Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Labo Wasiir oo ku dhawaaqay inay u sharaxan yihiin Madaxtinimada Xisbiga Kulmiye.

Wasiiradda Wasaaradaha Maaliyadda, Arrimaha Dibeda iyo Wershadaha ayaa shalay hotelka Guuleed ku qabtay shir balaadhan.

· ifraax on November 19 2014 · Read More · 1120 Reads ·Print

Bile – Aqoonta U Adeegta Nolosha

Qiyaastii 1995kii mar an fasax ku tegey magaalada Toronto ee dalka Kanada ayaan maalin maalmaha ka mida raacey nin an saaxiib.

· ifraax on November 19 2014 · Read More · 716 Reads ·Print

Qabyaalad kama ilbaxnoo garaadkii lixdankii baynu wali taaganahay!!!!

Ahaanshiyaha  qof soomaaliyeed oo  kasoo jeeda ummad dhaqan iyo qabiil leh oo qabyaalad ku dhaqanta.

· ifraax on November 19 2014 · Read More · 836 Reads ·Print

Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Kanada oo Madaxweyne Siilaanyo Fariin Adag u dirtay.

Garabka Haweenka ee Waqooyiga Ameerika ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, aha Safiirka Wareega ee xisbiga Marwo Suhuur Xasan Abiib.

· abdi on November 17 2014 · Read More · 903 Reads ·Print

Siilaanyo oo Xarigga ka jaray Waddo isku Xiri doonta Hargeysa iyo Salaxleey.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Max'uud Silaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray 5KM oo ka mida wadada isku xidha Hargeysa iyo Salaxleey.

· abdi on November 17 2014 · Read More · 974 Reads ·Print

Reer awdal oo ka soo horjeestay xilka qaadista gudoomiyaha wakiilada.

Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada somaliland isla markaana ka soo jeeda xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

· abdi on November 16 2014 · Read More · 822 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Mudaharaadadii Gilgilay Hargeysa, Burco.

waxaa ka xumahay in ay dhacdo maanta khilaaf iyo shiqaaqo uu abuuray Golaha Baarlamaanka Waxay Hay’adaha ay khusaysa.

· abdi on November 16 2014 · Read More · 880 Reads ·Print

Haweeney la sheegay inay xiriir la lahayd Al-shabaab oo Toogasho lagu dilay.

Haweeney u dhalatay waddanka Britain oo si aad ah loo baadi-goobayay, Samantha Lewthwaite xiriirna la lahayd kooxda Al-shabaab.

· ifraax on November 13 2014 · Read More · 1447 Reads ·Print

Wefti Wasiiro ah oo ka socda Dawladda Itoobiya oo booqasho rasmi ah ku yimi Somaliland.

Waxa shalay Kasoo degey gegida diyaardaha ee Cigaal Airport wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada horumarinta dhaqaalaha.

· ifraax on November 13 2014 · Read More · 967 Reads ·Print

Madaxda Soomaaliya oo soo Saaray Go’aan lagu Hakinayo Shirka Baydhabo.

Madaxda dowladda federaalka Somalia ayaa manta si wadajir ah u soo saaray go'aan si KMG ah loogu hakinayo shirka ka socda Baydhabo.

· ifraax on November 10 2014 · Read More · 1005 Reads ·Print

Shir looga hadlayo Qabyaaladda & Xagjir-nimada oo ka furmay dalka Turkiga.

Shir looga hadlayo la dagaallanka qabyaaladda iyo xag-jirnimada ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkey.

· ifraax on November 10 2014 · Read More · 757 Reads ·Print

Gudoomiyaha wakiilada oo ka hadlay dib u dhaca kulankii Maanta.

Kalfadhigii golaha Wakiiladda oo maanta furmi lahaa ayaa dib loo dhigay muddo toddobaad ah si khilaafka xubnaha ka dhex jira dibadda loogu soo dhamayn lahaa.

· abdi on November 09 2014 · Read More · 715 Reads ·Print

Dab-shid Ay Sameeyen Ciidamada RRU-da oo Khalkhal Galiyey Hargeysa.

Dab-shid ay Xeradooda ku Sameynayeen Ciidamada Booliska Gaar ahaana Ciidanka RRu-da ayaa Maanta Khalkhal Galiyey Dadweynaha Reer Hargeysa.

· abdi on November 08 2014 · Read More · 1065 Reads ·Print

Somaliland's Minister of Water Resources Launches SDF Funded.

his project is to confirm that Government of Somaliland Fulfilled its Promises with People in Sool Region”, Garad Jama Garad Ismail, Chief Traditional Leader of Sool Region said.

· ifraax on November 03 2014 · Read More · 900 Reads ·Print

Dab Qabsaday Guryo ku yaalla Wajaale iyo Mudaaharaad dhacay.

Mudaaharaad weyn ayaa maanta ka dhacay degmada Wajaale ee Somaliland, kaddib markii ay ka cadhoodeen guryo badan. 

· ifraax on November 03 2014 · Read More · 981 Reads ·Print

Muqdisho oo lagu Qabtay Bandhig Farshaxaneed.

Bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigayay qaar ka mid ah Farshaxanka Soomaaliya ayaa shalay..

· abdi on November 01 2014 · Read More · 887 Reads ·Print

Xisbiga Kulmiye oo Lumiyay Taageeradii Gobolka Gabiley.

Dadweynaha Gabiley ayaa ka Xuubsibtay Taageeradii ay u hayn jireen Xisbiga tallada Waddanka haya ee kulmiye.

· abdi on November 01 2014 · Read More · 979 Reads ·Print

Minneapolis oo lagu qabtay kulan looga hadlayay Nabadgalyada.

Kulan looga hadlayay xaaladda amni ee xaafadaha Somalidu ka dagan yihiin Minneapolis ayaa xalay lagu qaybtay xarunta Breint Cole Ctr.

· ifraax on November 01 2014 · Read More · 827 Reads ·Print

Tacsi Ku socota dhamaan reer Xuseen Diiriye.

Haddaanu nahay Jaaliyada Reer UK ee Beesha Ciidagale. Dhamaan Xubnahan Hoos ku xusan oo Wakiil ka ah Qurbajooga  Reer UK Ee Beesha.

· ifraax on November 01 2014 · Read More · 966 Reads ·Print

Xasan Dhuxulow oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo Iska-horimaad dhacay.

Xasan dhuxulow, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

· ifraax on October 28 2014 · Read More · 985 Reads ·Print

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Madaarka Cigaal ka Bilowday Baadhitaan.

Wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa maanta madaarka magaalada hargaysa ka bilawday baadhitaan dadka madaarka ka.

· ifraax on October 28 2014 · Read More · 969 Reads ·Print

Somaliland Cannot Be Left In The Hands Of People Who..

Somaliland Cannot Be Left In The Hands Of People Who Have Benefited From Plunder, Corruption, Mismanagement Of Our Resources.

· xaaji on October 28 2014 · Read More · 1337 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>