Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Haweeney Soomaali ah oo lagu Dhaawacay Columbus Ohio

Wararka ka imanaya magaalada Columbus ee gobolka Ohio dalka Mareykanka ayaa sheegaya in la dhaawacay Haweeney Soomaaliyeed, kaddib markii rasaas lagu furay.

· abdi on September 04 2017 · Read More · 823 Reads ·Print

Soomaaliya oo Mareykanka ka Codsatey Ciidan Dhulka ka dagaalama iyo Qaar Sirdoon ah.

Dowlada Soomaaliya ayaa Mareykanka si deg deg ah uga codsatey in ay Soomaaliya usoo diraan ciidamo dhulka ka dagaalama iyo sirdoon.

· ifraax on September 01 2017 · Read More · 728 Reads ·Print

Malaayiin Xujey Muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo.

Malaayiin Xujey Muslimiin ah oo sanadkan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa maanta taagan Banka Carafo, iyaga oo soo gudatay Acmaal kala duwan.

· abdi on August 31 2017 · Read More · 674 Reads ·Print

Hanbalyo Ciida Ay soo direen odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland.

Annaga oo ah odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska waxaannu u soo gudbinayna shacbiga Soomaliland.

· abdi on August 31 2017 · Read More · 726 Reads ·Print

Xiisad dagaal oo ka taagan deegaanka Xeraale ee gobolka Galguduud.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay halkaa ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad.

· ifraax on August 30 2017 · Read More · 772 Reads ·Print

Ciidanka Dab-Demiska Caasimada Hargeysa Oo Badbaadiyay Gabadh Ku Dhacay Suuli.

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay Xaafada Jacmeeco Weyn.

· ifraax on August 30 2017 · Read More · 824 Reads ·Print

Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.

Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska Ergo diid  Bashe Maxamed Farax.

· abdi on August 27 2017 · Read More · 705 Reads ·Print

Ehelada dadkii lagu dilay Bariire oo diiday in ay meydadka Aasaan.

Ehelada dadkii dhawaan lagu dilay deegaan hoostaga degmada Bariire ayaa diiday in ay meydadka Aasaan, ilaa sida ay hadalka u dhigeen dowladda Soomaaliya.

· abdi on August 27 2017 · Read More · 761 Reads ·Print

Qarax ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Qof goob jooge ah  ayaa sheegay in gaarigan oo lagu soo raray walxaha qarxa la soo dhigay waddada shaqaallaha gaar ahaan Isgoyska Xaaji Baasto.

· abdi on August 27 2017 · Read More · 786 Reads ·Print

Khilaafkii Golaha Wakiiladda oo dib looga balamay xalintiisa toddobaadka soo socda.

Mudanayaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta markii ay ka soo dareereen fadhigii golahaasi warbaahinta.

· abdi on August 23 2017 · Read More · 782 Reads ·Print

Ciidamo Turkish ah oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Dowladda Turkiga oo saaxiib weyn la ah Soomaaliya ayaa la filayaa in  bisha September ee nagu soo foolka leh ka furto magaalada Muqdisho.

· abdi on August 23 2017 · Read More · 1123 Reads ·Print

Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.

Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna wajahan xaqdhawridda shirkadaha isgaadhsiinta dalka.

· abdi on August 22 2017 · Read More · 645 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo qaliin fudud ku gallay cisbitaal ku yaala Imaaraadka.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo hawlo caafimaad u jooga wadanka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in qaliin fudud.

· abdi on August 22 2017 · Read More · 827 Reads ·Print

Labadii beelood ee ku dagaalamay Buuhoodle oo la kala qaaday

Waxaa lagu guulaystey in la kala qaado dhinacydii shalay ku dagaalamay magaalada Buuhoodle, kadib markii gurmad waxgaradah ay degaano kala duwan ka yimaadeen.

· ifraax on August 20 2017 · Read More · 730 Reads ·Print

Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey.

Fadhigii ay saaka ee golaha wakiilada ay ka jirtay xaalada cakirani ayaa Furmi waayey ka dib markii uu Kooram la,aan u furmi waayey.

· ifraax on August 20 2017 · Read More · 802 Reads ·Print

Gudoomiyaha Guurtida Oo Shaaciyey Cida Ay U Aqoonsan Yahiin Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu iminka shaaciyey cida uu u aqoonsan yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee golaha wakiilada.

· ifraax on August 16 2017 · Read More · 774 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya waxaan ku ammaaneynaa fududeynta iyo isa-soo dhiibidda Abu Mansoor.

Dowladda Mareykanka ayaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku ammaantay fududeynta iyo isa-soo dhiibidda hoggaamiyihii hore ee Xarakadda Al Shabaab.

· ifraax on August 16 2017 · Read More · 753 Reads ·Print

Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha u naxariistee waxaa magaalada San Diego ee gobolka Califonia dalka Maraykanka ku geeryooday habeenimadii xalay wasiirkii hore ee arimha dibada Soomaaliya.

· ifraax on August 16 2017 · Read More · 747 Reads ·Print

Musharax Ciro Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Laascaanood kuna Sii Jeeda gobalka Sanaag.

Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saaka ka anba baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.

· abdi on August 12 2017 · Read More · 742 Reads ·Print

Wadahadalo uga furmay Deegaanka widh widh Somaliland iyo Khaatumo.

Wadahadal u dhexeeya maamulka Khaatumo iyo Soomaliland ka furmay magaalada Widhwidh oo 100Km dhinaca galbeed uga beegan magaalada Laascaanood.

· ifraax on August 09 2017 · Read More · 983 Reads ·Print

Maamulka Baydhabo oo sheegay in Al Shabaab ay weerareen Mukhtaar Roobow.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya C/risaaq Cabdi Aadan, ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.

· ifraax on August 09 2017 · Read More · 689 Reads ·Print

Xukuumada Soomaaliland oo ka hadashay sheegashada xildhibaan Talyanle.

Xukuumadda Soimaaliland ayaa sheegtay in ay dambi Qaran u ragto xildhibaan sheegtay gudoomiyaha gollaha Wakiiladda.

· abdi on August 08 2017 · Read More · 733 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>