waxaa la xaqiijinayaa inay magaaladan Burco ka socdaan olole iyo hawlgallo waaweyn oo ku saabsan waxa loo yaqaan Sixirka.
·abdi on November 07 2017 ·
Read More · 782 Reads
·
Madaxweyne Siilaanyo oo kulamo la yeeshay Culimadda, madax dhaqameedka.
Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay culimadda, madax dhaqameedka iyo guddida doorashooyinka Somaliland.
·ifraax on November 02 2017 ·
Read More · 729 Reads
·
Sayfullo Saipov oo lagu soo Oogayo dacwad la xiriirta dilka Siddeed Ruux.
Dacwad-oogayaasha federaalka Mareykanka ayaa dacwado argagixiso ku soo oogay nin kasoo jeedo dalka Uzbekistan oo ku eedeysan in uu sideed ruux.
·ifraax on November 02 2017 ·
Read More · 522 Reads
·
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ballaadhan Oo Ka Socday Hay’adda Nabadda ee Dalka Yemen.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sarre oo ka socday hay’adda nabadda.
·abdi on October 29 2017 ·
Read More · 732 Reads
·
Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.
Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna saabsan caqlicelin siyaasiinta arrinta fadeexadda leh ee ay caadaysteen.
·abdi on October 29 2017 ·
Read More · 694 Reads
·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay.
·abdi on October 29 2017 ·
Read More · 607 Reads
·
Saraakiisha Amniga oo sheegay in la soo afjaray Howlgalkii hotelka Naasa Hablood.
Saraakiisha hay’addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay.
·abdi on October 29 2017 ·
Read More · 770 Reads
·
Dad ka badan 20 ruux oo ku dhimatay qaraxii Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga wada maqlay magaalada ayaa lagu waramayaa in uu ka dhashay khasaare balaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
·abdi on October 14 2017 ·
Read More · 747 Reads
·
Faysal Cali Waraabe oo ka digay saldhiga Turkiga uu ka dhisanayo Soomaaliya.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka digay saldhiga Militari ee Turkigu ka dhistay magaaladda Muqdisho ee Soomaaliya.
·abdi on October 14 2017 ·
Read More · 712 Reads
·
Guddoomiyaha Guurtidda oo bulshada ugu baaqay inay Nabadgelyo ku Codeeyaan.
Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee lagaga bixi karo Doorashada Madaxtinada, waxaanu dadweynaha iyo Siyaasiyiintaba.
·abdi on October 12 2017 ·
Read More · 675 Reads
·
Xildhibaan Nacnac Oo Iminka Iska Casilay Kulmiye Kuna Biiray Waddani.
Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ahaa tiir dhexaadka xisbiga Kulmiye ilaa markii la aas aasay..
·abdi on October 12 2017 ·
Read More · 619 Reads
·
Taliyihii ciidamada xoogga dalka oo is casilay wasiirkii gaashaandhiga kadib.
Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid)
·abdi on October 12 2017 ·
Read More · 719 Reads
·
Wasiirkii gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya oo is casilay.
·abdi on October 12 2017 ·
Read More · 719 Reads
·
Howlgal lagu dilay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Hoose.
Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga ee maamulka gobolka Shabeellaha hoosee Cali Nuure Maxamed ayaa sheegay in Afar ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.
·ifraax on October 10 2017 ·
Read More · 588 Reads
·
Tirada Guud ee rasmiga ah ee dadka qaatay Kaadhka Codaynta Doorashada Madaxtooyadda Somaliland.
Tirda rasmiga ah ee doorashada u dareeri doonta ayaa ay goordhawayd ku dhawaaqeen gudiga doorashadu waana sidan sida ay goboladu.
·ifraax on October 10 2017 ·
Read More · 745 Reads
·
Cabdirashiid Xasan Mataan oo sheegay in xisbiga Kulmiye Awood badan ku leeyahay Gobolka Awdal.
Cabdirashiid Xasan Mataan oo sheegay in xisbiga Kulmiye Awood badan ku leeyahay Gobolka Awdal.
·ifraax on October 10 2017 ·
Read More · 713 Reads
·
Salaadiinta Beelaha Habar-jeclo iyo Habar awal oo beryahanba shirar uga socdeen magaalo madaxada Togdheer ee Burco ayaa maanta xafladd balaadhan oo ay ku qabsadeen...
·ifraax on October 08 2017 ·
Read More · 846 Reads
·
Somaliland oo sheegtay in guddi farsamo loo saaray sidii loogu heshiin lahaa Hawadda Somaliland iyo Soomaaliya.
Xukuumadda Somaliland ayaa ka warbixisay shir ay iskugu yimaadeen wasiirka Duulista hawadda Somaliland iyo wasiirka Duulista Soomaaliya.
·abdi on October 07 2017 ·
Read More · 592 Reads
·
Friend of man charged in Edmonton attacks remembers him as outgoing funny.
Until now, no one has stepped forward to acknowledge a relationship with Abdulahi Sharif. "Susan" was shocked when she found out her friend was accused of such serious crimes.
·abdi on October 07 2017 ·
Read More · 748 Reads
·
Ninkii dadka ku laayay Las Vegas oo la sheegay in uu heystay 42 Qori.
Booliiska gobolka Neveda ee dalka Mareykanka ayaa 23 qori ka helay qolkii uu weerarka ka fuliyey ninkii dadka ku toogtay magaalada Las Vegas.
·ifraax on October 03 2017 ·
Read More · 647 Reads
·
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska, kuna bartilmaansan baryada ilaahay ayaa lagu baahi baxaa.
·ifraax on October 03 2017 ·
Read More · 705 Reads
·
Al-shabab oo shegatay in ay la wareegeen deegaan hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool
Xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay la wareegeen deegaan lagu magacaabo Teed oo 30 Km u jira degmada Xudur ee gobolka Bakool.
·abdi on October 01 2017 ·
Read More · 751 Reads
·