Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxaabiis kale oo Soomaali ah oo xukun lagu riday Dalka India.

Maxkamad ku taala dalka India ayaa markii labaad maalintii shalay xukun ku riday 16 Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay ahaayeen burcad badeed.

· abdi on August 08 2017 · Read More · 704 Reads ·Print

Xildhibaano ku loolamaya xilka guddoomiyaha golaha wakiilada Soomaaliland.

Loolan adag ayaa loogu jira kursiga gudoomiyaha golaha Wakiiladda  ee maalintii Arbacaddi ee toddobaadkan uu baneeyey gudoomiyihii hore..

· abdi on August 05 2017 · Read More · 687 Reads ·Print

Masjidka Daarul Faaruuq ee gobolka Minnesota oo Bam lagu weeraray.

Masjidka Daaruf Faaruuq oo ku yaala magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota ayaa waxaa gaaray ciidamada faro badan kaddib markii subaxnimadii.

· abdi on August 05 2017 · Read More · 767 Reads ·Print

Warmurtiyeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland.

Warmurtiyeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna wajahan diidmo fidinta kiristanka iyo degmo ka mid ah degmooyinka Hargaysa.

· ifraax on August 03 2017 · Read More · 629 Reads ·Print

Cirro oo ka hadlay caqabadihii ka hor yimid mudaddii uu gudoomiyaha ahaa.

Guddoomiyaha golaha Wakiiladdda Somalilad Md:C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo xilkii gudoomiyenimo iska casilay ayaa tilmaamay.

· abdi on August 02 2017 · Read More · 692 Reads ·Print

Qaadasha Kararka codeynta oo ka bilaabanaya Sool iyo Sanaag.

Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in ay soo gabogabeeyeen kaar qaadashaddii labadda gobol.

· abdi on August 01 2017 · Read More · 657 Reads ·Print

Dowladdaha Soomaaliya iyo India oo ka wada hadlaya dib u soo celinta maxaabiista.

Wasiirka wasaarada arimaha dibada dowladda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo gaaray dalka India ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalkaasSushma Swaraj 

· abdi on August 01 2017 · Read More · 658 Reads ·Print

Ismaaciil Yare oo xafladdii WADANI ee Allay-baday ku Dhaliilay Musharaxa Kulmiye, Cirro-na ku Amaanay.

Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa daboolka ka qaaday dhaliilaha dul hoganaya xisbiga talada haya ee Kulmiye.

· abdi on August 01 2017 · Read More · 824 Reads ·Print

Warmurtiyeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.

Warmurtiyeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna wahan beelaha waalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Dararwayne.

· abdi on July 30 2017 · Read More · 682 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo ka qaybgalay qorshaha labaad ee horumarinta Qaranka ee Shanta Sano.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanyo ayaa maanta ka qaybgallay qorshaha labaad ee horumarinta qaranka 2017 ilaa 2021.

· ifraax on July 29 2017 · Read More · 626 Reads ·Print

Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester Oo Hargeisa Soo gaadhay.

Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester ee cariga ingiriiska.

· ifraax on July 28 2017 · Read More · 718 Reads ·Print

Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer.

Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer.

· abdi on July 26 2017 · Read More · 585 Reads ·Print

Weeraro laga cabsi qabo doorashada dalka Kenya in ay ka dhacaan.

Hay’addaha amniga dalka Kenya ayaa ka digay weeraro ay geystaan Al-Shabaab iyo kooxo kale inta lagu guda jiro doorashada la filayo dhawaan.

· abdi on July 26 2017 · Read More · 684 Reads ·Print

Mabay curane maxay saluugtaa ! By: Samia Muse

Markaad saaxada siyaasada ku cusubtahay waxaad o baahantahay inaad casharo fara badan oo waayo aragnima leh aad barato.

· ifraax on July 22 2017 · Read More · 760 Reads ·Print

Dowlada Soomaaliya oo Ganacsatada Ku Eedeysay in Ay Dhaqaalo Siiso Al Shabaab.

Laamaha amniga ee Dowlada Federalka Somalia ayaa xaley soo saarey amaro ay dul-dhigeen ganacsada iyo shirkadaha dhinaca ganacsiga ee Somalia,

· ifraax on July 22 2017 · Read More · 781 Reads ·Print

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hor yimid go’aan ay horay u gaartay maxkamada sare.

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho.

· abdi on July 22 2017 · Read More · 665 Reads ·Print

Baaq iyo digniin ku socota mummadda reer Somaliland.

Baaqan oo ay soo saareen, odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska Sida la wada ogsoonyahay wuxuu dalku guda galay doorasho ay bulshada reer Somaliland.

· abdi on July 21 2017 · Read More · 766 Reads ·Print

Columbus Police search for suspects accused of killing two in west Columbus.

Columbus Police said they were searching for two men accused of killing two on Wedgewood Ave overnight Wednesday.

· ifraax on July 20 2017 · Read More · 1098 Reads ·Print

Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo isagoo luudaya ka qeyb qaley kaadh qaadashadii maanta.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ay Soo Dhibeen Saaka Iyo Kaadhkiisii Codbixinta Oo Uu Isagoo Luudaya Qaatey Video.

· abdi on July 18 2017 · Read More · 795 Reads ·Print

Ciidamada Booliska oo xidhay Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI.

Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u taxaabay saraakiil sare sare iyo weli ba taageerayaal ka tirsan...

· abdi on July 18 2017 · Read More · 1008 Reads ·Print

Diyaaro dron ah oo xalay duqeyn ka geystay degaan galbeed kaga toosan Kismaayo

Diyaaro dagaal oo loo maleynayo in ay yihiin kuwa dowladda Kenya ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Galashuunbi oo galbeed.

· abdi on July 18 2017 · Read More · 772 Reads ·Print

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Degaanka Balanbaal Ee Gobolka Togdheer Oo La Dhawacay.

Wararka Ka Imanayaa Deegaanka Balanbaal Oo Ka Tirsan Hawad Gobolka Togdheer Ayaa Sheegayaa Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Degmadaasi.

· abdi on July 16 2017 · Read More · 677 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>