How long Somaliland will remain unrecognized? How it’s far from the target? Is it on the path that leads to the right destination? All these questions.
·abdi on February 17 2018 ·
Read More · 553 Reads
·
Ninkii ardada ku dilay gobolka Florida oo Maxkamad Maanta la hor-keenay
Wiil 19 ah oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dilay 17 arday oo wax ka baranayay dugsi sare oo ku yaalla gobolka Florida ayaa Khamiisti lasoo taagay maxkamad.
·ifraax on February 16 2018 ·
Read More · 648 Reads
·
Somaliland oo Cadeyday in ay Jabuuti ku Kulmidoonaan Farmaajo iyo Muuse Biixi.
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.
·ifraax on February 10 2018 ·
Read More · 635 Reads
·
Wafdi Ka socda Dowlada Somaliland oo gaadhay Magaalada Buuhoodle.
Wefti uu hogaaminayo wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland C/rashiid Ducaale Qanbi ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle.
·ifraax on February 10 2018 ·
Read More · 661 Reads
·
Gurmad lagu badbaadinayo Doon dhawaan ku caariday xeebta degmada Boosaaso oo socda
Wararka ka imanaya degmada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in uu halkaa ka soconaya gurmad xoogan oo lagu badbaadinayo hantida saaran Doon dhawaan.
·ifraax on February 10 2018 ·
Read More · 622 Reads
·
Qaar ka tirsan Al-shabaab oo gaaray gobolka Gedo.
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay halkaa gaareen saraakiil sar sare iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.
·abdi on February 05 2018 ·
Read More · 665 Reads
·
Meydadka muhaajiriin Afrikaan ah oo laga helay Xeebaha Dalka Spain
Inta la xaqiijiyay 20 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray Meydadkooda badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse ku dhaw dalka dariska la ah Moroko.
·abdi on February 05 2018 ·
Read More · 675 Reads
·
90 Tahriibayaal ah oo Ku Qaraqmay Xeebaha Libya.
Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraq-meen xeebaha Libya, ka dib markii kooxo dadka tahriibiya ay dooni ku soo qaadeen taasoo badda ku degtey.
·ifraax on February 02 2018 ·
Read More · 849 Reads
·
Wiil Soomaali ah oo lagu dhax-dilay xabsi ku yaala magaalada London.
Qoyskiisa waxa ay u maleynayeen in uu ku badbaadi ogyahay xabsiga dhexdiisa kadib caqabado uu kala kulmay banaanka , balse hadda waxa ay ku jiraan baroordiiq.
·ifraax on February 02 2018 ·
Read More · 674 Reads
·
Qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM
Warar ka soo baxay Qarax miino oo Waqooyiga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe lagula eegtay ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM.
·ifraax on February 02 2018 ·
Read More · 680 Reads
·
Wasiirka Kaluumaysiga Xasan gafadhi oo Muwaadiniintii iska Hor-istaagey in ay kaluumeystaan.
Wasiirka Kaluumaysiga Xasan gafadhi oo Muwaadiniintii iska Hor-istaagey in ay kaluumeystaan iyo Marwo Sabaax oo udirtay Fariin culus..
·abdi on January 28 2018 ·
Read More · 612 Reads
·
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Dhaqaalaha Adduunka ee ka socda Davos ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Canada.
·abdi on January 26 2018 ·
Read More · 593 Reads
·
Labo Wiil oo Soomaali ah oo xalay lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada.
Labo Wiil oo Soomaali ah ayaa la dilay Labo kalana waxaa soo gaaray dhawac halis ah kaddib toogasho xalay ka dhacday xaafadda Etobicoke ee magaalada Toronto.
·abdi on January 23 2018 ·
Read More · 673 Reads
·
Xukuumada Somaliland oo baaq nabadeed u diray labadda beelood ee ku diriray gobolka Sanaag.
Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa si adag uga hadlay shaqaaqaddii ka soo cusboonaatay degmadda Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.
·abdi on January 23 2018 ·
Read More · 619 Reads
·
Warsaxaafadeed ku wajahan qarannimada jamhuuriyadda Somaliland.
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan yey dani ugu jirtaa qarannimada.
·ifraax on January 21 2018 ·
Read More · 581 Reads
·