Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gabar Soomaaliyeed oo u geeriyootay dhawac ka soo gaar duufaan ka dhacday magaalada Ottawa

Gabar Soomaaliyeed oo ku nooleyd magaalada Ottawa ayaa u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray duufaan ka dhacaday 27ka bishan September.

· abdi on October 01 2017 · Read More · 656 Reads ·Print

Cabdiwali Gaas oo sheegay in khatar Amni ka jirto deegaannada Puntland.

Madxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in deegaannada Puntland ay ka jiraan khatar dhinac Amniga ah.

· abdi on September 30 2017 · Read More · 586 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo wareegto ka soo saaray adeegsiga hantidda qaranka iyo in warbaahinta dawlada oo loo sinaado..

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dagreeto ku soo saaray in wakhtiyada ololaha saddexda xisbi u sinaadaan warbaahinta dawladda.

· abdi on September 30 2017 · Read More · 735 Reads ·Print

Ina Khayre oo xarigga ka jaray saldhigga military ee Turkigu ka dhisay Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta xariga ka jaray saldhigga military oo dowladda Turkiga ay ka hergalisay magaalada Muqdisho.

· abdi on September 30 2017 · Read More · 676 Reads ·Print

Isku Dhac Dhex Maray Ciidamada Amaanka Iyo Dad Shacabka Ah Magaalada Boorama.

khasaare Dhaawac ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen ciidamada amaanka iyo dad shacab ah magaalada boorama ee xarunta gobolka Awdal.

· ifraax on September 27 2017 · Read More · 582 Reads ·Print

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka hadlay fal ciidamada AMISOM ay ka geysteen Muqdisho.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa si adag uga hadlay fal mid ka mid ah gadiidka ciidamada AMISOM uu u geystay gaari uu watay qof shacab ah.

· ifraax on September 27 2017 · Read More · 796 Reads ·Print

Ra'iisal wasaare Kheyre oo la kulmay Senator Franken.

Senetor Al Franken oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka isla markaana laga soo doorto gobolke Minnesota ee Soomaalidu ku badan tahay.

· ifraax on September 27 2017 · Read More · 645 Reads ·Print

Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ku geeriyooday Dalka Hindiya.

Alla ha u naxariistee waxa xalay wadanka Hindiya ku geeriyooday Xildhibaan Cabdraxmaan Maxamed Maxamuud Talyanle oo xanuun ku soo booday u jiifay wadankaasi.

· ifraax on September 27 2017 · Read More · 659 Reads ·Print

Maalqabeyn Bill iyo Melinda Gates oo lacag ugu deeqay 1000 qoys oo sabool ah .

Munaasabadda lacagta qoysaskaa loogu deeqayey waxa ay ka dhacday Xarunta Bill & Melinda Gates Foundation ee New York.

· abdi on September 22 2017 · Read More · 764 Reads ·Print

Shirar looga hadlayay Aminiga Soomaaliya oo ka dhacay New York.

Wali waxaa magaalada New York ka soconaya shirarka gooni goonidaa ee uu Raysulwasaare Hassan Ali Kheyre la yeelanayo madax badan.

· abdi on September 22 2017 · Read More · 742 Reads ·Print

Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta Khudbad ka horjeedinaya shirka gollaha Qaramada Midoobey.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in uu khubadisii ugu horeysay ka hor jeediyo shirka gollaha  Qaramada.

· abdi on September 22 2017 · Read More · 648 Reads ·Print

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM oo isaga baxay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Baardheere.

· abdi on September 20 2017 · Read More · 625 Reads ·Print

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay war si khaldan uga baxay Idaacada BBC-da.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa ka hadlay war si khalad ah uga baxay idaacadda BBC-da oo ay raali galin ka bixiyeen.

· abdi on September 19 2017 · Read More · 687 Reads ·Print

Kaspersky You can trust us despite US government ban

Eugene Kaspersky has denied that the cyber-security firm he founded is close to the Russian government.

· ifraax on September 15 2017 · Read More · 727 Reads ·Print

Xisbiga KULMIYE oo soo bandhigay barnaamij siyaasadeedkiisa cusub ee shanta sanno ee socota.

Madaxweynaha Somaliland, mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xafladda daah-furka barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga Kulmiye.

· ifraax on September 12 2017 · Read More · 809 Reads ·Print

Turkish Airlines profits in Africa, where others fear to fly.

When Turkish Airlines opened a direct daily route to a war-ravaged African failed state plagued by Islamist militants, industry insiders were sceptical.

· ifraax on September 12 2017 · Read More · 710 Reads ·Print

Adba taada ka hir gali Halka ruushku tubanyihiin !

Aniga o ah Marwo Samia Muse o ah bilaa Musdanbeed fikirkeeda, caqligeeda, kartideeda iyo aqoonteedaba ku socota ! Ahna qof muadin ah aaminsan demoqradiyada maanta. 

· ifraax on September 12 2017 · Read More · 686 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo isku bedel ku sameeyey qaar ka mid hay’adaha dawladda.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku bedel ku sameeyey qaar ka mid ah hay’adaha dawladda.

· abdi on September 10 2017 · Read More · 766 Reads ·Print

Somali woman arrested after police say she was involved in a drunk driving hit-and-run, had 3 children in car.

A Rochester female is arrested after police said she was driving drunk and was involved in a hit-and-run.

· abdi on September 10 2017 · Read More · 916 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay xasuuqa lagu hayo muslimiinta Rohingya Myanmar.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xasuuqa lagu hayo muslimiinta Rohingya ee wadanka Myanmar.

· abdi on September 09 2017 · Read More · 684 Reads ·Print

Roobab waaweyn oo xalay ka da’ay Somaliland iyo khasaare nafeed oo ka dhashay.

Roobab waaweyn oo xalay ka Da’ayey Somaliland, gaar ahaan goboladda Awdal iyo Hargeysa ayaa la soo sheegayaa inay dhaliyeen khasaare nafeed.

· abdi on September 08 2017 · Read More · 818 Reads ·Print

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay.

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay  sida wanaagsan ee ay amaanka wadanka gacan adag ugu hayaan.

· ifraax on September 08 2017 · Read More · 746 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>