Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article
Articles: Article
Fariin ku socoda wasiirka cayaaraha[ dayac tirka garoonka hawlwadaag stadium waa mid u baahan in la dhamaystiro.

Kubada  cagta  oo ah  maanta  mid si  wayn looga qadariyo dalkeena somaliland
dhaliyaraduna ay aad u xiiseeyaan , runtiina  aan odhan karo waa qaybta ugu
sumcada badan ama ugu qaalisan ee dhalinyarada maanta xiiseeyaan.


Gabaygii CAAMIYE

Gabaygan gaaban waxaan marayey xiliyadii dagaalada waxaanan u tiriyey dhalnyaro uu ka mid ahaa cabdilaahi bide waana kan gabaygaasi ee akhris wanaagsan waxaanu ahaa gabay kaftan iyo jareexo ahaa oo aanu aad ugu kaftanay.


Gabaygii LAYAAB.

Gabaygani wuxuu ka mid ahaa gabayo na dhex maray aniga iyo ibraahin cabdi inkastoo kiisii aanan haynin waa kan kii aan mparkaa uga tiriyey.


Gabaygii qabanqaabo

qaban qaabo waa gabay jacayla in kastuu leeyahay taariikh iyo dhacdo gaara oo cid gooniya ku astaysan oo uu ku arooro, 


gabaygii xaaluf w/c maxamed yaasiin maxamed ilkacase.

had iyo jeeraale dadku markay wada galaan arimo ganacse waxaa khasab ah in ay is qabsadaan marka mudo dabadeed ay wax ka si noqdaan(khasaaraan)


GARABKA HAWEENKA URURKA WADDANI UK OO HAMBALYO U DIRAYA GARABKA HAWEENKA GUDAHA.

Waxaa farxad weyn u ah dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha Ururka Waddani, gaar ahaana qaybahaHaweenka in la furay xafiiskii Garabka Haweenka Ururka Waddani ee heer caalami iyo heer Gobolba.


GODKII LIXDANKII LAGU DHACAY OO WADADIISI LA HAYO !!!

Somaliland waxay gashay  marxalad adag oo aan laga aamusi karin
waxaad mooda in dhamaan  waxa lagu sheego siyaasiyiinta  dalka
ay taladoodi noqtay siyaasi  ku xumaynaaya siyaasi kale [ midi midi ku taag]
 


Goormaa Inqliaabku ka dhacey S/land?

Goormaa Inqliaabku ka dhacey S/land?
Ummaddu waxey codkooda siiyeen madex-weyne Siilaanyo in uu hogaamiyo muddo shan sano ah oo ka bilaabaneysey Bishii June 2010.


Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya magaciisa, hoggaanka jaaliyada , Gudiga fulinta

Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya magaciisa, hoggaanka jaaliyada , Gudiga fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta, iyo dhammaanba Jaaliyada rer LEEDS ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, 


Gudoomiyaha ururka samafalka ah ee HALDOOR-ORG oo xilka ka qaaday xubno ka mida haldoor-org‏

Waxa maanta warbixintan xasfiiskiiisa  ka soo saaray gudoomiyaha ururka haldoor
mudane asad yuusuf  ismaciil  waana tan hoos ku qoran;-


Gudoomiyaha xisbiga kulmiye laanta belgium maxamed muuse ( jeex) Oo Shacbiga Somaliland Ugu Hambalyeynaaya umada reer somaliland Munaasibada Ciidal Adxa

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye laanta belgium maxamed muuse ( jeex) Oo Shacbiga Somaliland Ugu Hambalyeynaaya umada reer somaliland Munaasibada Ciidal Adxa 


Haariban allaylehe hadaa haadka loo wadhay Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed ilkacase

waxaan qaadan la'ahay waxa maanta socda waxa la yidhi waayeel waa ayo,iyo waa inagoo aan is yeelyeelin,


Hambalyo, Hambalyo Halyeyga Orodyahanka ah ee u dhashay Jam. Somaliland Mohamed(Mo) Farah

Dhammaan Bulshada Jam. Somaliland ee ku nool UK, gaar ahaan magaalada Birmingham waxay halkan Hambalyo badan iyo Bogaadin sareba uga soo dirayaan



Hanbalyo Dhalasho!

Waxaan hanbalyo aan la soo koobi karin aan hawada u marinaynaa hadaan ahay 


HARGAYSA KA TAG XAMARNA U BAQOOL waa su,aal da.a waynoo madaxa daalinaysa!!!!!!!!!!!!!!!

Bismilaahi raxmaani raxiim
 
Somaliland oo u dabaaldagaysa  21 guuradii  xuska dhalashada  soomaliland
dhamaantiin hanbalyo  sanad guuro wacan.
waxa hubaaal ah in wax badan la qabtay wax badanina inoo hadhsan yihiin
waxaynu haysanaa maanta.


Higso Mustaqbal Dhalinyarow! Haquusane Hore U Soco.

Waxa an had iyo goor ila soo xidhiidha dhalinyaro tiro badan oo an
qaarna is naqaan qaarna an hawada iska baraney oo fikir uun isku kaaya
keeney. Dhalinyaradaa qaarkood waxa ay joogaan dalka, qaar dibedaha oo
ama ay ka shaqeeyaan ama wax ka bartaan.


Hoggaamiye Cod u yeelay Ummad aan Dunida Cod ku lahaan jirin” M-weyne Ahmed M.M. Silaanyo [Qaybtii III-aad]

Gebagebadii Qaybtii 2-aad ee maqaalkan taxanaha ah waxaan ku soo sheegnay inuu M/weynaha Jam. Somaliland dib u qiimayn ku sameeyey guud ahaanba qaabka iyo hannaanka Siyaasadda Arr. Dibedda iyo xidhiidhka beesha caalamka


Hoggaamiye Cod u yeelay Ummad aan Dunida Cod ku lahaan jirin”__ M-weyne Ahmed M.M. Silaanyo [Qaybtii IV-aad]

Ummad aan Dunida Cod ku lahaan jirin DHEH!!

Qajeelaynu maqalnay, aragnay  oo aynu akhrisanay dhalliilo iyo dhaleecooyin xad-dhaaf oo aan xaqiiqada ku salaysnayn oo dusha looga tuuray Siyaasadda Arr.


ICTIRAAF Raadinta Qeybtii 3

Marka aan Wax Hagaa Jirin, Siyaasi Kastaa Sidii ay uula eekeyd ayuu u
Fasirtey Siyaasadda.


INAGU KALA DARA - Maxay Doodeheennu Muran iskugu Rogaan.
Mujtamaca dhexdiisa ayaad had iyo goor arkeysaa iyada oo doodi ka dhex
jirto. Doodaasi inta badan waxa ay ku dhamaataa "inagu kala dara" oo
kooxiba ay dhinac dooda ka mida taageersantahay.

Intii uu raggu sugayey shaqo dawladeed oo loo magacaabo Dumarku caruurta ayay korinayeen.

Markii Dalka la soo galey 1991-kii, mey jirin wax shaqo ah oo laga shaqeeyaa noocey doonto hanoqotee. Gaar ahaan raggu wey iska taagtaagnaayeen.


JAMAAL CALI XUSEEN. INKASTU IS KELIFO. AMA KAASH BIXIYO. AMA KAMBAYN GA'LO. AMA XUSBI KU BIIRO. BY LIIBAN SHARMAARKE.

AMA KITAABKA QOSOLKIYO.
UU KOMEDY UU BAAYDHO.
AMA UU KABBAN GARAACO.
AMA UU HEESO KEENO.
INKASTU IS KELIFO.
AMA KAASH BIXIYO.
AMA KAMBAYN GA'LO.


KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI.

Ugu Horayn Mawlaha ina Uumay ayaa Mahad iska leh Marka Labaad Nabi maxamed CSW Alle Dariiqiisii Ha ina Mariyo.


KDQ oo la mid noqday kii Kenya 2007, Madaxweyne Kibaaki oo ka caqli roonaaday Madaxweyne Siilaanyo iyo Shicibka JSL oo ka xarago qaatay.

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa la mid noqday komishinkii Dalka Kenya ee ka masuulka ahaa Doorashadii Cod boobka, Musuqmaasuq.


Kibir waa gabay dheeg.

Gabaygan kibir la baxay waa gabay dheeg aan ka soo dheegtay gabaygii alle haw naxariistee darwiishkii ismaaciil mire waxaanan kaga hadlayey.


LABADI XUSBI WAXA LAGU TILMAAMI KARA ABEESO QAAD.

KELMADA KU SAABSAN KULMIYE IYO UCID BA SHIR QARAN QABTAY 2006 
SHIRKAAS AMA HESHIISKAS MAXA KEENAY?
SHIRKAAS WAKHTIGAS IYO ISKAASHIGA LABADI MUCARID EE KULMIYE IYO UCID. 
SHIRKAAS WAXA KELIFAY 


MA OGTAHAY KHAYRKA OO LAYS FARO INAYNU KU BADBAADANO OO AYNU KU HELAYNO RAXMADA ILAAHAY IYO RISIQA OO BATA IYO BARWAAQO.

Ma Ogtahay Khayrka Oo Lays Faro Inaynu Ku Badbaadayno Oo 

Ilaahay Inagu Siinayo Raxmad Iyo Roob Iyo RISIQ BADAN. 

Ma U Qalantaa Siyaasi iyo Hogaamiye? Aqoonteedii Lahow

Wasiirkii ayaan u galney isaga iyo nin kale oo qayilaya oo daawanaya TV-ga oo ay markaa ka socotey doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee magaaladda carta. Wasiirkii oo an saxiib aheyn ayaan ku idhi, arrin ayaanu kuula soconaa, waxaanu noogu jawaabey, arrinkaad u socotaan hadhow ayaynu geliyee an daawano doorashada iyo sida ay u dhamaato.


MA-GUDBE FAYSAL CALI WARAABE SIYAASIGA FASHILMAY IYO ADEERKI XASSAN GUURE IYO QABYALADA SIYASADAYSAN EE TOLA'EEY-DA QOYSKA NAXLIGA.

Ma-Gudbaha FAASHILKA AH ee Faysal Cali Waraabe ya mudo badan
cabaad iyo qaaylo qabyaladaysan dalka kula dhex jiray,
Isago marba sidu doono uu dhiga.

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>