Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Oo Marti-Qaad Ka Helay Dawlada Sweden, Kana Hadlay Nuxurka Socdaalkiisa.

Hargeysa(Hargeysa Online)Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu dhawaan safar shaqo ku tago dalka Sweden oo uu tilmaamay inuu marti-qaad rasmi ah ka helay.

· abdi on August 14 2013 · Read More · 978 Reads ·Print

Pakistaani si waxashnimo ah u dilay wiil 7 bil jir Soomaali ah oo ay dhashay Saaxiibtiis.

Nin Pakistani ah ayaa si waxashnimo ah u dilay Todobaadkii lasoo dhaafay Wiil 7 bil jir Soomaali ah oo hooyadiis uu saaxiib la ahaa, ninkani oo weli maxkamadeyntiisa ay ka socoto gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
· xaaji on August 13 2013 · Read More · 1344 Reads ·Print

Mudane Madaxweyne Hambalyo; Waxaad Qaaday Tallaabo Geesinimo leh oo Taariikhda kuu geli doonta!

Madaxweyne waxaad ka rumaysay arrin muddo 22 sannadood ah u muuqatay Riyo iyo Male-awaal aan weligeed rumoobi doonin. Waxaad ku dhiirratay arrin ay ku dhici waayeen oo ay ka maageen 3 Madaxweyne oo talada iyo hoggaanka dalkan kaaga horreeyey.

· xaaji on August 13 2013 · Read More · 1131 Reads ·Print

Madaxweynaha Siilaanyo ayaa saaka kumanaan qof kala qeyb galay salaada ciidul fidriga Garoonka kubadda cagta ee xaafadda xawaadle.

Hargeysa(Hargeysa Online) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kumanaan qof kala qeyb galay salaada ciidul fidriga Garoonka kubadda cagta ee xaafadda xawaadle ee magaaladda Hargeysa.

· abdi on August 08 2013 · Read More · 1242 Reads ·Print

Siyaasiga Cismaan Caato oo Maanta lagu aasayo Muqdisho.

Muqdisho(Hargeysa Online)Cismaan Xasan Cali (Caato) ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Isniin ahayd ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib markii habeen hore uu lasoo gudboonaaday xanuun dhinaca wadnaha ah.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1650 Reads ·Print

Abuu Muscab:-Mujaahidiintu 21 weerar ay habeen hore ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Afhayeenka howgallada ee Al-shabaab, Shiikh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay in habeen hore ay 21 weerar oo isugu jiray qaraxyo iyo duqeymo ka fuliyeen xarumo ay joogeen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo ku yaala magaalada Muqdisho.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 956 Reads ·Print

Wasiiro Ka Qaybgalay Hawlgal Lagu Buufinayay Goobta Qashin Qubka Hadhaaga Qaliinka Xoolaha Loogu Talo Galay.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka, Deegaanka iyo Wasiir ku Xigeenka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa shalay ka qayb galay olole lagu buufinayay goobta lagu shubo hadhaaga qaliinka Xoolaha ee Magaalada Hargaysa.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1072 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Degreeto Ku Dhaqangeliyay Xeerka Bixinta Darajooyinka 10,000 Askari Oo U Dallacay Allifle Ilaa Sareeye Gaas.

Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku dhaqan galiyay bixinta darajooyinka ciidamadda kala duwan ee qaranka Milatariga.

· xaaji on August 06 2013 · Read More · 1432 Reads ·Print

3 SANO OO KA WAXTAR-BADAN 8 SANO! (Qayb. III)

Guusha Xukuumaddu Waa guusha Ummadda!: “Xukuumaddu waxay  la timid Siyaasad Arrimo-Dibadeed oo Furfuran oo ku Dhac iyo Dhiiranaanba leh!”

· abdi on August 05 2013 · Read More · 993 Reads ·Print

Hargeysa Xafiis Wadaag lagula yahay Somaliya ha Dhexfurin: Waano ku Wajahan Madaxweyne Silaanyo.

Mudane Madaxweeyne, siyaasiyan dhex baanu nahay, laakiin nebadgelyada Hargeysa iyo madaxbanaanida (sovereignty) Somaliland marnaba dhex kama nihin.

· abdi on August 05 2013 · Read More · 1128 Reads ·Print

Maxkamadda Maroodi- Jeex Oo 21 Dhalinyaro Ah Oo Kufsi Ku Eedaysnaa Xukuno Kala Duwan Ku Riday.

Hargeysa(Hargeysa Online)Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa shalay xukuno kala duwan ku riday 21 Wiil oo dhalinyaro ah oo ku eedaysnaa Kufsi wadareed, kuwaas oo lagu kala xukumay xabsi gaadhaya 5 ilaa 10 sano.

· abdi on August 05 2013 · Read More · 1414 Reads ·Print

Qoys reer guuraa ahaa oo lagu laayey iyaga iyo xoolahoodiiba gobolka galgaduud ee somalia.

Kooxo hubeysan ayaa saqdii dhexe ee habeen hore weeraray qoys reer guuraa ah oo hurdayey degaano ku yaala duleedka degaaanka Qeydaraee ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia.

· abdi on August 02 2013 · Read More · 2906 Reads ·Print

Doon U Rarnayd Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Siday Xoolo Iyo 11 qof Oo Saarnaa Oo Ku Degtay Badda.

Bebera(Hargeysa Online)Doon u rarnayd ganacsato reer Somaliland ah oo siday Xoolo dhan shan boqol oo Neef oo Dibi, saddex boqol oo Adhi ah iyo Kow iyo toban qof ayaa la cadeeyay inay Degtay.

· abdi on August 02 2013 · Read More · 1736 Reads ·Print

Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Oo Fariin U Diray Salaadiinta Isku Xilqaamay Xalinta Khilaafka Xukuumadda.

Hargeysa(Hargeysa Online)Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir ayaa dareen shaki leh ka muujiyey hawlaha shaqo ee guddida Salaadiinta.

· abdi on August 02 2013 · Read More · 1270 Reads ·Print

Dr. Mohamed Abdillahi Omar: A competent and talented Foreign Affairs Minister; Somaliland will be forever grateful for his invaluable service.

After three years of an exhausting schedule of crossing the world selling Somaliland’s foreign policy.

· abdi on August 02 2013 · Read More · 1197 Reads ·Print

Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland.

Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland muxiyadiin sheekh maxamuud oo wareysigan si khaas ah u siiyey Shabakada Caalamaiga ee Hargeysa Online.

· xaaji on August 01 2013 · Read More · 2536 Reads ·Print

Dowladda Kenya oo Shaacisay in Al-shabaab ay sii daysay saraakiil Kenyan ah oo Muddo ugu afduubnaa gudaha Somalia.

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in sakaakiil u dhashay dalkeeda oo Al-shabaab ay ku qafaalatay dagaal ka dhacay meel ku dhow soohdinta ay wadagaan Soomaaliya iyo Kenya sannadkii hore lasoo daayay.

· abdi on July 31 2013 · Read More · 972 Reads ·Print

Haweeneey Saudiyad ah oo Shuruud Wanaagsan Ku Xidhay Nin Damcay Inuu Guursado.

Haweeney u dhalatay dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa la sheegay inay ku xidhay nin damcay inuu guursado sharuud la yaab leh oo aan horey loo arkin islamarkaana aanay sameeyeen qaar badan oo ka mid ah haweenka aduunka ku nool.

· abdi on July 31 2013 · Read More · 2151 Reads ·Print

Guddidii Madaxweyne Siilaanyo U Saaray Ka Hortaga Tahriibka Oo Warbixin Ka Dhagaystay Laanta Socdaalka.

Hargeysa(Hargeysa Online)Gudigii heer Wasiir ee dhowaan Madaxweynaha Somaliland Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay ka hortagga Tahriibka iyo shaqo abuurka.

· abdi on July 31 2013 · Read More · 1143 Reads ·Print

UNSOM Oo Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo Iyo Digniino Amaan Daro Oo Lidi Ku Ah Nabadgalyada Somaliland.

Hargeysa(Hargeysa Online)Xafiiska Siyaasadda u qaabilsan Qaramadda Midoobey ee uu horjoogaha ka yahay Ergeyga Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Somaliland iyo Somalia.

· abdi on July 31 2013 · Read More · 1355 Reads ·Print

Turkiga oo Reer Galbeedka ku Eedeeyay weerarkii Al-shabaab ku fulisay safaaradooda.

Ankara(Hargeysa Online) Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Turkiga Cemil Çiçek ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday safaaradooda magaalada Muqdisho.

· abdi on July 31 2013 · Read More · 1073 Reads ·Print

3 Sano oo ka waxtar-badan 8 Sano!!!

27-ka July 2013, waxay ku beegantahay sannad-guuradii 3-aad ee ka soo wareegta  markii Mudane M/weyne Axmed Silaanyo uu si rasmi ah ula wareegay talada iyo hoggaanka ugu sarreeya ee dalka Jam. Somaliland.

 

· xaaji on July 31 2013 · Read More · 1414 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired