
Somaliland, DP World Iyo Itoobiya oo Heshiis ka Gaarey Dekadda Berbara.
Heshiis saddex geesood ah oo dhex maray maamulka Somaliland, shirkadda DP World iyo Itoobiya, ayaa maanta lagu saxiixay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.
|
· abdi on March 02 2018 ·
Read More · 700 Reads
·
|
|
|
Mudaharaad ka Dhan ah Masuuiyantii Kulmiyihii hore Wasaarada Biyaha ka dib Fashilka Biyaha Xunboweyne.
Waxa looga baaqayaa dhamaan dad weynaha xaafadaha axmed dhagax iyo maxamuud haybe inay isugu soo baxaan mudaharaad salmi ah kaas oo ka dhan.
|
· abdi on February 24 2018 ·
Read More · 663 Reads
·
|
|
|
War-saxaafeed kuna wajahan $153.5 Million Doollar loogu talaggalay mashruuca xumbawayne.
War-saxaafeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan $153.5 Million Doollar loogu talaggalay
|
· abdi on February 24 2018 ·
Read More · 782 Reads
·
|
|
|
Geerida ka Dhalatey Qaraxyadi Mogdisho oo Korortey
Tirada dhimashada qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordheysa, iyadoo inta badan meydadka la geeyay.
|
· abdi on February 24 2018 ·
Read More · 676 Reads
·
|
|
|
Qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen dad qaadhaya 30 qof.
Tirada dhimashada ayaa guud ahaan marka la eego gaartay 30 ruux Qarax iyo is arasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
|
· abdi on February 24 2018 ·
Read More · 678 Reads
·
|
|
|
Muuse Biixi oo maanta magacaabay mas'uuliyiin cusub.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta masuuliyiin cusub u magaacaabay qaar ka mid ah hay’adaha dawladda.
|
· abdi on February 22 2018 ·
Read More · 675 Reads
·
|
|
|
We have to prove we’re American enough to deserve respect’
After an Iranian-American fashion blogger was grilled on live TV about her heritage, she fired back with a biting critique of the US.
|
· ifraax on February 18 2018 ·
Read More · 598 Reads
·
|
|
|
Diyaarad sidey tiro ka badan 60 ruux oo rakaab ah oo ku bur burtay dalka Iran.
Diyaarad sidday rakaab ka badan 60 ruux ayaa ku burburtay dhul buuraley ah oo ku yaalla bartamaha dalka Iiraan.
|
· ifraax on February 18 2018 ·
Read More · 716 Reads
·
|
|
|
Orodyahan Ajanabi ah oo kaalinta kowaad u gallay tartankii Orodka Somaliland.
Orodyahan reer London ah ayaa kaalinta kowaad ku guulaystay tartankii ciyaaraha fudud ee orodka oo lagu qabtay magaaladda Hargeysa.
|
· abdi on February 17 2018 ·
Read More · 617 Reads
·
|
|
|
Wasiirka maal-gashiga Somaliland ayaa waxaa uu joogo magalada Dubia, waxuu warku nagu soo gaadhay in uu ku hawlan yahay sidii Somaliland loo maal-galin lahaa.
|
· abdi on February 17 2018 ·
Read More · 766 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland.
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.
|
· abdi on February 17 2018 ·
Read More · 588 Reads
·
|
|
|