Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xasan oo soo dhaweeyay Doorashada Guddoonka Barlamaanka.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Maamulka HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.

· abdi on October 14 2016 · Read More · 620 Reads ·Print

Saylici oo lagu arkay isagoo ka cuntayna Makhaayada yar-yar ee Hargeysa.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland ayaa ..

· abdi on October 11 2016 · Read More · 865 Reads ·Print

Qarax hal qof uu ku dhintay oo ka dhacey magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qarax shalay Isniintii ka dhacay Suuq Bacaad, magaalada Muqdisho.

· abdi on October 11 2016 · Read More · 658 Reads ·Print

Inaan tii Nasiibka Xumayd Naciima Abwaan Qorane !

Naciima Abwaan Qorane Waa Gabadha Dhalin Yaraah Oo U Dhalatay Somaliland Kana Soo Jeeda Asal Ahaan Sida Aan Warystay Caasimada Somaliland Ee Hargysa  Waligeed Maysan.

· ifraax on October 10 2016 · Read More · 865 Reads ·Print

Xaaraanta, Malla Xalaaleysan Karaa?

Xoolaha dawladda amma ummadda oo la dhacaa waxa ay aheyd wax weligeedba soo jirey Qiyaastii waxa ay aheyd 1964 kii.

· xaaji on October 09 2016 · Read More · 841 Reads ·Print

Dameer malab sidaa malab muxuu ka yaqaan.

Noloshaaba geeddiyoo,gedgedoonka ku caan ahe, hadaan waagii baryaa bildhaan iyo iftiin ku tusin hadaan aqoontu ku farin saadaasha maqan doon...

· xaaji on October 09 2016 · Read More · 713 Reads ·Print

Ma Dhab-baa In uu Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Puntland uu Xisbiga Ucid ka Noqonayo Murashax Madaxweyne ku-xigeen.

General Cabdisamad  Cali Shire oo hore u ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii  hore ee Puntland oo mudooyinkii ugu danbeyey ku sugnaa Magaalada Hargeysa.

· xaaji on October 09 2016 · Read More · 773 Reads ·Print

Ururka SOLJA oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta.

SOLJA-Ururuka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta.

· xaaji on October 09 2016 · Read More · 702 Reads ·Print

Guddiga Doorashooyinka oo ku baaqay in la Xaliyo cabashada Xubnaha ka-soo jeeda Somaliland.

Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga.

· xaaji on October 09 2016 · Read More · 594 Reads ·Print

Dowladda Somalia oo sheegay inay Weerar lagu dilay qaar ka tirsan Al-shabaab.

Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia ayaa sheegtay in hawlgal ka dhacay Deegaanka Lambar 50 oo gobolka Shabeellaha Hoose a ka tirsan.

· ifraax on October 05 2016 · Read More · 674 Reads ·Print

Waa Inaan Telefishanka Qaranka Laga Samaynin Xayeysiis Waxbarashada.

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta saree e Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane, ayaa walaac ka muujiyey muunad-baxa.

· ifraax on October 02 2016 · Read More · 711 Reads ·Print

Cali Khaliif oo ku Hanjbay inay ka baxayaan Wadahadallada ay kula jiraan Somaliland.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa sheegay inay ka baxayaan wadahadalka ay kula jiraan Somaliland.

· ifraax on October 02 2016 · Read More · 713 Reads ·Print

Markii lay ged-bixi-waayey oo xaajo igu baahdey!!!

Waxa maanta Lagu dhawaaqay kiiski dacwada khilaafka UCID , Runtii waxaan ka yaabay aan lasii yaabay kana yaabay, labadi garab ee khilaafka UCID.

· ifraax on October 02 2016 · Read More · 698 Reads ·Print

Booliiska Burco oo soo xidhxidhey Dhalinyaradda Dadka Baadha.

Magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa sheegaya in ciidamada booliska gobolka togdheer hawl galo ay bilaabeen ay ku qabqabteen.

· abdi on October 01 2016 · Read More · 649 Reads ·Print

Qaraxii Maanta ka Dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo Sheegatay.

Ugu yaraan Saddex ruux ayaa ku dhintay, Lix ruux oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay agagaarka xabsi..

· abdi on October 01 2016 · Read More · 929 Reads ·Print

Daawo Ninkii Heesaha Xalaaleeyay Oo laga helay Sawiro anshax xumo ah.

Shaydaan Cali Raage Oo Markii Hore Loo Yaqiinay Sheekh Cali Raage Oo Ah Ninkii Hore U Sheegay Inay Heesuhu Xalaalal Yihiin.

· abdi on October 01 2016 · Read More · 1507 Reads ·Print

Danjiraha Mareykanka ee Somalia oo la kulmay Soomaalida Minnesota.

Safiirka Dalka Maraykanka ee Somalia, Spephen Schwartz ayaa Shalay Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota.

· abdi on September 30 2016 · Read More · 767 Reads ·Print

Dad Somali ah oo maxkamadi ka hor istaagtay inay tukadaan waqtiyada shaqada.

Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada. 

· ifraax on September 29 2016 · Read More · 612 Reads ·Print

Diyaarado Duqeymo ka Fuliyay Bariga Gaalkacyo.

Diyaarado Dagaal ayaa Duqeymo Xooggan ka geystay Deegaan Dhinaca Bariga uga aaddan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

· ifraax on September 29 2016 · Read More · 684 Reads ·Print

Guddiga Doorashada Dadban ee Somaliya oo maanta ka hadlaya xilliga doorashadu dhacayso

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee ka dhici doonta dalka Dhamdaaka Sanadkan 2016, ayaa lagu wadaa inay mar kale maanta ka hadlaan xilliga doorashada.

· ifraax on September 25 2016 · Read More · 616 Reads ·Print

Maxkamadda Hargeysa oo laba Qoys oo isku haystay wiil ku kala Saartay DNA.

Maxkamadda Degmadda Hargeysa, ayaa Go’aan ka gaadhay dacwad muddo sanad ah ka socotay oo ah  laba qoys.

· ifraax on September 25 2016 · Read More · 733 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Somalia oo Khudbad ka jeedayay Shirka Qaramada Midoobay.

Wasiirka arimaha dibada Somalia, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa khudbad uu kaga hadlayo Xaaladda Somalia ka jeediyay Shirka Guud ee QM.

 

· ifraax on September 25 2016 · Read More · 641 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>