Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maayarka Hargeysa oo Amarro kasoo saaray Shaqaalaha Hoteellada ee aan haysan Kaararka Caafimaad.

Maayarka Magaaladda Hargeysa, mudane C/raxmaan Maxamud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta amar ku bixiyey in aanay hoteeladda ka shaqayn doonin shaqaale aan haysan kaadhka caafimaadkooda.

· abdi on December 21 2013 · Read More · 1215 Reads ·Print

Culumadda Soomaaliyeed ee G/Minnesota oo Casho Sharaf ah u Sameeyay Cabdi Warsame.

Culummada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa munaasabad casho sharaf ah u sameeyay, Cabdi Warsame oo dhawaan loo doortay.

· xaaji on December 19 2013 · Read More · 1718 Reads ·Print

Shirgudoonka Wakiilada Oo Ku Kala Kacay Fadhi Ay Ka Yeesheen Khilaafka Sharci Ee Ka Dhashay Go’aankii Isku Shaandhaynta Guddiyada.

Shirgudoonka golaha wakiilada ayaa shalay ku kala kacay fadhi ay ka yeesheen khilaafka sharci ee ka taagan isku shaandhayntii guddi hoosaadyada golaha uu ku sameeyay. 

· xaaji on December 19 2013 · Read More · 1103 Reads ·Print

Wasiirka Duulista Oo Xidh-xidhay Tagsiile-yaal Ka Gadooday Shirkad La Sheegay Inuu Kooto Ugu Xidhay Adeegyadii Ay Madaarka Hargeysa.

Wasiirka duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa amar ku bixiyey in la xidh-xidho tagsiileyaal mudo 20 sano ah ka xoogsanayey madaarka Hargeysa, kuwaas oo shalay ka gadooday.

· xaaji on December 19 2013 · Read More · 2564 Reads ·Print

Habeenka dhaqanka iyo Waxbarashada Soomaaliyeed oo Magaalada Minneapolis lagu qabtay.

Munaasabad uu soo qaban-qaabiyay ururka Shanta Link oo ay ku midaysan yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo wax-ka-barata Jaamacadaha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

· abdi on December 18 2013 · Read More · 2334 Reads ·Print

Ilmo Il kaliya Ku Dhashay Dalka Israel Oo Dadka Waddankaas Badankoodu U Aamineen.

Muuqaal lagu baahiyay shabakada Youtube, isla markaana lagu sheegay ilme yar oo ku dhashay dalka Israel, ayaa noqday mid si wayn loo daawaday isla markaana sheekooyin kala duwan laga wariyay.

· abdi on December 18 2013 · Read More · 1149 Reads ·Print

Ciidamadii Biimaal Oo No-50 La Wareegay Iyo Maleeshiyaadkii Indhacadde Oo Afgooye U Cararay.

Maleshiyaadkii indhacadde ayaa laga gubay 3-gawaari oo Tikniko ah,halka laga dilay 35-Maleeshiyaad,iyagoodhaawacii ay ka carareena waxaa lagu daweynayaa Degmadda Marka.

· xaaji on December 18 2013 · Read More · 2362 Reads ·Print

Wakiilka ururka Midowga Afrika ee Somalia oo soo dhaweeyay magacaabida Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Salax Annadif  ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxweyne Xassan Sheekh  ugu magacaabay Cabdiwali Sheekh Axmed in uu noqdo raysul-wasaaraha dalka.

· abdi on December 17 2013 · Read More · 1022 Reads ·Print

Shir lagu dhisayo Is-fahamka dhexmara Indheer-garadka Soomaaliyeed iyo Ciidamada AMISOM oo ka furmay Kigali.

Shir looga hadlayo dhisidda kalsooni & is-fahamka indheergaradka Soomaaliyeed iyo ciidamad AMISOM ayaa shalay ka furmay magaalada Kigali ee xarunta dalka Rwanda.

· abdi on December 17 2013 · Read More · 1329 Reads ·Print

Ciidanka Booliiska Somaliland oo Albaabbada u Laabay Xafiiskii Wargeyska HUBAAL.

Ciidamadda la dagaalanka argagixisada ee loo yaqaan RRU ayaa xalay la wareegay xarunta guud ee wargeyska HUBAAL oo ka mid ah wargeysyada madaxa-bannaan ee kasoo baxa magaalada Hargeysa.

· xaaji on December 14 2013 · Read More · 911 Reads ·Print

Al-shabaab oo dagaal socday muddo saacado ah xalay ku qaadday degmada Baydhabo.

Kooxda Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa weerar xooggan oo saacado socday ku qaadday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.


 

· abdi on December 12 2013 · Read More · 1207 Reads ·Print

Dhakhtar Ku Guda-Jira Badbaadinta Bukaan Xaaladdiisu Deg-Deg Tahay Oo Ay Xidheen...

Hargeysa (Hargeysa Online)Dhacdaddan oo uu la kulmay wariye madax-banaani oo markaas u joogay cisbitaalka inuu soo booqdo qof qaraabadiisa ah ayaa ka fajacisay dadkii halkaas.

· abdi on December 12 2013 · Read More · 943 Reads ·Print

Ninkii Kursiga Maaganow, Masraxa Kaalay Doorashada!

Hadaf iyo himilo siyaasadeed oo ku salaysan dad iyo dal-jacayl dhab ah, iyadoo mudnaanta iyo muhimadda koowaadna la siinayo danta qaranka; aragti siyaasadeed oo togan kuna salaysan ka-wada-shaqaynta danta guud.

· abdi on December 12 2013 · Read More · 1394 Reads ·Print

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Xuquuqul Insaanka .

Munaasibad shalay lagu xusayay maalinta xuquuqul insaanka Aduunka oo Somaliland laga xusay ayaa lagu qabtay Hoteelka maansoor ee magaalada Hargeysa.

· xaaji on December 11 2013 · Read More · 1034 Reads ·Print

Golaha Guurtida Oo Shacbiga Ugu Baaqay Inay Si Wadajir Ah U Ilaaliyaan Nabadgalyada Iyo Guddiga Cadaalada Oo Barito Hortagaysa.

Gudoomiye ku xigeenka guddiga joogtada golaha guurtida Somaliland Muuse Xaaji Cabdi Ducaale oo guddigoodu xilligan oo gole weynuhu ku jiro fasaxii kalfadhigooda u xilsaaran geedi socodka.

· xaaji on December 11 2013 · Read More · 1096 Reads ·Print

Xisbiga Ucid oo Waliilka Socialist International oo Magacaabay.

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Waliilka Socialist International (SI) iyo Midawga Yurub (EU) ee Xisbiga UCID

· xaaji on December 11 2013 · Read More · 953 Reads ·Print

Ciidanka RRU-da oo isku xeeray xarunta Xisbiga UCID isla markaana Rafacay Sameecado ku rakibnaa.

Hargeysa(Hargeysa Online) Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland C/raxmaan Fooxle ooh or-boodaya Ciidanka RRU-da ayaa saaka ku waaberiistay xarunta guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID.

· abdi on December 10 2013 · Read More · 2691 Reads ·Print

Wasiir Ku Xigeenka Daakhiliga Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Tagay Degaamo Ka Tirsan Buhoodle.

Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha guddaha Somaliland Cismaan Garaad Soofe ayaa hawlo shaqo ku tegay degaano ka tirsan gobolka Buhoodle gaar ahaan deegaanada Qorilugud iyo maygaagle.

· xaaji on December 08 2013 · Read More · 955 Reads ·Print

Komishanka Oo Sheegay Inay Doorashada Baarlamaanka Iyo Madaxtooyadu Ay Dalka Ka Qabsoomi Doonto Badhtamaha 2015.

Hargeysa(Hargeysa Online)Guddida doorashooyinka qaranka ayaa shaaca ka qaaday in ay qorsheeyeen inay doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxtooyada ay ugu tallo galeen inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sanadka 2015-ka.

· xaaji on December 08 2013 · Read More · 871 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalaya Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo Maanta ka furmaya Magaaladda Jig-jiga.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay gaadhay magaaladda Jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya oo ay ka socoto dabaaldega maalinta qoomiyadaha Itoobiya.

· xaaji on December 08 2013 · Read More · 1347 Reads ·Print

Ciidamadda Somaliland oo Xabsiga dhigay Maanta Wariyeyaal Mudaharaad cabasho ah ka sameeyey.

Ciidamadda Amaanka Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay ilaa shan wariye oo sitay Boodhadh ay ku qoran yihiin inay xukuumadu cabudhinayso warbaahinta iyo sida ay uga soo horjeedaan.

· abdi on December 03 2013 · Read More · 1082 Reads ·Print

Dhalinyaro Somali ah oo ku xidhnayd Xabsiyadda Jasiiradda Maldives oo Gaalkacyo laga soo dajiyey.

Garoonka diyaaradda magaalada Gaalkacyo ee C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa maanta laga soo dajiyey 40 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo muddo ku xir-xirnaa xabsiyada ku yaalla jasiiradda Maldives.

· abdi on December 03 2013 · Read More · 1631 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>