Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xuk. M/weyne Silaanyo waxay ku Dhiirratay Arrimo ay Xukuumadihii ka horreeyey ku-dhici-waayeen!(Qayb.1)

Hoggaamiye kasta oo isu daya inuu ambaqaado dariiq hore looga maagay, in qaar bulshadiisa ka mid ahi ay ka daba tumaan durbaanka dhaleecada iyo saadaasha-dhiilo aan jirin.

· abdi on July 26 2014 · Read More · 1560 Reads ·Print

Ma aqbaleyno in aan la soo qaban gacan ku dhiiglayaashii qaarijiyay Xildhibaanad Saado.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in aan gacanta lagu soo dhigin gacan ku dhiiglayaashii dilka u geystay.

· ifraax on July 25 2014 · Read More · 1222 Reads ·Print

Iska hor imaadyo iyo Qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho.

Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab ayaa xalay waxa ay ka dhaceen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadaha Carafaat iyo Ceymiska.

· ifraax on July 25 2014 · Read More · 1141 Reads ·Print

Wafdi ka socda Maamul Goboleedka Puntland oo Muqdisho soo gaaray.

Wafdi ka kooban illaa 8 Wasiir iyo Waxgarad ka soo Jeeda Maamulka Puntland ayaa xalay soo gaaray Magaalada Muqdisho.

· ifraax on July 25 2014 · Read More · 794 Reads ·Print

Xildhibaano ka walaacsan amnigooda eedeynna u jeediyay dowladda Somalia.

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaarkood waxay walaac xooggan ka muujinaya ammaankooda, iyagoo dowladda ku eedeeyay inay dayacday ammaankood. 

· ifraax on July 25 2014 · Read More · 880 Reads ·Print

Somaliland oo Shaacisay inay Casuumaad u fidisay Ergayga QM ee Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa shaaciyay inay casuumaad uu ku imaanayo Hargeysa u fidiyeen ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay.

· abdi on July 23 2014 · Read More · 1458 Reads ·Print

Saado Cali Warsame oo Muqdisho lagu dilay iyo Al-shabaab oo sheegatay.

Allaha u naxariisteen xildhibaanad, Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd xubnaha haweenka ah ee baarlmaanka Soomaaliya ku jira ayaa goor dhow lagu toogtay dhabarka dambe ee hoteelka ay deggenayd.

· ifraax on July 23 2014 · Read More · 1463 Reads ·Print

Xil Magacaabid Dallada Somaliland Societies in Europe.

Guddoomiyaha Dallada kulmisa jaaliyadaha ama ururada dalalka Yurub Mudane Cabdiraxman Yaasiin, markii uu la tashaday xubnaha kale ee guddiga isla markaana uu ku qancay kartida.

· xaaji on July 22 2014 · Read More · 866 Reads ·Print

Jabuuti oo Marti Qaad Sharafeed u fidisay Gudoomiye Cirro.

Xukuumada dalka Jabuuti ayaa, martiqaad rasmi ah u fidisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna, Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.. 

· ifraax on July 21 2014 · Read More · 2455 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaridku uma bisla Hanashada Hoggaanka Dalka!!

Waxa beryahan dambe si is-daba joog ah u soo baxayey hadallo iyo dhawaaqyo isugu jira dhalliilo iyo dhaleecayn xad-dhaaf ah oo aan sal iyo raad toona lahayn oo ay Xukuumadda 

· ifraax on July 21 2014 · Read More · 1382 Reads ·Print

Hanbalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Qurab Jooga Reer Balidhiig.

Hanbalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Qurab Jooga Reer Balidhiig Siday U Dhisteen Uguna Dadaleen Dhismaha Degamada Baldhiig Xag waxbarsho Iyo xag Caafimaadba(TAARIIKHDU WAY IDIN QORAYSA ILAAHAY WAA IDINKA ABAAL.

· ifraax on July 21 2014 · Read More · 831 Reads ·Print

Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Tababar loogu soo xiray Muqdisho.

Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa waxaa xalay magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababar u socday muddo toddobaad ka badan.

· ifraax on July 20 2014 · Read More · 1026 Reads ·Print

Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Arimaha Dibada Ee Xisbiga Yuusuf Budle.

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii arimaha dibada ee xisbiga Ucid Mr Yuusuf Budle.

· ifraax on July 20 2014 · Read More · 1179 Reads ·Print

Al Shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo Dagaal ku dhexmaray Magaalada Baydhabo.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaal yahano hubeysan oo ka tirsan sida la sheegay Al Shabaab ayaa Dagaal Culus waxuu ku dhexmaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

· ifraax on July 20 2014 · Read More · 874 Reads ·Print

Soomaali lagu xiray Kenya oo Meydadkooda laga helay Dalkaasi.

Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa sheegay in 3 Muwaadin Soomaali ah oo ku Noolaa gudaha Dalka Kenya Meydadkooda..

· ifraax on July 20 2014 · Read More · 719 Reads ·Print

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo xidhay Sarkaal Ictikaaf kaga jiray Masjidka shacabka.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Ismaaciil Shaqale ayaa shalay xabsiga dhigay sarkaal a tirsan ciidanka Qaranka oo ku cibaadaysanayey masaajid ku yaala shacabka.

· ifraax on July 20 2014 · Read More · 2229 Reads ·Print

waxaan qabanay Nin ka tirsan Al Shabaab oo damacsanaa in uu Qaraxyo ka fuliyo Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Sh.Hoose ee Dowladda Soomaaliya, C.qaadir Nuur Siidii, ayaa waxuu shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen Nin ka tirsan Ururka Al Shabaab.

· abdi on July 17 2014 · Read More · 850 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in amni la’aan aanu sacon-karin Dastuurka Dalka.

Cabdi Axmed Maxamed Baafe, Wasiirka Beeraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aan la socodsiin Karin Dastuurka Dalka inta ay taagan tahay amni darro inta laga xaqiijiyana.

· abdi on July 17 2014 · Read More · 799 Reads ·Print

Dawladda Itoobiya ayaa lagu wadaa inay toddobaadkan furto xuduudka u dhaxeeya iyada iyo Somaliland.

Dawladda Itoobiya ayaa lagu wadaa inay toddobaadkan furto xuduudka u dhaxeeya iyada iyo Somaliland kadib markii ay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

· abdi on July 17 2014 · Read More · 831 Reads ·Print

Kenya oo baaraysa Saraakiil dambiyo geystay intii uu socday Howlgalkii Islii.

Dowladda Kenya ayaa baariays saraakiil booliiska Kenya ka tirsan oo lagu eedeeyay inay geysteen ku kaceen falal ay ka mid yihiin; baad, jirdil iyo weerarro ula kac ah. 

· abdi on July 16 2014 · Read More · 796 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo Digreeto ku madax banaaneeyey Maamulka Haamaha Shiidaalka.

Madaxweynaha Somaliland ayaa bisha July kowdeedii soo saaray wareegto uu ugu madax banaanaynayo isticmaalka kharashka Haamaha Berbera.

· abdi on July 16 2014 · Read More · 917 Reads ·Print

Wasiirka Maaliyadda oo shaaca ka qaaday in Xisbiga Kulmiye ku Guuleysan doono Doorashada Madaxtooyada.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Samaale ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay ku guuleysan doonto doorashada.

· abdi on July 16 2014 · Read More · 809 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>