Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article
Articles: Article
Maalinta Qarannimada Jam. Somaliland iyo SHANTA QAARADOOD.

Mahad oo dhammi waxay u sugnaatay Rabbigeenna Weyn ee inaga dhigay dad Muslim ah ee weliba inaga dhaliyey ummadda aynu nahay ee Jam. Somaliland.


Maansadii HEEMAAL

maansadan heemaal mwaa maanso xaqiiqiyan ka waramaysa xornimadii somaliland oo dadka necebi ay u yaqaaniin xornimadii gobolada waqooyi xaqiraad darteed.


Maanso agabla

Maansadan waxaan curiyey xiliyadii dagaalkii sokeeye ee siyaasiyiintu isku hayeen shacbiguna  u bixiyeen dagaalkii munaafaqada  kaasoo aanay jorin wax ay bulshadaasi.


Maayarka Burco oo musuqmaasuqiisa sida fiinta looga qayliyay shacabkina ku mudaharaadayaan.

somliland   ee uu ugu horreeyo , Goddoomiye muuse Biixi ,

Maxamed kaahin , maxamuud xaashi , inay masuuliyiinta kasii

sarraysa ee qasriga  iyo madaxwaynaha jamhuuriyada  ay si ladifan  


MADAARKA HARGAYSA OO DAREEN WAYNU KA JIRO KACDOONA KEENI KARTA.

Waxa baryahan danbe isa soo taraaya dareenka ka jira madaarka hargaysa
mudooyin badan ayaa waxa jiray cabasho ka imanaysa  bulshada  ku dhaqan
agagaarka madaarka  hargaysa oo  in badan maamulka dawlada hada jira
uga digay in laga fogaado  sida  shaqooyinka uu u bixinaayo wasiirka duulista
iyo hawada maxamed xaashi cabdi.


Madaxwayne Md.Ahmed Mahamed Mahamoud Siilaanyo Waxaan Leeyahay Gogoshii Nabada Aad Fidisay Gobanimadeedii Dhamaystir Oo Gudidii Iyo Garsoorkii.

Madaxwayne Md.Ahmed Mahamed Mahamoud Siilaanyo. 

Waxaan Leeyahay Gogoshii Nabada Aad Fidisay 
Gobanimadeedii Dhamaystir Oo Gudidii Iyo Garsoorkii 
Iyo Cuqaashii Iyo  Salaadiyiintii Magacaw,Ilayn Xagaaga 
La Soo  Eegayaaye.


Maxaa dhismaha Madaarka Loo Kala Dhantaalay oo Looga Dhimay 400 M?

Waxanu mudo badan maqlaynay inay hawl balaadhan ka socotay Madaarka magaalada Hargaysa ee Cigaal International. Waxay ahayd hawl aad u mihiim ah oo mudo badan lagu taamayay in mar uun uu noqdo madaarka magaalada Hargaysi mid caalamka la jaan qaada,


Maxaa soo tahriibiyay?

Dalkeenu waa bilaa camal shaqo iyo waxtooni mayaalaan, waa hadaladii ugu dambeeyay ee kasoo baxaayay haweenay kamidda haween weynaha reer somaliland oon kula kulmay magaaldda addis ababa   iyada oo maraysa goob aad uciidhiidhi ah waqti uu roob da’aayay.


MO FARAH is Proud of his Roots and Builds.

At a very young age Mo Farah went to live in a strange country where he did not know well its language and culture.


MOWQIFKA AQOONYAHANAKA SOMALILAND EE DOORASHADA WAKIILADDA & DEGAANKA 2019.

(Position Statement of Somaliland Intellectuals on Upcoming Parliamentary & Municipal Elections 2019)Wakhtiga ayaa aduunka ugu qiima badan. 


Musharaxa ugu tunka musharixiinta ururka dalsan uguna tageerada badan si oo dhoolatus ah u soo ban dhigay cududiisa taageero.

Wuxuu musharaxan ka sharaxan golaha degaanka ee caasimada Hargeisa kuu soo bandhigaya barnaamijkiisa   isagoo bulshada Hargeisa ka codsanaya inay ugu codeeyaan barnaamijkiisa 


Musuq-maasuq Baahsan oo hadheeyay Qaybta xisaabaadka ee wasaarada waxbarashada G/Awdal. Qalinkii : jaamac Aadan Cilmi

Qaybta ta xisaabaadka  ee W/W/G/Awdal waxyaabaha  dhibaatada ah ee ay ku hayso macalimiinta G/Awdal wax loo dul qaadan karo ma,aha .


OGAYSIIS jaaliyadda Norway

Waxa la ogaysiinayaa jaaliyadda Norway ee ka soo jeeda beelwaynta waqooyiga, galbeedka Hargeisa iyo gobolka Gabiley in shir lagu taageerayo Dawga cad ee isgu xidha Hargeysa, xeebta iyo Jibouti lagu qabanayo caasimadda Oslo.


President Ahmed Silanyo: A Man of vision and purpose, A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.

By |Architectural-Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|

 

July 1st 2010: A Day of Atonement for someone and a Day of reckoning for another!!


Qabiil iyo Qabyaaladi maxay ku kala duwan yihiin.

Qabiilka ilaahay baa noo sameeyay oo ma xuma, sababta  uu noogu sameeyayna waa si la isugu garto.


Qabiil iyo Qarannimo Qayb.3-aad

In Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisaba uu waqti aad u badani kaga lumo qaabilaadda iyo la hadalka dadka sida xad-dhaafka ah u buux-dhaafiya qolalka fadhiga ee xafiisyada masuuliyiinta Qaranka, dadkaasoo aan badankoodu u soconin ujeeddo cad ama daruuri ah.


Qiimaha wadaniyadu leedahay.

Wadaniyaddu waa shay aad u qaali ah, oo qiimaheeda wax lagu qiyaasaa aannu jirin, se aanay Somalidu waxba ka aqoon. Wadaninamadu waa dareen qofka ku beeran ama lagu beero oo ah inuu qofku dalkiisa iyo dadkiisa jeclaado.


Qoraaga iyo Waajibkiisa Bulsho (Qaybta 1-aad)

In muwaadin kasta uu fikirkiisa iyo dareenkiisaba cabbiri karo cabsi iyo cadaadis la’aan, waa xuquuq aasaasi ah oo muwaadinku xaq u leeyahay taasoo si cad ugu qeexan distoorka Qaranka. Waxa nasiib wanaag ah, xaqiiqdiina mudan in ALLAH looga mahad celiyo.


Qoraaga iyo Waajibkiisa Bulsho (Qaybtii 2-aad).

“Qallinkaa wax suureeya, Kugu sima halkaad doonto, Saaxiib kal furan weeye, Sunto faro ku hayntiisa, Weligaa ha sii dayn!”


QURBA-JOOGGU ..... waa qabiilka uuga waxtarka badan umaddeena.

QURBA-JOOGGU ..... waa qabiilka uuga waxtarka badan umaddeena.

Laga yaabee dadka qaarkii iney yidhaahdaan waa dad dalkii ka ordey oo
raaxo doontey. Qaarkood waxa ay yidhaahdaan waa dad dhaqankii ka
tegey; 


Reer Somaliland Waa Family Qudha Oo Wada Dhashay Wana Qaraabo Iyo Abti Iyo Habar Wadaag Ee Abtiyaal Qolyihiinii Taleex Ku Shiraw dadku Waa.

Reer Somaliland Waa Family Qudha  Oo Wada Dhashay Wana  Qaraabo Iyo Abti Iyo Habar Wadaag  Ee Abtiyaal Qolyihiinii  Taleex Ku Shiraw dadku Waa Coloobaa.


Saddex Maalmood iyo Aragtidey - Safarkeygii Hargeisa 21 - 23 February.

Waa war bixin an soo koobey oo ku saabsan saddexdii maalmood ee an
Hargeisa joogey iyo waxyaabihii uugu muhiimsanaa ee an soo arkey. Waxa
dhici karta in aragtida lagu kala duwanaado oo qofba ay si la noqoto.
Waxase hubaal ah iney maskaxda qofka akhriyaya ay kaga shaqeysiin
karto oo ay ku qasbi karto inu fikiro oo uu dhiniciisana wax ka
qiimeeyo.


SAFARKII CEEL GARDE PORT.

19 Bisha Labaad 2016 Waxaanu Safar Kormeera iyo indho indhayn ah Ku Tagnay Dekeda Qadiimiga ah Ee Ceel Garde Port Waxananu Ka Koobnayn 8 Xubnood.


Sanduuqa horumarinta Somaliland (SDF) Si siman ma uga wada faa, iidaystaan Gobolada Somaliland?:Qalinkii .Axmed C/laahi Jamac

Somaliland development found   macneheedu yahay  sanduuqa  horumarinta Somaliland,sababaha loo as aasayna  waxay  tahay  ama  macnaheeduba  tahay in Somaliland  lagu  hour mariyo 


SIILANYOOW NALA CAAYTAN, LABADA XUSBI MUCARIID IYO MADASHU IYO DHAQAMADA AY SO KORDHIYEEN EE FAWAAXISHKA AH.

Labada xusbi mucariid iyo Muwadininta Isku Sheegay Madasha Ama Golaha.

iyo tageerayashoodu waxay dalka kuso kordhiyeen dhaqan cusub.
wa dhaqan bulshada isirka somaliyeed isku raacday ku cusub.

 


Sixirka iyo Falka oo farabaas ku haya Somaliland siiba reer Hargaysa iyo reer Burco

Waxa muddooyinkii u danbeeyay dhibta ugu badan ee dadku
ka cabanayaan ee hadal haynteedu badatay ay noqotay ficilka
SIXIRKA iyo FALKA ama QATAARKA 


SOMALILAND Mawqifkeeda Sidan Si Ka Cad Ha U Sharaxdo.

Siyaasadaha ku gedaaman Somaaliya, guud ahaanba, waxa ay kuu ishaarayaan in arrimuhu u socdaan dhinaca Somaliya u danta ah. Mana muuqato tallaabooyin dhab ah oo ay Somaliland qaadeyso oo ay ama arrintaa ku caabiyeyso ama ay qadiyadeeda kor uugu qaadeyso.


Somaliland iyo Maanta

Somalilan waa dal ay ku dhaqan yihiin mujtamac kala duwan kuwaas  ku bahoobay
diin kaliya , dawlad kaliya ,calan kaliya iyo luqad kaliya.


Somaliland Iyo Somaliya Waa Laba Dal Oo walaalo Ah Waxbadana Ay Ka Dhaxay Doonaan,Insha Allahu,Hadii Shantii Somaliya La waayayana Ceeb Maaha In Laysa Saamaxo Ee ,Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Ku fara

Somaliland Iyo Somaliya Waa Laba Dal Oo walaalo Ah Waxbadana Ay Ka Dhaxay Doonaan,Insha Allahu,Hadii Shantii Somaliya La waayayana Ceeb Maaha In Laysa Saamaxo Ee ,Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Ku fara Adayga Jiritaanka Somaliland Video Aya Hoos Ku Jira.

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>