Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kenya oo sheegay in Ciidankeedu ay sii Joogayaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in ciidamada dalkaas ee KDF ee qaybta ka ah AMISOM ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 806 Reads ·Print

Akaadamiyada Nabada oo Kulan Casho ah u samaysay Xuukumada.

Kulan casho oo lagu sii xoojinaayey is-afgarashadii ay maalin ka hor Xukuumada iyo Axsaabta Qaranku ka gaadheen.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 1803 Reads ·Print

Masuuliyiinta Xukumada oo Xal Ka Gaadhay Xiisaddii Gabiley.

Kulamo Waxgaradka Gabiley iyo Wefti Wasiiro ah dhex maray ayaa ku dhamaaday in si wada jir ah loo tacsiyadeeyo cidii wax ku noqotay.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 770 Reads ·Print

Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Oo Xalay La Weeraray.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Gobolka Awdal. 

· abdi on September 22 2014 · Read More · 729 Reads ·Print

Madaxtooyada dalka Yemen oo la qabsaday.

Malleeshiyada kooxda Xuutiga ee dagaalka kula jira dowladda Yemen ayaa maanta oo Axad ah qabsaday xarunta looga taliyo dalkaas ee Sanca.

· abdi on September 21 2014 · Read More · 893 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukumada oo ka Heshiiyey .

Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukumada Somaliland ayaa ku Heshiiyey in Diwaangalinta Muwaadiniinta ay wakhtigeeda ku Qabsoonto.

· abdi on September 21 2014 · Read More · 825 Reads ·Print

Qarax Miino oo Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay Kismaayo.

Qarax xooggan oo nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Brundi.

· abdi on September 20 2014 · Read More · 732 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyey Dilkii labad Sargaal.

Xisbiga Mucaaradka ah ee wadanin oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada hargaysa,Ayaa waxa uu ka hadlay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal.

· abdi on September 20 2014 · Read More · 831 Reads ·Print

Madaxweyne siilaanyo oo sanadka 2015-ka dalka ka hirgalinaya cashuur dhaaf.

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray siyaasadda miisaaniyadda 2015-ka.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 950 Reads ·Print

Godoomiyaha Degmada togwajaale oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta.

Godoomiyaha Degmada togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta heer gobol ilaa heer DEGMO.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 1491 Reads ·Print

Xukuumada Siilaanyo Oo Lumisay Taageerada Gobolada Galbeedka Somaliland.

Tan iyo intii hogaanka dhaqanka beelaha gobolada Galbeedka Somaliland  ay madaxwaynaha Somaliland hordhigeen garnaqsi iyo tabashada.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 1071 Reads ·Print

Afhayeenka Qaarada yurub oo ardayda ugu baaqay inay dulqaad muujiyaan.

Waxaa Calooshu iga gubanaysaa Ardaydan Sanad walba ka soo Qalinjebinaysa Dugsiyada sare, Macadada, Jaamacadaha .

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 702 Reads ·Print

Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku naf-waayay doon ku dagtay badda dalka Liibiya .

Doonni sidday 250 tahriibayaal Afrikaan ah ayaa la sheegay in ay ku dagtay xeebaha Liibiya,taasi oo ku wajahnayd Talyaanniga.

· abdi on September 15 2014 · Read More · 769 Reads ·Print

AMISOM oo Shaacisay in ay burburisay xeryo ay lahayd Xarakada Al-shabaab.

Amison ayaa sheegtay inay weerartay saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanka Birta-dheer.

· abdi on September 13 2014 · Read More · 1495 Reads ·Print

Xukumada Somaliland Wadda Hadal la Furayso Cali Khaliif Galaydh.

Wararka ay Qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta Taageerta Cali khaliif Galadh ayaa Maalmahan Dabacaysay Warar Sheegaya in Somaliland Biloowday wadda hadal.

· abdi on September 13 2014 · Read More · 948 Reads ·Print

Xildhibaano baastoolad ula baxay maayarka borama.

laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka boorama oo la kala yidhaa maxamed ibraahim Ilkacase iyo xayte ayaa goor dhaweyd duqa degmadda borama.

· abdi on September 13 2014 · Read More · 809 Reads ·Print

Nabadda iyo Horumarku Deyn Naguma aha, ! (Qayb. 2-aad)

Qaybtii 1-aad ee Maqaalkan waxaynu kaga hadalnay in SOOMAALIYA  ay muddo ka badan 23 sano Beesha Caalamka iyo UN-taba.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 1024 Reads ·Print

Tacsi ku socota Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye

Tacsi Tiiraanyo Leh Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun waaxnu tacsi Balaadhan U Diraynaa Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 751 Reads ·Print

Baaq ku socda golaha baarlamaanka Somaliland.

Afhayeenka qaarada yurub ee xisbiga wadani oo ugu baaqay goloha baarlamaanka inay madaxweynaha wax laga weydiiyo sharci jabenta xilkiisa.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 809 Reads ·Print

Waxaan iska cafiyay Nin 22 sano ka hor Gabar iga dilay.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa sheegay inuu cafisyay nin 22-sano ka hor Muqdisho ku dilay gabar uu dhalay.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 1082 Reads ·Print

Kenya iyo uganda oo Ciidamadooda Heegan Galiyey .

Waddamada Keniya, Yugaandha, iyo Jarmalka ayaa Ciidamadooda Heegan galiyey Markii ay Soo Baxeen warar sheegaya in kooxda Al-shabaab .

· ifraax on September 11 2014 · Read More · 865 Reads ·Print

Taariikh Nololeedka Hogaamiyihii Ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane.

Waa Axmed Cabdi, sida ay ugu yeedhaan saaxiibadiisa aadka ugu dhowi, wuxu ku dhashay magaalada Hargeisa hilaadda 1968kii illaa 69kii taariikhda 1977.

· ifraax on September 11 2014 · Read More · 1587 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>