Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

War Degdeg ah Xisbiga Kulmiye iyo kominshanka oo wadadadalo u furmay iyo baaq ay u direen shacabka.

War Degdeg ah Xisbiga Kulmiye iyo kominshanka oo wadadadalo u furmay  iyo baaq ay  u direen shacabka.

· abdi on November 17 2017 · Read More · 752 Reads ·Print

War deg-deg ah Xisbiga Waddani oo qabtay shir Jaraa'id kana hadlay musuqa.

War deg-deg ah Xisbiga Waddani oo qabtay shir Jaraa'id kana hadlay musuqa ay ku dhaqaaqeen xisbiga kulmiye iyo gudida doorashada.

· abdi on November 17 2017 · Read More · 650 Reads ·Print

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo iska difaacay eeddo loo soo jeediyey.

Komishanka Doorashooyinka ayaa iska difaacay waraaqo uu xisbiga WADANI soo bandhigay oo uu ku eedeeyey in dad gaar ahi soo daabacdayn oo lagu codaynayey.

· abdi on November 17 2017 · Read More · 579 Reads ·Print

War Deg Deg ah Madaxdhaqameedka Sanaag Oo baaqii Ugu Cuslaa U Diray Komishanka Dorashoyinka.

War Deg Deg ah Madaxdhaqameedka Sanaag Oo baaqii Ugu Cuslaa U Diray Komishanka Dorashoyinka.

 

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 694 Reads ·Print

Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta La Hadley Baaqna U Diray Kominshanka Iyo Tageerayaashiisa.

Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta La Hadley Baaqna U Diray Kominshanka Iyo Tageerayaashiisa. Video

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 732 Reads ·Print

Mudaharaad ka dhacey magaalada ceerigaabo iyo ciidamada oo adeegsaday Rasaasta Qoryaha Waaweyn.

Kaddib Muddaharaad Caawa kabilawday Ceerigaabo Waxa Magaalada Lagusoo daayey ciidammo isugu jira lug iyo gaadiidka Teknikada.

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 651 Reads ·Print

Kheyre oo maamulka Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay u soo guuraan xaruntoodda magaalada Baraawe.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in ay u soo guuraan magaalada Baraawe.

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 571 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Joojiyay la shaqeyntoodii guddiga doorashada.

Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta ka hadlay halka ay marayso tirinta codadka doorashada madaxtooyada ee qabsoontay Isniintii la soo dhaafay.

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 768 Reads ·Print

Waanu Haynaa Natiijadii Doorashada, Waana La Ogyahay In Shacabku U Codeeyey Isbedel

Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa digay cawaaqib xumo ka dhalan karta hadal ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye.

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 699 Reads ·Print

Komishanka Oo War Cusub ka soo Saaray Natiijadii Doorashada Somaliland

Komishanka Oo War Cusub ka soo Saaray Natiijadii Doorashada Somaliland.

 

· ifraax on November 16 2017 · Read More · 810 Reads ·Print

Guddida Doorashada Oo Ka Jawaabay Cabasho Ay Gaadhsiiyeen Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.

Guddida doorashooyinka somaliland ayaa ka jawaabay cabasho uu muujiyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

· ifraax on November 15 2017 · Read More · 760 Reads ·Print

Doorashooyinka Somaliland ka dhacay way ka Fiicanyiin Xataa Kuwa Reer Galbeedka Qaar.

Shirkii Wasiiradda Soomaaliya, ayaa boggaadiyay qaabkii ay u qabsoontay doorashooyinka Somaliland ee shalay loo dareeray.

· ifraax on November 15 2017 · Read More · 827 Reads ·Print

Somaliland Oo ka hadashay Doorashadii dalka ka dhacday 13 Nov 2017 fariina u dirtay Beesha Caalamka.

Somaliland Oo ka hadashay Doorashadii dalka ka dhacday 13 Nov 2017 fariina u dirtay Beesha Caalamka.

 

· ifraax on November 15 2017 · Read More · 685 Reads ·Print

Wasiir Maryan Qaasim oo iska casishay xilkii ay ka heysay xukuumadda Soomaaliya.

Waxaa goor dhaw xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim.

· ifraax on November 15 2017 · Read More · 652 Reads ·Print

Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Baraawe.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

· ifraax on November 15 2017 · Read More · 618 Reads ·Print

Mareykanka oo kordhiyay duqeynta cirka ah ee lagu beegsanayo Al-shabaab.

Mareykanka ayaa kordhiyay weerarada Cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayo Ururada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya.

· ifraax on November 14 2017 · Read More · 673 Reads ·Print

Tirinta codadka doorashadii shalay ka qabsoontay Somaliland oo weli socota.

Tirinta codadkii maanta laga dhiibtay doorashada madaxtinimada Soomaaliland ayaa billaabatay kaddib markii dadku ay shalay codadkooda dhiibteen.

· ifraax on November 14 2017 · Read More · 846 Reads ·Print

Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Amarka Hakinta Baraha Bulshada ee Internetka Iyo Wakhtiguu Xidhnaan Doono.

Komishanka doorashooyinka ayaa shaaciyey hakinta wakhti kooban oo la xidhi doono baraha bulshada ee Internetka.

· ifraax on November 11 2017 · Read More · 832 Reads ·Print

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Basra ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in duqeyn xalay ay halkaa ka geysteen diyaarado dagaal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

· ifraax on November 11 2017 · Read More · 749 Reads ·Print

Musharixiinta sadexda xisbi ee Somaliland oo sida wada jir ah dadweynaha ula hadlay.

Saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxtooyadda Somaliland ayaa dadweynaha codka bixinaya ku wargalinayey in ololihii xisbiyadu dhamaadaan.

· ifraax on November 11 2017 · Read More · 768 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya oo $ 1 million oo dollar ugu deeqday dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay Qaraxii Zoobe.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka sheegay munaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose in lacag dhan $ 1 million oo dollar.

· abdi on November 08 2017 · Read More · 807 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan bulshada reer Somaliland.

· abdi on November 07 2017 · Read More · 599 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>