Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Caqabadaha Somaliland Horyaala ( Qaybta III)

Dawlada Somalia waxay geed dheer iyo mid gaban u fuushay siday Somaliland u burburi lahayd.

· abdi on December 30 2017 · Read More · 694 Reads ·Print

Xarrakada Al-shabaab oo fagaare ku toogatay Shan dhalinyaro ah.

Xarrakada Al-shabaab ayaa shalay gelinkii danbe meel fagaaro ah deegaanka Iidaale oo ka tirsan gobolka Baay waxaa ay ku toogteen Shan dhalinyaro ah.

· abdi on December 25 2017 · Read More · 703 Reads ·Print

Weerar xalay lagu qaaday Wasaaradda Gaadhaandhigga Soomaaliya.

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay  lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

· abdi on December 24 2017 · Read More · 707 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo la kulmay guddoomiyhaa Xisbiga WADANI.

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo tan iyo intii loolankii.

· abdi on December 24 2017 · Read More · 824 Reads ·Print

Golaha Wasiiradda Somaliland oo maanta aqoon is waydaarsi loo furey.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xubnaha golaha wasiirrada u daah-furay kulan ballaadhan oo lagaga tashanayo qorsheyaasha ay xukuumaddu.

· ifraax on December 23 2017 · Read More · 643 Reads ·Print

Dagaal Dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sool.

Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay tiro ka badana waa ku dhaawacantay kadib markii dagaal ka dhacay tuulada Qoriley oo 73Km.

· ifraax on December 23 2017 · Read More · 794 Reads ·Print

Qaramada Midoobey oo cod Aqlabiyad ah ku diiday in Quddus tahay caasimadda Israa’iil.

Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay qaraar ka hor imanaya go’aankii Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu Caasimadda Israel.

· ifraax on December 22 2017 · Read More · 727 Reads ·Print

Baarlamaanka u gudbinaya mooshin ka dhan ah madaxweyne Farmaajo.

Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha.

· ifraax on December 21 2017 · Read More · 622 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan bulshada.

· ifraax on December 21 2017 · Read More · 614 Reads ·Print

CAQABADAHA SOMALILAND HOR YAALA (QABTA II):

ODAY DHAQAMEEDO waa in ayna soo xulin Musharixiinta Golaha Wakiilada iyo Golaha Deganka.

· ifraax on December 21 2017 · Read More · 760 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Xariga Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame.

Wasaaradda Amniga xukuumadda Somaaliya ayaa goor dhaw war ka soo saartay xariga Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

· abdi on December 18 2017 · Read More · 596 Reads ·Print

Nin caan ka ahaa baraha bulshadda oo qabay Xanuunka Dhimirka ayaa Hargeysa maanta lagu xiray

Cabdiraxmaan Xaaji  Dabcasar oo ah nin caan ka ah baraha bulshadda oo xanuunka dhimirka maskaxda qabay ayaa maanta lagu xidhay magaaladda Hargeysa.

· abdi on December 18 2017 · Read More · 980 Reads ·Print

Halkan Ka Akhriso Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Maanta Magacaabay Muuse Biixi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen.

· abdi on December 14 2017 · Read More · 1030 Reads ·Print

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay xubnihiisa golaha wasiiradda maalin kaddib markii loo dhaariyay xilka madaxweynaha.

· abdi on December 14 2017 · Read More · 695 Reads ·Print

Xisbiga Waddani Maka Qayb Galaya Xaflada Dhaarinta Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland.

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay in lagu marti-qaaday oo ay ka qayb-galayaan Munaasibadda lagu Caleemo-saarayo.

· ifraax on December 11 2017 · Read More · 750 Reads ·Print

Qarax gowr-dhaweyd ka Dhacay Magaalada New York USA

Qarax ayaa ka dhacay boosteejada Port Authority ee degmada Manhattan ee magaalada New York ee dalkan Mareykanka.

· ifraax on December 11 2017 · Read More · 677 Reads ·Print

SIDEE AYAA WAX LOOGA QABAN KARAA XUSBIYADA QABYALADA KU ABTIRSADA?.

Doorashada Somaliland ka dhacday waxaan ahaa dadkii qurba uga tagay si ay goob joog uga noqdan sida ay doorashadu u dhacayso.

· ifraax on December 10 2017 · Read More · 819 Reads ·Print

Dhibaatooyinka ka dhalan kara xaqdarro lagu heshiiyey.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska Dhibaatooyinka ka dhalan kara xaqdarro lagu heshiiyey

· ifraax on December 10 2017 · Read More · 705 Reads ·Print

Golaha Amaanka oo ka shiraya xiisada ka dhalatay go’aanka Trump ee Quddus.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan deg deg ahi ay ka yeeshaan carrada xoogan ee ka dhalatay aqoonsiga uu Mareykanku.

· abdi on December 08 2017 · Read More · 755 Reads ·Print

Kullan Hargaysa Ku Dhexmaray Madaxweynaha Cusub Ee La-Doortay Iyo Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaalle Kaahin.

Kullan Hargaysa Ku Dhexmaray Madaxweynaha Cusub Ee La-Doortay Iyo Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaalle Kaahin.

· abdi on December 07 2017 · Read More · 649 Reads ·Print

Maxkamad ku Taalla Dalka Canada Oo Nin Somali Ah Ku Xukuntay Xabsi Daa’in.

Maxkamad ku taalla Magaalada Ottowa ee Dalka Canada ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Cumar Adeer oo lagu eedeeyay in 2008dii uu Muqdisho ku afduubtay Gabar Wariye ah.

· abdi on December 07 2017 · Read More · 696 Reads ·Print

Go’aankii Donald Trump oo cambaareyn caalami ah loo jeediyay.

Dhaleeceyn Caalami ayaa loo joojiyay Go’aanka Trump ee caasimada Israa’iil uu ugu aqoonsaday magaalada Quddus.

· abdi on December 07 2017 · Read More · 553 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>