Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamadeynta Sadex Wiil oo Somali-American ah oo Maanta ka billaabatay Minnesota.

Xulitaanka xeer-beegtida ayaa maanta u billowday sedex wiil oo dhallinyaro ah oo ka mid ahaa sagaal dhallinyaro oo lagu eedeeyay inay doonayeen inay ku biiraan.
· ifraax on May 10 2016 · Read More · 763 Reads ·Print

Meydadkii Dadkii Ku Dhintay Badda Mediterranean-ka oo Xeebaha Greece Kusoo Caariyay.

Meydadka qaxooti badan oo tahriibeyaal ah oo dhawaan ku dhintay badda Mediterranean-ka ayaa kusoo caariyay xeebaha Greece.

· ifraax on May 10 2016 · Read More · 713 Reads ·Print

Baarlamaanka Somaliland oo Diiday Xeerka Qandaraasyada Dawlada.

Baarlamaanka Soomaaliland ayaa diiday sharci baarlamaanku ka doodayay in dhawaale kaasoo ku saabsan qandaraasyada.

· abdi on May 09 2016 · Read More · 610 Reads ·Print

Baaq Sannad guurada 25aad- SSE.

Dallada SSE waxay qurbo jooga reer Somaliland ee Yurub ku boorinaysaa in si buuxda looga qayb galo bannaanbaxyada lagu muujinayo sannad guuradda 25aad.

· abdi on May 09 2016 · Read More · 668 Reads ·Print

Madaxweynaha Jabuuti oo Maanta la Dhaariyay isagoo sheegay inuu Dalka Gaarsiinayo Horumar.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti.

· ifraax on May 08 2016 · Read More · 693 Reads ·Print

Shiikh Shariif oo Jabuuti kula Kulmay C/weli Gaas iyo Siilaanyo.

Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga wadanka Jabuuti ayaa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland.

· ifraax on May 08 2016 · Read More · 834 Reads ·Print

Aqoonta iyo Diinta Ha U Adeegsan Hinaasaha iyo Xasadka.

Wuxu ku yidhi, Dalkaaga Soomaaliland, Distoorkaaga iyo Dawladnimadaadu waa xaraan? Waxaanu kuu raaciyey.

· ifraax on May 08 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Maantana ABAAR berina way Daad mid waliba ii daran Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed

Waxaynu nahay Bulsho nolosheedaba abaar iyo barwaaqo ay kala goosatay,Bulsho tabar daran,had iyo jeerna ku foogan waxaan danteeda ahayn.

· ifraax on May 02 2016 · Read More · 597 Reads ·Print

UCID Waa Hooyadi Ubadkeedi Qubtay Qaarna Dhalaysa ! Qaar Kalena Jaarka O Kurinaysa !!

Waxaa Ayaan Darro Ah Inaga O Maanta Doorasha Xalaal Ah Sugayna Dhinacna Laga Gunaanadayo Demoqraadiyadi Somaliland !! 

· ifraax on May 02 2016 · Read More · 781 Reads ·Print

Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya: Sharaf Dhac iyo Waqti Lumis.

Baaqyo dhowr ah ayay dalladu hore ugu muujisay walaaca ay ka qabto wada-hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. 

· ifraax on May 02 2016 · Read More · 634 Reads ·Print

Dooxa Fiqi ee Gobolka Salal oo qaaday 3 Qof.

Alla haw naxariistee saddex qof oo ay laba kamid ahi yihiin haween, labadan haweena mid kamid ahna ay tahay hooyo.

· abdi on May 01 2016 · Read More · 774 Reads ·Print

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxaad ka Bixiyey Kulan Ay Nairob ku yeesheen Wafti ka Socday Somaliland.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixyey kulan ay magaalada Nairobi kula yeesheen isaga iyo masuuliyiin.

· ifraax on April 27 2016 · Read More · 685 Reads ·Print

Guddiga diiwaan-gelinta ururada siyaasada oo ka hadlay Dacwo loosoo Gudbiyay.

Guddoomiyaha Guddiga Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasada iyo Ansixinta axsaabta Somaliland C/risaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaalle).

· ifraax on April 27 2016 · Read More · 851 Reads ·Print

Dadweyne Careysan oo Hoteel uu Buuhoodle ka degenaa ku weeraray Cali khaliif galaydh.

Dadweyne careysan ayaa saaka hoteel uu Buuhoodle ka Deggenaa  Prof. Cali Khaliif Galeydh ku Weeraray, inkastoo aanay jirin wax khasaare ah oo weerarkaas ka dhashay.

· ifraax on April 27 2016 · Read More · 846 Reads ·Print

Xiisadii ka Taagnayd Banka Qool Caday oo Wada Hadal lagu Dhameeyay iyo Qodobada la isla qaatay.

Xiisadii ka Taagnayd Banka Qool Caday oo Wada Hadal lagu Dhameeyay iyo Qodobada la isla qaatay.

· abdi on April 25 2016 · Read More · 755 Reads ·Print

16 Magafayaal ah ayaan Qabanay Kamana Hadhayno illaa aan u Saarno Xididdada.

Wasiir ku xigeenka Ammaanka ee Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in ay Qabteen 16-ruux oo ah Magafayaasha dadka Tahriibaya.

· abdi on April 25 2016 · Read More · 921 Reads ·Print

Baarlamanka Cusub ee Somalia kuma biirayno Puntlandna wax nooma xuli karto.

Madaxweynaha Khaatumo, Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay in Puntland aanay wax shuqul ah ku lahayn soo xulista xildhibaannada cusub.

· abdi on April 25 2016 · Read More · 638 Reads ·Print

Maxamed Biixi Yoonis oo beeniyey inuu ka baxay Isbahaysiga kulmiye.

Siyaasi maxamed Biixi yoonis oo hore uga tirsanaan Jiray Xukuumada Siilaanyo ahaana Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arimaha Dibadda.

· abdi on April 23 2016 · Read More · 697 Reads ·Print

Dawlada Mareykanka oo Abaal Marin Kusiisay Gabar Soomaalida Kenyanka ah.

Gabadhaa oo lagu magacaabo Caasha Xassan kana soo jeeda degmada Gaarisa ayaa dawlada Mareykanku abaal marin kusiisay.

· abdi on April 23 2016 · Read More · 585 Reads ·Print

Jamhuuriyaddda Somaliland oo Addis ababa kaga qayb galay sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska.

Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska.

· abdi on April 23 2016 · Read More · 849 Reads ·Print

Akhri Xog Sir Ah Oo Cali Xoor Xoor Ku Saabsan Iyo Doorkii Abaal Darada Ahaa Ee Dagaalkii Sokeeye.

Akhri Xog Sir Ah Oo Cali Xoor Xoor Ku Saabsan Iyo Doorkii Abaal Darada Ahaa Ee Dagaalkii Sokeeye Dekaddii Ceel Gardi Oo La Bilaabayo Hadda.

· ifraax on April 23 2016 · Read More · 1161 Reads ·Print

Shanta Darajo ee Qaangaadhnimo ee Siyaasiga iyo Taageerihiisa.

Dadku da’da uu ka qaangaadhaa oo marka uu gaadho 15 jir waxa la yidhaa waa qaangaadh ama waa doob ama gashaanti haddey gabadh tahay.

· ifraax on April 23 2016 · Read More · 807 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>