Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay sida Al-shabaab looga guuleysan karo loogana xoreyn karo gobolada dalka.
·abdi on December 05 2017 ·
Read More · 618 Reads
·
Shirweynaha Muqdisho oo wajigisii labaad gallay.
Waxaa maalintii labaad ka socoanaya magaalada Muqdisho shirweynaha “Somali Partnership Forum”, waxaana shirka wajigiisa labaad ee maanta diirada lagu saarayaa.
·abdi on December 05 2017 ·
Read More · 648 Reads
·
Golaha Wakiiladda Somaliland oo dib ugu celiyey saddex Xeer oo madaxweynuhu ku soo celiyey golaha.
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa markii labaad madaxweynaha dib ugu celiyay saddex xeer oo ay hore goluhu u ansixiyeen.
·abdi on December 04 2017 ·
Read More · 742 Reads
·
Xuutiyiinta oo sheegtay in ay dileen madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax
War goor dhaw laga sii daayay warbaahinta ku hadasha Afka Kooxaha Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in ay xoogaggooda dileen madaxweynihii dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.
·abdi on December 04 2017 ·
Read More · 660 Reads
·
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Kenya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Murrashaxii xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa tan iyo intii lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii madaxtooyada Somaliland.
·abdi on December 03 2017 ·
Read More · 757 Reads
·
Kooxo burcad ah oo Ganacsade Somali ah ku dilay magaalada Cape town
Kooxo burcad ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape town ku dilay ganacsade Soomaaliyeed.
·abdi on December 03 2017 ·
Read More · 643 Reads
·
Kooxo hubaysan oo labo wiil oo Soomaali ah ku dilay Koonfur Afrika.
Kooxo hubaysan oo u dhashay Koonfur Afrika ayaa xalay maqribkii labo wiil oo Somali ah ku dilay goob ganacsi oo ku taala magaalada Johansberg ee dalkaasi.
·abdi on November 30 2017 ·
Read More · 617 Reads
·
Mareykanka oo beeniyay in weerarkii Barriire dad rayidka ah lagu dilay.
Dowlada Maraykanka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday in dad rayid ah lagu dilay howlgalo laga fuliyay beer ku dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose.
·abdi on November 30 2017 ·
Read More · 695 Reads
·
Xoogagga Al-shabaab oo weeraray deegaanka Lamu ee dalka Kenya.
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ee ka howlgala gudaha dalka Kenya ayaa weerar saf mar ah ah ku qaaday gelinkii dambe ee Talaadadii kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya.
·abdi on November 29 2017 ·
Read More · 623 Reads
·
Madaxweynaha cusub ee la doortay Muuse Biixi oo si kadis ah meel fogaaro ah kula kulmay Cabdiraxmaan Cirro.
Madaxweynaha la doortay ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta markii ugu horeysay si kadis ah kula kulmay goob fagaare ah.
·abdi on November 23 2017 ·
Read More · 723 Reads
·
Talo soo jeedin madaxwaynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Muse Bixi Cabdi..
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan talo soo jeedin madaxwaynaha.
·abdi on November 23 2017 ·
Read More · 677 Reads
·
Doorashada Soomaaliland waxaa ka muuqatay Ilbaxnimo & isku dulqaadasho siyaasadeed.
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed
·abdi on November 21 2017 ·
Read More · 848 Reads
·
Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay howlgalkeeda iyo ciidamada ka jooga Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo sidoo kale kooxda Daacish ee ku sugan.
·abdi on November 21 2017 ·
Read More · 633 Reads
·
Degdeg Musharaxa Cirro oo Qaadacey Doorashadii Somaliland ka dhacday iyo arimo fara badan.
Degdeg Musharaxa Cirro oo Qaadacey Doorashadii Somaliland ka dhacday iyo arimo fara badan.
·abdi on November 21 2017 ·
Read More · 789 Reads
·
Muuse Biixi oo ku guuleystay doorashadii Somaliland.
Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye.
·abdi on November 21 2017 ·
Read More · 720 Reads
·
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska.
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan talo soo jeedin guddida doorashada.
·abdi on November 20 2017 ·
Read More · 905 Reads
·
Ma dhabbaa in ku xigeenkii CIRRO ee xisbiga wadani uu u talaabay degaankiisii Awbarre ee itoobiya.
Wararka naga soo gaadhaaya xuduuda u dhaxaysa itoobiya & somaliland ayaa waxay sheegayaan in ku xigeenkii CIRRO uu ku laabtey degaankii.
·abdi on November 20 2017 ·
Read More · 985 Reads
·
Durba xisbiga wadani oo rabsha kabilaabay dalka,somalidu waxay tidhaahdaa, Oofi ereygaaga!keep one s word.
Shacabka reer SL waxay u dareereen 13/11/2017 iney kala doortaan 3 sadex madaxweyne & 3 sadex madaxweyne ku xigeen taasi oo sinabada ah ku dhacday.
·abdi on November 20 2017 ·
Read More · 751 Reads
·
Wasiiradda madaxtooyada oo ka hadlay waxyeeladdii ka dhalatay rabshadihii Hargeysa iyo Burco ka dhacay.
Xukuumadda Somaliland ayaa ka warbixiyey dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay rabshadihii ka dhacay xaafado ka tirsan Burco iyo Hargeysa.
·abdi on November 19 2017 ·
Read More · 702 Reads
·
Madaweyne Siilaanyo oo ku baaqay in aan la sheegan guul ka hor natiijada guddiga doorashada.
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ugu baaqay Xisbiyada in ay ilaaliyaan xasiloonida.
·abdi on November 19 2017 ·
Read More · 666 Reads
·
Xog Sir ah aanu helnay in ay Kominshanka doorashada Somaliland ay laaluush qaateen min $100.000
Xog Sir ah ay heshay shabakada Caalamiga ah ee Hargeysa Online ayaa sheegaya in aanu helnay Xog sir ah taasoo cadeynaysa in ay qaateen lagaco laaluush ah..
·abdi on November 17 2017 ·
Read More · 1516 Reads
·