Waxaan internetka ka dalacday wasiirka beeraha Somaliland, Md Axmed Muumin Seed oo iskugu yeedhay aqoon yahanada ku xeel dheer beeraha.
·ifraax on January 21 2018 ·
Read More · 681 Reads
·
Al-shabaab oo la sheegay in ay saldhigyo ku leeyihiin dalka Tanzania.
Dowladda Tanzania markii ugu horeysay waxaa ay sheegtay in xubno ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya.
·ifraax on January 21 2018 ·
Read More · 671 Reads
·
Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw wareegto uu soo saaray u magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir.
·ifraax on January 21 2018 ·
Read More · 755 Reads
·
Ciidamada oo soo Furtay Caruur al-Shabaab ay Qafaasheen.
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Soomaaliya ay xalay weerar ku qaadeen iskuul la sheegay in ururka al-Shabaab.
·ifraax on January 19 2018 ·
Read More · 651 Reads
·
Dowladda Soomaaliya oo dib dalka u soo celineya Maxaabiis laga sii daayay xabsiyada dalka India.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa kulanka golaha Wasiirada horgeeyay warbixin ku saabsan.
·ifraax on January 19 2018 ·
Read More · 553 Reads
·
Al-shabaab oo Qarax ku weeraray ciidamo ka tirsan dowladda Kenya.
Kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu waramayaa in weerar Jidgal ah ku qaadeen Al-shabaab.
·abdi on January 15 2018 ·
Read More · 682 Reads
·
War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland.
War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan diginin madaxadhaqameedka caadaystay.
·abdi on January 15 2018 ·
Read More · 615 Reads
·
Waxii doorashada inaga qaldamay ma la saxi karaa?
Waxaan goob joog u ahaa olalihii iyo doorasha Madaxtooyada Somaliland. Waxaana qirayaa in doorashada madaxtooyada ay ahayd doorasho xor ah xalaala.
·abdi on January 15 2018 ·
Read More · 778 Reads
·
·abdi on January 06 2018 ·
Read More · 633 Reads
·
Kheyre oo xilalkii ka qaaday Saddex Wasiir oo ka tirsanaa xukuumadda iyo Wasiirro cusub oo la magacaabay.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya.
·abdi on January 04 2018 ·
Read More · 650 Reads
·
War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland.
War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan,danyarta dulman ee dayactirka u baahan.
·abdi on January 02 2018 ·
Read More · 614 Reads
·
Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Dhalinyaradii Timaha laga Xiirayey.
Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Dhalinyaradii Timaha laga Xiirayey siina wada Hawl galadii lagu qab qabanayey Tuugta.
·abdi on January 01 2018 ·
Read More · 619 Reads
·
Maxkamada ciidamada oo la horkeenay rag ku eedeysan Qaraxii Zoobe.
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dhageystay dacwad loo heysto rag lagu eedeynayo in ay ka dambeeyeen qaraxii..
·abdi on January 01 2018 ·
Read More · 679 Reads
·
Waxaan Canbaraynayaa Ciidamada Nabadgalyada Somaliland ee Inamada aan waxba galabsan Suuqa timaha kaga xiirayaan.
CIIDAMADA Bolisku waxay Somaliland u soo jiideen sumcad xumo. DHAQANKANI AY KU KACEEN WAA KII AL-SHABAAB IYO KOOXA XAGJIRKA KU DHAQMI JIREEN.
·abdi on January 01 2018 ·
Read More · 721 Reads
·
Government of Somaliland: Proposals to Improve Value of Government and Win Trust of Citizens.
Somaliland has come across challenges to achieve grassroots of development, functioning institutions and democratic governance.
·abdi on January 01 2018 ·
Read More · 873 Reads
·
Cabdi Qeybdiid : Ciidamadii i soo weerarray waxaa la ii sheegay in ay ka amarqaadanayeen Imaaraadka.
Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta.
·abdi on December 30 2017 ·
Read More · 654 Reads
·
Saraakiil Kenyaan ah oo ka tirsan Al-shabaab oo wax yeelo ka soo gaartay duqeynta Mareykanka.
Dowlada Kenya ayaa sheegtay duqeyn ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen gudaha dalka Soomaalya wax yeello ka soo gaartay Labo sarkaal oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab.
·abdi on December 30 2017 ·
Read More · 626 Reads
·